Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 SOM - Wiilashiinna iyo gabdhihiinna waxaa la siin - Bible Verse Picture

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 SOM

Wiilashiinna iyo gabdhihiinna waxaa la siin doonaa dad kale, oo indhihiinnuna way eegi doonaan, oo maalinta oo dhan waxaad la taag darnaan doontaan xiiso aad iyaga u qabtaan, oo gacantiinnuna xoog ma yeelan doonto innaba.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 SOM - Wiilashiinna iyo gabdhihiinna waxaa la siin - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 SOM - Wiilashiinna iyo gabdhihiinna waxaa la siin - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 SOM - Wiilashiinna iyo gabdhihiinna waxaa la siin - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 SOM - Wiilashiinna iyo gabdhihiinna waxaa la siin - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 SOM - Wiilashiinna iyo gabdhihiinna waxaa la siin - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 SOM - Wiilashiinna iyo gabdhihiinna waxaa la siin - Bible Verse Picture
View New Tab

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:41 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 28:41 (SOM) »
Waxaad dhali doontaan wiilal iyo gabdho, laakiinse iyagu kuwiinna ma ahaan doonaan, maxaa yeelay, maxaabiis ahaan bay idiinka tegi doonaan.

Yoo'eel 3:6 SOM Bible Verse Image
Yoo'eel 3:6 (SOM) »
oo weliba dadka Yahuudah iyo reer Yeruusaalemna waxaad ka iibiseen dadka Gariigta ah, si aad iyaga dalkooda uga fogaysaan aawadeed.

Taariikhdii Labaad 29:9 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 29:9 (SOM) »
Waayo, bal eega, awowayaasheen seef bay ku le'deen, oo wiilasheennii iyo gabdhaheennii iyo dumarkeenniiba waxaa loo haystaa maxaabiis, waana taas daraaddeed.

Tirintii 21:29 SOM Bible Verse Image
Tirintii 21:29 (SOM) »
Moo'aabay, waa kuu hoog! Waad baabba'day, dadka reer Khemooshow. Wiilashiisii wuxuu u sii daayay sida laajiyo, Gabdhihiisiina wuxuu maxaabiis ahaan ugu sii daayay Boqorka reer Amor oo Siixon ahaa.

Yeremyaah 16:2 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 16:2 (SOM) »
Naag ha guursan, oo wiilal iyo gabdho toona meeshan ha ku yeelan.

Baroorashadii Yeremyaah 4:17 SOM Bible Verse Image
Baroorashadii Yeremyaah 4:17 (SOM) »
Intaannu waxtarla'aan caawimaad u fiirinaynay ayaa indhihii na daaleen. Quruuntii aannu fiirinaynay waxay ahayd quruun aan na badbaadin karin.

Baroorashadii Yeremyaah 2:11 SOM Bible Verse Image
Baroorashadii Yeremyaah 2:11 (SOM) »
Indhahaygii ilmay la gudheen, uurkuna waa i gubanayaa, Oo aad baan u caloolxumahay, waayo, waxaa la baabbi'iyey dadkaygii, Maxaa yeelay, carruurtii iyo naasonuugyadiiba jidadka magaalada bay ku itaal darnaadaan.

Baroorashadii Yeremyaah 5:17 SOM Bible Verse Image
Baroorashadii Yeremyaah 5:17 (SOM) »
Taas darteed qalbigayagu wuu itaal darnaaday. Oo waxyaalahaas aawadoodna indhahayagii way arag darnaayeen.

Yexesqeel 24:25 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 24:25 (SOM) »
Oo weliba Wiilka Aadamow, maalinta aan iyaga ka qaado xooggooda, iyo farxadda sharaftooda, iyo waxa ay indhahoodu jecel yihiin, iyo waxa uu qalbigoodu raaco, iyo wiilashooda iyo gabdhahoodaba, soo noqon maayo

Caamoos 5:27 SOM Bible Verse Image
Caamoos 5:27 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed Rabbiga magiciisu yahay Ilaaha ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigu waxaan idinka dhigi doonaa in maxaabiis ahaan laydiinku kaxaysto Dimishaq shishadeeda.

Yeremyaah 15:7 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 15:7 (SOM) »
Dalka irdihiisa ayaan iyaga masaf kaga haadiyey, waanan gablamiyey, dadkaygana waan baabbi'iyey, waayo, jidadkoodii kama ay soo noqon.

Ishacyaah 38:14 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 38:14 (SOM) »
Sidii dabafallaadh iyo saratoosiye oo kale ayaan u dhawaaqay. Oo waxaan u baroortay sidii qoolley oo kale, oo indhahaygu daal bay la gudheen sidaan kor u fiirinayay, Rabbiyow, waa lay dulmay, ee i caawi.

Available Bible Translations

American Standard Version
Deuteronomy 28:32 (ASV) »
King James Version
Deuteronomy 28:32 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Deuteronomy 28:32 (GW) »
World English Bible
Deuteronomy 28:32 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
व्यवस्थाविवरण 28:32 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਅਸਤਸਨਾ 28:32 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
দ্বিতীয় বিৱৰণ 28:32 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
உபாகமம் 28:32 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
अनुवाद 28:32 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ద్వితీయోపదేశ కాండము 28:32 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પુનર્નિયમ 28:32 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಧರ್ಮೋಪದೇಶಕಾಂಡ 28:32 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلتَّثْنِيَة 28:32 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברים 28:32 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Deuteronômio 28:32 (BSL) »
Reina Valera Antigua
Deuteronomio 28:32 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
申 命 记 28:32 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
申 命 記 28:32 (CUVT) »
Svenska Bibeln 1917
5 Mosebok 28:32 (SV1917) »
Библия на русском
Второзаконие 28:32 (RUSV) »
Українська Біблія
Повторення Закону 28:32 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
5 Mózes 28:32 (KAR) »
Българска Библия
Второзаконие 28:32 (BULG) »

Sharciga Kunoqoshadiisa 28 (SOM) Verse Selection

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:1 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:2 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:3 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:4 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:5 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:6 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:7 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:8 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:9 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:10 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:11 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:12 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:13 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:14 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:15 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:16 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:17 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:18 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:19 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:20 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:21 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:22 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:23 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:24 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:25 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:26 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:27 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:28 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:29 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:30 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:31 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:33 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:34 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:35 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:36 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:37 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:38 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:39 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:40 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:41 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:42 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:43 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:44 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:45 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:46 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:47 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:48 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:49 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:50 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:51 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:52 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:53 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:54 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:55 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:56 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:57 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:58 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:59 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:60 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:61 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:62 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:63 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:64 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:65 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:66 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:67 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:68

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »