Boqorradii Labaad Chapter 17 Verse 25 SOM
Boqorradii Labaad 17:25 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Labaad 17:25 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Boqorradii Labaad 17:25 SOM
Oo markay bilaabeen inay meeshaas degaan Rabbiga kama ay cabsan jirin, oo sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu dhexdooda u soo diray libaaxyo, kuwaasoo iyagii qaar ka laayay.
View New TabSocial Share Icons
Boqorradii Labaad 17:25 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Boqorradii Labaad 17:25 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Labaad 17:25 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Boqorradii Labaad 17:34 (SOM) »
Oo ilaa maantadan waxay sameeyaan sidii caadooyinkoodii hore ay ahaayeen, oo Rabbiga kama cabsadaan, mana ay sameeyaan qaynuunnadoodii, iyo xukummadoodii, iyo sharcigii iyo amarkii uu Rabbigu amray reer Yacquub, kii uu Israa'iil u bixiyey,

Boqorradii Labaad 17:32 (SOM) »
Rabbiga way ka cabsan jireen oo waxay dadkooda ka dooran jireen wadaaddadii meelaha sarsare, kuwaasoo ugu allabaryi jiray guryihii meelaha sarsare.

Boqorradii Labaad 17:41 (SOM) »
Quruumahaasu waxay ka cabsan jireen Rabbiga, isla markaasna waxay u adeegi jireen sanamyadoodii xardhanaa, oo carruurtoodiina saasoo kalay yeeleen, oo carruurtii carruurtooduna saasoo kalay yeeleen, oo sidii awowayaashood samayn jireen ayay iyaguna sameeyaan ilaa maantadan la joogo.

Yoonis 1:9 (SOM) »
Oo isna wuxuu iyagii ku yidhi, Waxaan ahay Cibraani, oo waxaan ka cabsadaa Rabbiga ah Ilaaha samada, oo ah Kan abuuray badda iyo berrigaba.

Yexesqeel 14:21 (SOM) »
Waayo, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Haddaba intee in le'eg bay ka sii darnaan doontaa markaan Yeruusaalem ku soo daayo afartayda xukun ee baas, kuwaasoo ah seef, iyo abaar, iyo dugaag baas, iyo belaayo, si aan dhexdeeda dad iyo duunyoba uga wada gooyo?

Yeremyaah 15:3 (SOM) »
Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaan korkooda ku soo dayn doonaa belaayo afar cayn ah, waana in seeftu disho, oo eeydu kala dildillaacsadaan, oo haadka samada iyo dugaagga dhulku ay wada laastaan oo ay baabbi'iyaan.

Yeremyaah 10:7 (SOM) »
Boqorka quruumahow, kan aan kaa cabsanaynu waa kuma? Waayo, way kugu habboon tahay, maxaa yeelay, kuwa xigmadda leh ee quruumaha iyo boqortooyooyinkooda oo dhanba mid kula mid ahu ma jiro.

Yeremyaah 5:6 (SOM) »
Oo sidaas daraaddeed waxaa iyaga dili doona libaax kaynta ka soo baxay, oo waxaa baabbi'in doonta yeyda fiideed. Oo magaalooyinkoodana waxaa gaagaatami doona shabeel, oo ku alla kii halkaas ka soo baxaba waa la kala dildillaacsan doonaa, maxaa yeelay, xadgudubyadoodu waa tiro badan yihiin, oo dibunoqoshadoodiina waa sii korodhay.

Boqorradii Labaad 17:28 (SOM) »
Haddaba wadaaddadii ay Samaariya ka soo kaxeeyeen midkood ayaa yimid, oo wuxuu degay Beytel, oo wuxuu dadkii baray siday Rabbiga uga cabsan lahaayeen.

Boqorradii Labaad 2:24 (SOM) »
Oo isna markaasuu gadaashiisa dhugtay oo arkay iyagii, oo magicii Rabbiga ayuu ku habaaray. Markaasaa dhirtii waxaa ka soo baxay laba orso oo dhaddig oo waxay dildillaacsadeen laba iyo afartan carruurtii ka mid ahaa.

Boqorradii Kowaad 13:24 (SOM) »
Oo markuu ka tegey ayaa libaax jidkii kaga hor yimid, wuuna dilay isagii; oo meydkiisiina waxaa lagu tuuray jidka dhexdiisa, oo dameerkiina wuu ag taagnaa; libaaxiina wuxuu dhinac taagnaa meydka.

Boqorradii Kowaad 20:36 (SOM) »
Kolkaasuu ku yidhi, Adigu ma aadan addeecin Eraygii Rabbiga oo sidaas daraaddeed bal ogow haddiiba markii aad iga tagto waxaa ku dili doona libaax. Oo haddiiba markuu isagii ka tegey ayaa waxaa helay libaax, wuuna dilay isagii.
Available Bible Translations
2 Kings 17:25 (ASV) »
2 Kings 17:25 (KJV) »
2 Kings 17:25 (GW) »
2 Kings 17:25 (BSB) »
2 Kings 17:25 (WEB) »
2 Rois 17:25 (LSG) »
2 Könige 17:25 (LUTH1912) »
2 राजाओं 17:25 (HINIRV) »
2 ਰਾਜਿਆਂ 17:25 (PANIRV) »
2 ৰাজাৱলি 17:25 (BENIRV) »
2 இராஜாக்கள் 17:25 (TAMIRV) »
2 राजे 17:25 (MARIRV) »
2 రాజులు 17:25 (TELIRV) »
2 રાજાઓ 17:25 (GUJIRV) »
2 ಅರಸುಗಳು 17:25 (KANIRV) »
اَلْمُلُوكِ ٱلثَّانِي 17:25 (AVD) »
מלכים ב 17:25 (HEB) »
2 Các Vua 17:25 (VIE) »
2 Reyes 17:25 (RVA) »
2 Re 17:25 (RIV) »
列 王 记 下 17:25 (CUVS) »
列 王 紀 下 17:25 (CUVT) »
2 Mbretërve 17:25 (ALB) »
2 Kungaboken 17:25 (SV1917) »
4 Царств 17:25 (RUSV) »
2 царів 17:25 (UKR) »
2 Királyok 17:25 (KAR) »
4 Царе 17:25 (BULG) »
列王紀下 17:25 (JPN) »
2 Kongebok 17:25 (NORSK) »
2 Wafalme 17:25 (SWHULB) »
2 Królewska 17:25 (POLUBG) »
2 Koningen 17:25 (NLD) »
2 Kongebog 17:25 (DA1871) »
Boqorradii Labaad 17 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






