Boqorradii Labaad Chapter 12 Verse 4 SOM
Boqorradii Labaad 12:4 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Labaad 12:4 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Boqorradii Labaad 12:4 SOM
Oo Yehoo'aash wuxuu ku yidhi wadaaddadii, Alaabta quduuska laga dhigay ee guriga Rabbiga la keenay lacagteeda oo dhan, taas oo ah lacagta nin waluba bixiyey markuu u gudbay kuwa la tiriyo, iyo lacagta kuwii lagu qiimeeyey, iyo lacagta nin kastaba qalbigiisa ka damcay inuu guriga Rabbiga keeno,
View New TabSocial Share Icons
Boqorradii Labaad 12:4 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Boqorradii Labaad 12:4 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Labaad 12:4 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Boqorradii Labaad 22:4 (SOM) »
Orod oo waxaad u tagtaa Xilqiyaah oo ah wadaadka sare, oo isagu ha xisaabo lacagta guriga Rabbiga la soo geliyey oo irid-dhawrayaashu ay dadka ka soo ururiyeen.

Baxniintii 35:5 (SOM) »
Idinku dhexdiinna waa inaad wax Rabbiga isaga ururisaan. Mid kasta oo qalbigiisu raalli ka yahay, ha keeno qurbaanka Rabbiga, kaasoo ah dahab, iyo lacag, iyo naxaas,

Taariikhdii Kowaad 29:3 (SOM) »
Oo weliba anigu aad baan u jeclahay guriga Ilaahayga, oo taas daraaddeed waxaan guriga Ilaahayga siinayaa khasnad mulkigayga ah oo dahab iyo lacag ah, taasoo aan ku jirin wixii aan u diyaariyey gurigii quduuska ah,

Baxniintii 35:29 (SOM) »
Oo reer binu Israa'iil waxay Rabbiga u bixiyeen qurbaan ay raalli ka yihiin; oo waxay ahaayeen dad rag iyo dumarba leh oo qalbigoodu raalli ka ahaa inay u keenaan shuqulka Rabbigu Muuse ku amray in la sameeyo oo dhan.

Baxniintii 30:12 (SOM) »
Markaad reer binu Israa'iil tirinaysid, intii ay tiradoodu noqoto oo dhan, nin waluba waa inuu Rabbiga siiyo madaxfurashadiisa, markaad tirisid; si aan belaayo ugu dhicin markaad iyaga tirisid.

Baxniintii 35:22 (SOM) »
Oo in alla intii raalliga ahayd way yimaadeen, rag iyo dumarba, oo waxay keeneen dugaagado, iyo hilqado, iyo kaatunno, iyo murriyado, iyo wax kasta oo laysku sharxo oo dahab ah; oo nin kastaaba wuxuu Rabbiga u bixiyey wax dahab ah.

Boqorradii Kowaad 7:1 (SOM) »
Oo Sulaymaan gurigiisana wuxuu dhisayay saddex iyo toban sannadood, oo gurigiisii oo dhanna wuu dhammeeyey.

Laawiyiintii 27:2 (SOM) »
Dadka reer binu Israa'iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Haddii nin nidar galo, qofafka waa inay Rabbiga ugu ahaadaan sidaad ugu qiimaysa.

Laawiyiintii 5:15 (SOM) »
Haddii qof xadgudbo oo uu si kama' ah ugu dembaabo Rabbiga waxyaalihiisa quduuska ah, markaas waa inuu Rabbiga u keenaa qurbaankii xadgudubkiisii aawadiis, kaasoo ah wan aan iin lahayn oo idaha laga soo bixiyey, oo aad ku qiimaysay lacag intuu sheqel yahay, iyadoo lagu miisaamay sheqelka meesha quduuska ah, oo kaas qurbaan xadgudub ha u bixiyo.

Laawiyiintii 27:12 (SOM) »
oo wadaadku ha qiimeeyo, hadduu xun yahay iyo hadduu fiican yahayba, oo adiga wadaadka ahu intii aad ku qiimayso waa inay ahaataa.

Laawiyiintii 27:31 (SOM) »
Oo haddii qof doonayo inuu wax meeltobnaadkiisii ah furto waa inuu ku daraa waxaas oo shan meelood loo dhigay meeshood.

Luukos 21:4 (SOM) »
Waayo, kuwaas oo dhan waxoodii badnaa ayay wax kaga rideen hadiyadaha, iyaduse miskiinnimadeeda waxay kaga ridday wixii ay ku noolaan lahayd oo dhan.
Available Bible Translations
2 Kings 12:4 (ASV) »
2 Kings 12:4 (KJV) »
2 Kings 12:4 (GW) »
2 Kings 12:4 (BSB) »
2 Kings 12:4 (WEB) »
2 Rois 12:4 (LSG) »
2 Könige 12:4 (LUTH1912) »
2 राजाओं 12:4 (HINIRV) »
2 ਰਾਜਿਆਂ 12:4 (PANIRV) »
2 ৰাজাৱলি 12:4 (BENIRV) »
2 இராஜாக்கள் 12:4 (TAMIRV) »
2 राजे 12:4 (MARIRV) »
2 రాజులు 12:4 (TELIRV) »
2 રાજાઓ 12:4 (GUJIRV) »
2 ಅರಸುಗಳು 12:4 (KANIRV) »
اَلْمُلُوكِ ٱلثَّانِي 12:4 (AVD) »
מלכים ב 12:4 (HEB) »
2 Các Vua 12:4 (VIE) »
2 Reyes 12:4 (RVA) »
2 Re 12:4 (RIV) »
列 王 记 下 12:4 (CUVS) »
列 王 紀 下 12:4 (CUVT) »
2 Mbretërve 12:4 (ALB) »
2 Kungaboken 12:4 (SV1917) »
4 Царств 12:4 (RUSV) »
2 царів 12:4 (UKR) »
2 Királyok 12:4 (KAR) »
4 Царе 12:4 (BULG) »
列王紀下 12:4 (JPN) »
2 Kongebok 12:4 (NORSK) »
2 Wafalme 12:4 (SWHULB) »
2 Królewska 12:4 (POLUBG) »
2 Koningen 12:4 (NLD) »
2 Kongebog 12:4 (DA1871) »
Boqorradii Labaad 12 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






