Boqorradii Kowaad Chapter 20 Verse 1 SOM
Boqorradii Kowaad 20:1 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Kowaad 20:1 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Boqorradii Kowaad 20:1 SOM
Oo Benhadad oo ahaa boqorkii Suuriya wuxuu soo urursaday ciidankiisii oo dhan, waxaana isaga la jiray laba iyo soddon boqor, iyo fardo iyo gaadhifardood; oo intuu soo kacay ayuu Samaariya hareereeyey, wuuna la diriray.
View New TabSocial Share Icons
Boqorradii Kowaad 20:1 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Boqorradii Kowaad 20:1 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Kowaad 20:1 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Boqorradii Kowaad 15:18 (SOM) »
Markaasaa Aasaa qaaday kulli lacagtii iyo dahabkii ku hadhay khasnadihii guriga Rabbiga iyo khasnadihii guriga boqorka oo dhan, oo wuxuu u dhiibay addoommadiisa, oo Boqor Aasaa wuxuu iyagii u diray Benhadad ina Tabrimmoon oo ahaa ina Xesyoon, oo dalka Suuriya boqorka u ahaa oo Dimishaq degganaa, oo wuxuu ku yidhi,

Boqorradii Kowaad 22:31 (SOM) »
Haddaba boqorkii dalka Suuriya wuxuu amray laba iyo soddonkii sirkaal oo u taliyey gaadhifardoodkiisa, oo ku yidhi, Mid weyn iyo mid yar toona ha la diririna boqorka dalka Israa'iil oo keliya mooyaane.

Boqorradii Kowaad 15:20 (SOM) »
Markaasaa Benhadad dhegaystay hadalkii Boqor Aasaa, oo saraakiishii ciidammadiisa ayuu u diray magaalooyinkii dalka Israa'iil, oo waxay dagaal ku dhufteen Ciyoon, iyo Daan, iyo Aabeel Beytmacakaah, iyo Kinnered oo dhan, iyo dalkii reer Naftaali oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:52 (SOM) »
Oo meel kasta oo dhulkiinna ah ayuu dhammaan irdihiinna idinku hareerayn doonaa ilaa derbiyadiinna deyrka dheer ee aad isku hallayseen ay soo wada dhacaan, oo wuxuu idinku hareerayn doonaa irdihiinna oo dhan ee dhulka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idin siiyey oo dhan.

Boqorradii Kowaad 20:24 (SOM) »
Oo waxaad yeeshaa, boqorrada nin walba meeshiisii ka saar, oo meeshoodii waxaad gelisaa taliyayaal.

Boqorradii Kowaad 20:16 (SOM) »
Oo duhurkii ayay baxeen. Laakiinse Benhadad khamri buu cabbayay oo teendhooyinkii ku sakhraamayay, isaga iyo boqorradii la jirayba, kuwaasoo ahaa laba iyo soddonkii boqor oo isaga caawinayay.

Caamoos 1:4 (SOM) »
Laakiinse dab baan u soo diri doonaa guriga Xasaa'eel, oo wuxuu wada laasan doonaa daaraha waaweyn oo Benhadad.

Boqorradii Kowaad 16:24 (SOM) »
Oo Shemer ayuu buurtii Samaariya kaga iibsaday laba talanti oo lacag ah; markaasuu buurta dusheedii magaalo ka dhisay, oo magaaladii uu dhisay magaceediina wuxuu u bixiyey Samaariya, oo wuxuu ku magacaabay ninkii Shemer ahaa ee buurta lahaa.

Samuu'eel Kowaad 13:5 (SOM) »
Oo reer Falastiinna waxay isu soo urursadeen inay reer binu Israa'iil la diriraan, oo waxayna ahaayeen soddon kun oo gaadhifardood, iyo lix kun oo fardooley ah, iyo dad ah sida cammuudda taal badda xeebteeda. Oo intay soo dhowaadeen ayay degeen Mikmaash, oo bari ka xigta Beytaawen.

Laawiyiintii 26:25 (SOM) »
Oo waxaan idinku soo dejin doonaa seef idinka aargudda aanadii axdiga, oo magaalooyinkiinna waad ku soo wada ururi doontaan, oo anna belaayo waan idinku dhex ridi doonaa, markaasaad cadowga u gacangeli doontaan.

Xaakinnada 1:7 (SOM) »
Markaasaa Adonii Beseq wuxuu yidhi, Toddobaatan boqor oo suulashoodii gacmaha iyo kuwoodii lugahu ka go'an yihiin ayaa cuntadooda ka urursan jiray miiskayga hoostiisa; oo sidii aan yeelay ayaa Rabbigu ii abaalmariyey. Markaasay isagii keeneen Yeruusaalem, oo halkaasuu ku dhintay.

Sharciga Kunoqoshadiisa 20:1 (SOM) »
Markaad dagaal ugu baxdaan cadaawayaashiinna, oo aad aragtaan fardo iyo gaadhifardood iyo dad idinka sii badan, waa inaydaan ka cabsan, waayo, waxaa idinla jira Rabbiga Ilaahiinna ah oo idinka soo bixiyey dalkii Masar.
Available Bible Translations
1 Kings 20:1 (ASV) »
1 Kings 20:1 (KJV) »
1 Kings 20:1 (GW) »
1 Kings 20:1 (BSB) »
1 Kings 20:1 (WEB) »
1 Rois 20:1 (LSG) »
1 Könige 20:1 (LUTH1912) »
1 राजाओं 20:1 (HINIRV) »
1 ਰਾਜਿਆਂ 20:1 (PANIRV) »
1 ৰাজাৱলী 20:1 (BENIRV) »
1 இராஜாக்கள் 20:1 (TAMIRV) »
1 राजे 20:1 (MARIRV) »
1 రాజులు 20:1 (TELIRV) »
1 રાજાઓ 20:1 (GUJIRV) »
1 ಅರಸುಗಳು 20:1 (KANIRV) »
اَلْمُلُوكِ ٱلْأَوَّلُ 20:1 (AVD) »
מלכים א 20:1 (HEB) »
1 Các Vua 20:1 (VIE) »
1 Reyes 20:1 (RVA) »
1 Re 20:1 (RIV) »
列 王 记 上 20:1 (CUVS) »
列 王 紀 上 20:1 (CUVT) »
1 Mbretërve 20:1 (ALB) »
1 Kungaboken 20:1 (SV1917) »
3 Царств 20:1 (RUSV) »
1 царів 20:1 (UKR) »
1 Királyok 20:1 (KAR) »
3 Царе 20:1 (BULG) »
列王紀上 20:1 (JPN) »
1 Kongebok 20:1 (NORSK) »
1 Wafalme 20:1 (SWHULB) »
1 Królewska 20:1 (POLUBG) »
1 Koningen 20:1 (NLD) »
1 Kongebog 20:1 (DA1871) »
Boqorradii Kowaad 20 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






