Daanyeel 11:35 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Daanyeel 11:35 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Daanyeel 11:35 SOM - Oo qaarkooda xigmadda leh ayaa dhici doona, si - Bible Verse Picture

Daanyeel 11:35 SOM

Oo qaarkooda xigmadda leh ayaa dhici doona, si loo tijaabiyo, oo loo daahiriyo, oo loo caddeeyo, ilaa wakhtiga ugudambaysta, maxaa yeelay, waa weli wakhtigii la xugmay.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Daanyeel 11:35 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Daanyeel 11:35 SOM - Oo qaarkooda xigmadda leh ayaa dhici doona, si - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Daanyeel 11:35 SOM - Oo qaarkooda xigmadda leh ayaa dhici doona, si - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Daanyeel 11:35 SOM - Oo qaarkooda xigmadda leh ayaa dhici doona, si - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Daanyeel 11:35 SOM - Oo qaarkooda xigmadda leh ayaa dhici doona, si - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Daanyeel 11:35 SOM - Oo qaarkooda xigmadda leh ayaa dhici doona, si - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Daanyeel 11:35 SOM - Oo qaarkooda xigmadda leh ayaa dhici doona, si - Bible Verse Picture
View New Tab

Daanyeel 11:35 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Daanyeel 11:35 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sekaryaah 13:9 SOM Bible Verse Image
Sekaryaah 13:9 (SOM) »
Oo anna daloolka saddexaad dab baan dhex marsiin doonaa, oo waxaan u kala miiri doonaa sida lacag loo miiro, oo waxaan u tijaabin doonaa sida dahabka loo tijaabsho. Magacaygay igu baryi doonaan oo anna waan maqli doonaa, oo waxaan odhan doonaa, Iyagu waa dadkaygii, oo iyana midkood kastaaba wuxuu odhan doonaa, Rabbigu waa Ilaahay.

Muujintii 2:10 SOM Bible Verse Image
Muujintii 2:10 (SOM) »
Ha ka cabsan waxyaalaha aad dhowaan ku xanuunsan doontid. Bal eega, in laydin tijaabiyo aawadeed, Ibliisku qaarkiin buu dhowaan xabsi ku ridi doonaa, oo idinku intii toban maalmood ah waxaad heli doontaan dhibaato. Ilaa dhimashada aamin ahow, anna waxaan ku siin doonaa taajka nolosha.

Malaakii 3:2 SOM Bible Verse Image
Malaakii 3:2 (SOM) »
Laakiinse bal yaa u adkaysan kara maalinta imaatinkiisa? Bal yaase taagnaan doona markuu muuqdo? Waayo, isagu waa sida dabka lacagmiiraha iyo sida saabuunta dharmaydhaha.

Maahmaahyadii 17:3 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 17:3 (SOM) »
Weelka lacagta lagu safeeyo lacagtaa iska leh, oo foornadana dahabkaa iska leh, Laakiinse Rabbigu qalbiyaduu imtixaamaa.

1 Butros 1:6 SOM Bible Verse Image
1 Butros 1:6 (SOM) »
Taas waad ku faraxsan tihiin in kastoo, haddii ay waajib tahay, aad haatan wakhti yar ku murugootaan jirrabaaddo badan oo kala cayncayn ah.

Daanyeel 12:10 SOM Bible Verse Image
Daanyeel 12:10 (SOM) »
Qaar badan baa isdaahirin doona, oo iscaddayn doona, waana la tijaabin doonaa; laakiinse kuwa sharka ahu sharnimay samayn doonaan; oo inta sharka ah midkoodna wax ma garan doono, laakiinse kuwa xigmadda leh ayaa wax garan doona.

Muujintii 7:14 SOM Bible Verse Image
Muujintii 7:14 (SOM) »
Oo waxaan ku idhi, Sayidkaygiiyow, waad taqaan. Markaasuu wuxuu igu yidhi, Kuwanu waa kuwii ka soo baxay dhibaatadii weynayd, oo waxay khamiisyadoodii ku maydheen oo ku caddeeyeen dhiiggii Wanka.

Yacquub 1:2 SOM Bible Verse Image
Yacquub 1:2 (SOM) »
Walaalahayow, kolkaad jirrabaaddo kala cayncayn ah kala kulantaan, kulli farxad u tirsada,

Sharciga Kunoqoshadiisa 8:16 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 8:16 (SOM) »
Oo intaad cidladii joogtay ayuu idinku quudiyey maanna aan awowayaashiinna aqoon. Waxaas oo dhan wuxuu u sameeyey si uu idiin hoosaysiiyo oo idiin tijaabiyo, si uu ugu dambaystiinna wanaag idiinku sameeyo,

Daanyeel 11:40 SOM Bible Verse Image
Daanyeel 11:40 (SOM) »
Wakhtiga ugu dambaysta ayaa boqorka koonfureed la dagaallami doonaa isaga, oo boqorka woqooyina wuxuu ugu iman doonaa sida dabayl cirwareen ah, isagoo wata gaadhifardood, iyo fardooley, iyo doonniyo badan, wuxuuna soo dhex geli doonaa waddammada, wuuna qarqin doonaa, oo dhex mari doonaa.

Daanyeel 8:19 SOM Bible Verse Image
Daanyeel 8:19 (SOM) »
Oo wuxuu igu yidhi, Bal eeg, waxaan ku ogeysiinayaa waxa ahaan doona wakhtiga ugu dambaysta ee cadhada, waayo, waxaa leh wakhtiga la ballamay ee ugu dambaysta ah.

Yooxanaa 20:25 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 20:25 (SOM) »
Haddaba xertii kale ayaa ku tidhi, Waxaannu aragnay Sayidkii. Laakiin wuxuu ku yidhi, Haddaanan gacmihiisa ku arkin calaamadii musmaarrada, oo aanan fartayda gelin nabarkii musmaarrada, oo aanan gacantayda gelin dhinaciisa, rumaysanba maayo.

Available Bible Translations

American Standard Version
Daniel 11:35 (ASV) »
King James Version
Daniel 11:35 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Daniel 11:35 (GW) »
World English Bible
Daniel 11:35 (WEB) »
Louis Segond 1910
Daniel 11:35 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
दानिय्येल 11:35 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਦਾਨੀਏਲ 11:35 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
দানিয়েল 11:35 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
தானியேல் 11:35 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
दानिएल 11:35 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
దానియేలు 11:35 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
દાનિયેલ 11:35 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ದಾನಿಯೇಲನು 11:35 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
دَانِيآل 11:35 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דניאל 11:35 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Daniel 11:35 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Ða-ni-ên 11:35 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Daniel 11:35 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
但 以 理 书 11:35 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
但 以 理 書 11:35 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Danieli 11:35 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Daniel 11:35 (SV1917) »
Библия на русском
Даниил 11:35 (RUSV) »
Українська Біблія
Даниїл 11:35 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Dániel 11:35 (KAR) »
Българска Библия
Данаил 11:35 (BULG) »
De Heilige Schrift
Daniël 11:35 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »