Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 SOM - Oo waxyaalahaas waa inaad halkaas ku cuntaan - Bible Verse Picture

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 SOM

Oo waxyaalahaas waa inaad halkaas ku cuntaan Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa, oo wax alla wixii aad gacanta ku qabataan oo uu Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku barakeeyey waa inaad ku faraxdaan idinka iyo reerihiinnuba.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 SOM - Oo waxyaalahaas waa inaad halkaas ku cuntaan - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 SOM - Oo waxyaalahaas waa inaad halkaas ku cuntaan - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 SOM - Oo waxyaalahaas waa inaad halkaas ku cuntaan - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 SOM - Oo waxyaalahaas waa inaad halkaas ku cuntaan - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 SOM - Oo waxyaalahaas waa inaad halkaas ku cuntaan - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 SOM - Oo waxyaalahaas waa inaad halkaas ku cuntaan - Bible Verse Picture
View New Tab

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:18 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 12:18 (SOM) »
laakiinse iyaga waa inaad ku cuntaan Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa taasoo ah meesha Rabbiga Ilaahiinna ahu dooranayo. Midkiin kasta iyo wiilkiisa iyo gabadhiisa, iyo addoonkiisa iyo addoontiisa, iyo ka reer Laawi oo irdihiisa ku jira, meeshaas ha ku cuneen, oo idinkoo Rabbiga hor jooga waa inaad ku faraxdaan wax alla wixii aad gacanta ku qabataanba.

Laawiyiintii 23:40 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 23:40 (SOM) »
Oo maalinta kowaad waxaad soo qaadataan midhaha dhirta wanaagsan, iyo laamo cawbaar ah, iyo dhir waaweyn laamaheed, iyo safsaafka durdurka, oo waa inaad Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa ku rayraysaan intii toddoba maalmood ah.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:26 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 14:26 (SOM) »
oo markaas waxaad lacagta ku soo iibsataa wax alla wixii naftaadu doonayso oo ah dibi, ama ido, ama khamri, ama wax lagu sakhraamo, ama wax alla wixii nafsaddaadu ku weyddiisato, oo waxaad ku cuntaa Rabbiga Ilaahaaga ah hortiisa, oo waa inaad adiga iyo reerkaaguba faraxdaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:12 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 12:12 (SOM) »
Oo Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa waa inaad ku faraxdaan, idinka iyo wiilashiinna, iyo gabdhihiinna, iyo addoommadiinna lab, iyo addoommihiinna dhaddig, iyo ka reer Laawi oo ku jira irdihiinna, maxaa yeelay, isagu idinlama laha qayb iyo dhaxal toona.

Filiboy 4:4 SOM Bible Verse Image
Filiboy 4:4 (SOM) »
Mar kasta Rabbiga ku faraxsanaada, oo weliba waxaan idin leeyahay, Farxa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 27:7 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 27:7 (SOM) »
Oo waa inaad qurbaanno nabaadiino sadqaysaan, oo aad halkaas ku cuntaan, oo aad Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa ku faraxdaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:23 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 14:23 (SOM) »
Oo Rabbiga Ilaahaaga ah meesha uu u dooranayo inuu magiciisa dhigo hortiisa waa inaad ku cuntaa meel tobnaadka hadhuudhkaaga, iyo kan khamrigaaga, iyo kan saliiddaada, iyo curadyada lo'daada iyo kuwa adhigaaga, inaad barato inaad Rabbiga Ilaahaaga ah ka cabsato had iyo goorba.

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:11 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 26:11 (SOM) »
Waa inaad adiga iyo kan reer Laawi ah iyo qariibka idin dhex joogaaba ku faraxdaan kulli wanaagga Rabbiga Ilaahiinna ahu idin siiyey adiga iyo reerkaagaba.

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:11 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 16:11 (SOM) »
Midkiin kasta iyo wiilkiisa, iyo gabadhiisa, iyo addoonkiisa, iyo addoontiisa, iyo kii reer Laawi oo irdihiisa ku jira, iyo qariibka, iyo agoonta iyo carmalka idin dhex joogaaba waa inay ku wada farxaan Rabbiga Ilaahooda ah hortiisa taasoo ah meesha Rabbiga Ilaahooda ahu uu u dooranayo inuu magiciisa dhigo.

Sabuurradii 128:1 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 128:1 (SOM) »
Waxaa barakaysan mid kasta oo Rabbiga ka cabsada, Oo jidadkiisa ku socda.

Sharciga Kunoqoshadiisa 15:20 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 15:20 (SOM) »
Sannad kasta adiga iyo reerkaaguba waa inaad kuwaas ku cuntaan Rabbiga Ilaahaaga ah hortiisa taasoo ah meesha Rabbigu dooranayo.

Ishacyaah 23:18 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 23:18 (SOM) »
Laakiinse baayacmushtarigeeda iyo kiradeedaba quduus baa Rabbiga looga dhigi doonaa, lama urursan doono, lamana kaydsan doono, waayo, baayacmushtarigeedu wuxuu u ahaan doonaa kuwa Rabbiga hortiisa jooga inay wax ku filan cunaan oo ay dhar raagaya xidhaan.

Available Bible Translations

American Standard Version
Deuteronomy 12:7 (ASV) »
King James Version
Deuteronomy 12:7 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Deuteronomy 12:7 (GW) »
World English Bible
Deuteronomy 12:7 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
व्यवस्थाविवरण 12:7 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਅਸਤਸਨਾ 12:7 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
দ্বিতীয় বিৱৰণ 12:7 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
உபாகமம் 12:7 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
अनुवाद 12:7 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ద్వితీయోపదేశ కాండము 12:7 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પુનર્નિયમ 12:7 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಧರ್ಮೋಪದೇಶಕಾಂಡ 12:7 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلتَّثْنِيَة 12:7 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברים 12:7 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Deuteronômio 12:7 (BSL) »
Reina Valera Antigua
Deuteronomio 12:7 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
申 命 记 12:7 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
申 命 記 12:7 (CUVT) »
Svenska Bibeln 1917
5 Mosebok 12:7 (SV1917) »
Библия на русском
Второзаконие 12:7 (RUSV) »
Українська Біблія
Повторення Закону 12:7 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
5 Mózes 12:7 (KAR) »
Българска Библия
Второзаконие 12:7 (BULG) »
聖書 日本語
申命記 12:7 (JPN) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »