Falimaha Rasuullada 1:3 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Falimaha Rasuullada 1:3 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Falimaha Rasuullada 1:3 SOM - Markuu xanuunsaday dabadeed, iyagii ayuu isagoo - Bible Verse Picture

Falimaha Rasuullada 1:3 SOM

Markuu xanuunsaday dabadeed, iyagii ayuu isagoo nool waxyaalo badan oo la hubo isugu muujiyey, oo muddo afartan maalmood ah ayuu iyagii u muuqday, oo kala hadlay waxyaalaha ku saabsan boqortooyada Ilaah.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Falimaha Rasuullada 1:3 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Falimaha Rasuullada 1:3 SOM - Markuu xanuunsaday dabadeed, iyagii ayuu isagoo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Falimaha Rasuullada 1:3 SOM - Markuu xanuunsaday dabadeed, iyagii ayuu isagoo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Falimaha Rasuullada 1:3 SOM - Markuu xanuunsaday dabadeed, iyagii ayuu isagoo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Falimaha Rasuullada 1:3 SOM - Markuu xanuunsaday dabadeed, iyagii ayuu isagoo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Falimaha Rasuullada 1:3 SOM - Markuu xanuunsaday dabadeed, iyagii ayuu isagoo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Falimaha Rasuullada 1:3 SOM - Markuu xanuunsaday dabadeed, iyagii ayuu isagoo - Bible Verse Picture
View New Tab

Falimaha Rasuullada 1:3 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Falimaha Rasuullada 1:3 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

1 Korintos 15:5 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 15:5 (SOM) »
Markaasuu Keeyfas u muuqday, markii dambena laba iyo tobankii.

Falimaha Rasuullada 13:31 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 13:31 (SOM) »
oo maalmo badan waxaa isagii arkay kuwii kala yimid Galili ilaa Yeruusaalem kuwaasoo hadda ah markhaati furayaashiisii xagga dadka.

Yooxanaa 20:26 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 20:26 (SOM) »
Oo siddeed maalmood dabadeed xertiisii gudaha ayay mar labaad wada joogeen, oo Toomasna waa la joogay. Markaasaa Ciise yimid, albaabbadii oo xidhan, oo intuu isdhex taagay ayuu ku yidhi, Nabadi ha idinla jirto.

1 Yooxanaa 1:1 SOM Bible Verse Image
1 Yooxanaa 1:1 (SOM) »
Waxaannu idiin soo qoraynaa wax ku saabsan wixii tan iyo bilowgii jiray, oo aannu maqalnay, oo aannu indhahayaga ku aragnay, oo aannu eegnay, oo ay gacmahayagu taabteen oo Ereyga nolosha ah.

Matayos 28:9 SOM Bible Verse Image
Matayos 28:9 (SOM) »
Kolkaasaa Ciise ka hor yimid oo ku yidhi, Nabad. Markaasay u dhowaadeen oo intay cagihiisa qabteen ayay caabudeen.

Yooxanaa 21:14 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 21:14 (SOM) »
Taasu waa markii saddexaad oo Ciise xertii isu muujiyey markii uu kuwa dhintay ka soo sara kacay dabadeed.

Yooxanaa 21:1 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 21:1 (SOM) »
Waxyaalahaas dabadeed Ciise ayaa mar kale xertii isugu muujiyey Bad Tiberiyas agteeda. Oo sidatan ayuu isu tusay.

Falimaha Rasuullada 28:31 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 28:31 (SOM) »
Oo isagoo aad u dhiirran ayuu wuxuu ku wacdiyi jiray boqortooyada Ilaah, wuxuuna bari jiray waxyaalaha ku saabsan Rabbi Ciise Masiix, cidnana uma diidin.

Rooma 14:17 SOM Bible Verse Image
Rooma 14:17 (SOM) »
Waayo, boqortooyada Ilaah ma aha cunid iyo cabbid, laakiinse waa xaqnimada iyo nabadda iyo farxadda ku jira Ruuxa Quduuskaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:9 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 9:9 (SOM) »
Oo markaan buurta fuulay inaan soo helo looxyadii dhagaxa ahaa, kuwaasoo ahaa looxyadii uu ku qornaa axdigii Rabbigu idinla dhigtay, markaasaan buurta joogay afartan maalmood iyo afartan habeen, oo intaasna baadna ma cunin biyana ma cabbin.

Matayos 4:2 SOM Bible Verse Image
Matayos 4:2 (SOM) »
Oo goortuu afartan maalmood iyo afartan habeen soomanaa, ayuu dabadeed gaajooday.

Luukos 24:1 SOM Bible Verse Image
Luukos 24:1 (SOM) »
Maalintii ugu horraysay ee toddobaadka, goortii waagii beryayay, ayay xabaashii yimaadeen, iyagoo wada dhirtii udgoonayd oo ay diyaargareeyeen.

Available Bible Translations

American Standard Version
Acts 1:3 (ASV) »
King James Version
Acts 1:3 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Acts 1:3 (GW) »
Berean Bible
Acts 1:3 (BSB) »
World English Bible
Acts 1:3 (WEB) »
Louis Segond 1910
Actes 1:3 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
प्रेरितों के काम 1:3 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਰਸੂਲਾਂ ਦੇ ਕਰਤੱਬ 1:3 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
पশিষ্যচরিত 1:3 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
அப்போஸ்தலருடைய நடபடிகள் 1:3 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
प्रेषितांचीं कृत्यें 1:3 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
అపొస్తలుల కార్యములు 1:3 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પ્રેરિતોનાં ક્રત્યો 1:3 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಅಪೊಸ್ತಲರ ಕೃತ್ಯಗಳು 1:3 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
أَعْمَالُ ٱلرُّسُلِ 1:3 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מעשי השליחים 1:3 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Atos 1:3 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Công Vụ Các Sứ đồ 1:3 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Hechos 1:3 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Atti 1:3 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
使 徒 行 传 1:3 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
使 徒 行 傳 1:3 (CUVT) »
Библия на русском
Деяния 1:3 (RUSV) »
Українська Біблія
Дії 1:3 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Apostolok 1:3 (KAR) »
Българска Библия
Деяния 1:3 (BULG) »
De Heilige Schrift
Handelingen 1:3 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »