Boqorradii Labaad 23:2 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Labaad 23:2 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Boqorradii Labaad 23:2 SOM - Oo boqorkiina wuxuu u kacay gurigii Rabbiga, oo - Bible Verse Picture

Boqorradii Labaad 23:2 SOM

Oo boqorkiina wuxuu u kacay gurigii Rabbiga, oo waxaa isagii la socday raggii dalka Yahuudah oo dhan, iyo dadkii Yeruusaalem degganaa oo dhan, iyo wadaaddadii, iyo nebiyadii, iyo dadkii oo dhan yar iyo weynba; oo isna wuxuu hortooda ku akhriyey dhammaan erayadii kitaabkii axdiga oo gurigii Rabbiga laga dhex helay.

View New Tab


Social Share Icons

X
Tumblr
Pinterest
LinkedIn
WhatsApp
Threads

Boqorradii Labaad 23:2 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Boqorradii Labaad 23:2 SOM - Oo boqorkiina wuxuu u kacay gurigii Rabbiga, oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Boqorradii Labaad 23:2 SOM - Oo boqorkiina wuxuu u kacay gurigii Rabbiga, oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Boqorradii Labaad 23:2 SOM - Oo boqorkiina wuxuu u kacay gurigii Rabbiga, oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Boqorradii Labaad 23:2 SOM - Oo boqorkiina wuxuu u kacay gurigii Rabbiga, oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Boqorradii Labaad 23:2 SOM - Oo boqorkiina wuxuu u kacay gurigii Rabbiga, oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Boqorradii Labaad 23:2 SOM - Oo boqorkiina wuxuu u kacay gurigii Rabbiga, oo - Bible Verse Picture
View New Tab

Boqorradii Labaad 23:2 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Labaad 23:2 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Boqorradii Labaad 22:8 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 22:8 (SOM) »
Markaasaa Xilqiyaah oo ahaa wadaadkii sare wuxuu ku yidhi Shaafaan oo karraanigii ahaa, Waxaan guriga Rabbiga ka dhex helay Kitaabkii Sharciga. Oo Xilqiyaah kitaabkii buu u dhiibay Shaafaan, oo isna wuu akhriyey.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:10 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 31:10 (SOM) »
Markaasaa Muuse iyagii ku amray oo ku yidhi, Haddaba markii toddoba sannadood dhammaatoba wakhtiga la amray oo sannadda saamaxaadda, oo ah Iidda Waababka,

Muujintii 20:12 SOM Bible Verse Image
Muujintii 20:12 (SOM) »
Oo markaasaan arkay kuwii dhintay, yar iyo weynba, iyagoo taagan carshiga hortiisii, markaasaa waxaa la furay kitaabbadii; oo haddana waxaa la furay kitaab kale oo ah kii nolosha; oo kuwii dhintay waxaa lagu xukumay waxyaalihii kitaabbadii ku qornaa, sidii ay shuqulladoodii ahaayeen.

Samuu'eel Kowaad 5:9 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 5:9 (SOM) »
Oo sidaasay ahaatay markii ay qaadeen dabadeed inay gacantii Rabbigu gees ka ahayd magaaladii, oo wuxuu ku riday naxdin weyn; oo dadkii magaaladana wax buu ku dhuftay yar iyo weynba, oo kulligoodna kasoobaxyo ayaa ka soo wada baxay.

Nexemyaah 9:3 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 9:3 (SOM) »
Kolkaasay meeshoodii istaageen oo akhriyeen kitaabkii sharciga Rabbiga Ilaahooda ah intii maalin rubuceed ah; oo haddana rubuc kale ayay wax qirteen, wayna u sujuudeen Rabbiga Ilaahooda ah.

Nexemyaah 13:1 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 13:1 (SOM) »
Oo maalintaas ayay kitaabkii Muuse akhriyeen iyadoo dadkii maqlayo; oo waxaa laga helay oo ku qornaa inayan shirka Ilaah weligood soo gelin mid reer Cammoon ah iyo mid reer Moo'aab ah toona;

Nexemyaah 8:1 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 8:1 (SOM) »
Oo dadkii oo dhammu iyagoo ah sidii nin keliya ayay dhammaantood ku soo wada urureen meesha bannaan oo iridda biyaha ka horraysa; oo karraanigii Cesraa ahaa ayay kula hadleen oo u sheegeen inuu keeno kitaabkii sharciga Muuse oo Rabbigu ku amray reer binu Israa'iil.

Taariikhdii Labaad 17:9 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 17:9 (SOM) »
Oo iyana dalka Yahuudah ayay dadka wax ku bareen iyagoo wata kitaabkii sharciga Rabbiga, oo waxay ku dhex wareegeen magaalooyinkii dalka Yahuudah oo dhan, oo dadkiina wax bay bareen.

Taariikhdii Labaad 15:13 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 15:13 (SOM) »
iyo in la dilo ku alla kii aan doondoonin Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil, hadduu yar yahay iyo hadduu weyn yahay, ama hadduu nin yahay iyo hadday naag tahayba.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:26 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 31:26 (SOM) »
Kitaabkan sharciga qaada, oo waxaad ag dhigtaan sanduuqa axdiga Rabbiga Ilaahiinna ah inuu halkaas ku ahaado markhaati idinka gees ah.

Boqorradii Kowaad 8:9 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 8:9 (SOM) »
Oo sanduuqiina waxba kuma jirin labadii loox ee dhagaxa ahayd oo Muuse isagoo Xoreeb jooga ku riday, markii Rabbigu axdiga la dhigtay reer binu Israa'iil ee ay dalkii Masar ka soo baxeen mooyaane.

Samuu'eel Kowaad 30:2 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 30:2 (SOM) »
oo waxay la tageen dumarkii iyo kuwii magaalada ku jiray oo dhan yar iyo weynba. Waxba kama ay layn, laakiinse way la tageen oo iska baxeen.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Kings 23:2 (ASV) »
King James Version
2 Kings 23:2 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Kings 23:2 (GW) »
World English Bible
2 Kings 23:2 (WEB) »
Louis Segond 1910
2 Rois 23:2 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 राजाओं 23:2 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਰਾਜਿਆਂ 23:2 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 ৰাজাৱলি 23:2 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 இராஜாக்கள் 23:2 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 राजे 23:2 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 రాజులు 23:2 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 રાજાઓ 23:2 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಅರಸುಗಳು 23:2 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمُلُوكِ ٱلثَّانِي 23:2 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מלכים ב 23:2 (HEB) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Các Vua 23:2 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Reyes 23:2 (RVA) »
La Sacra Bibbia
2 Re 23:2 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
列 王 记 下 23:2 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
列 王 紀 下 23:2 (CUVT) »
Библия на русском
4 Царств 23:2 (RUSV) »
Українська Біблія
2 царів 23:2 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Királyok 23:2 (KAR) »
Българска Библия
4 Царе 23:2 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Koningen 23:2 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »