Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 SOM - Oo Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku barwaaqayn - Bible Verse Picture

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 SOM

Oo Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku barwaaqayn doonaa shuqulka aad gacanta ku qabataan oo dhan iyo midhaha jidhkiinna iyo midhaha xoolahiinna, iyo midhaha dhulkiinnaba, waayo, Rabbigu mar kaluu ku farxi doonaa inuu wanaag idiin sameeyo siduu awowayaashiin ugu farxay oo kale,

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 SOM - Oo Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku barwaaqayn - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 SOM - Oo Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku barwaaqayn - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 SOM - Oo Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku barwaaqayn - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 SOM - Oo Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku barwaaqayn - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 SOM - Oo Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku barwaaqayn - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 SOM - Oo Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku barwaaqayn - Bible Verse Picture
View New Tab

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:11 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 28:11 (SOM) »
Oo Rabbigu wanaag buu idiinku badin doonaa midhaha jidhkiinna, iyo midhaha xoolihiinna, iyo midhaha dhulkiinna idinkoo jooga dalka Rabbigu awowayaashiin ugu dhaartay inuu idin siinayo.

Yeremyaah 32:41 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 32:41 (SOM) »
Waxaan ku farxi doonaa inaan iyaga wanaag u sameeyo, oo sida runta ah qalbigayga oo dhan iyo naftayda oo dhan ayaan iyaga dalkan ku dhex beeri doonaa.

Yooxanaa 15:11 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 15:11 (SOM) »
Waxaan waxyaalahaas idiinkula hadlay in farxaddaydu idinku jirto, iyo inay farxaddiinnu buuxsanto.

Yeremyaah 33:9 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 33:9 (SOM) »
Oo magaaladanu waxay igu noqon doontaa magac farxadeed, oo ammaan iyo sharaf ku hor leh quruumaha dunida oo maqli doona wanaagga aan iyaga u sameeyo oo dhan hortooda, oo iyagu waxay la cabsan doonaan oo la wada gariiri doonaan wanaagga iyo nabadda aan u yeelo oo dhan.

Laawiyiintii 26:4 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 26:4 (SOM) »
markaasaan roobkiinna idin siinayaa xilligiisa, oo dhulkuna wuxuu dhali doonaa midhihiisa, dhirta duurkuna midhahooday dhali doonaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:4 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 28:4 (SOM) »
Oo waxaa barakaysnaan doona midhaha jidhkiinna, iyo midhaha dhulkiinna, iyo midhaha xoolihiinna oo ah dhasha lo'diinna iyo tan idihiinna.

Yeremyaah 31:28 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 31:28 (SOM) »
Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxay noqon doontaa in sidaan iyaga ugu dhawray inaan rujiyo, oo aan dumiyo, oo aan afgembiyo, oo aan baabbi'iyo, oo aan wada dhibo, sidaas oo kale ayaan iyaga ugu dhawri doonaa inaan dhiso, oo aan beero.

Laawiyiintii 26:9 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 26:9 (SOM) »
Oo anigu waan idiin soo jeesan doonaa, waanan idin badin doonaa oo idin tarmin doonaa, oo axdigaygii aan idinla dhigtayna waan sii adkayn doonaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:63 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 28:63 (SOM) »
Oo sidii Rabbigu idiinku farxay inuu wanaag idiin sameeyo oo uu idin badiyo, ayuu sidaas oo kale ugu farxi doonaa inuu idin halligo oo idin baabbi'iyo, oo idinka waa laydinka rujin doonaa dalka aad ugu socotaan inaad hantidaan.

Ishacyaah 65:19 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 65:19 (SOM) »
Oo Yeruusaalem baan ku rayrayn doonaa, oo dadkaygana waan ku farxi doonaa, oo codkii oohinta iyo codkii baroorashadana mar dambe dhexdeeda lagama maqli doono.

Laawiyiintii 26:6 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 26:6 (SOM) »
Oo anigu waxaan dalka idinku siin doonaa nabaadiino, oo idinna waad iska jiifsan doontaan, oo waxba idinma cabsiin doonaan, oo anna dugaagga xun dalkiinna waan ka baabbi'in doonaa, oo seefuna dalkiinna innaba ma dhex mari doonto.

Sefanyaah 3:17 SOM Bible Verse Image
Sefanyaah 3:17 (SOM) »
Rabbiga Ilaahaaga ah ayaa dhexdaada jooga, isagu waa mid xoog badan oo ku badbaadin doona. Farxad buu kuugu rayrayn doonaa, oo wuxuu ku nasan doonaa jacaylkiisa, oo gabay buu kuugu farxi doonaa.

Available Bible Translations

American Standard Version
Deuteronomy 30:9 (ASV) »
King James Version
Deuteronomy 30:9 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Deuteronomy 30:9 (GW) »
World English Bible
Deuteronomy 30:9 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
व्यवस्थाविवरण 30:9 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਅਸਤਸਨਾ 30:9 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
দ্বিতীয় বিৱৰণ 30:9 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
உபாகமம் 30:9 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
अनुवाद 30:9 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ద్వితీయోపదేశ కాండము 30:9 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પુનર્નિયમ 30:9 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಧರ್ಮೋಪದೇಶಕಾಂಡ 30:9 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلتَّثْنِيَة 30:9 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברים 30:9 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Deuteronômio 30:9 (BSL) »
Reina Valera Antigua
Deuteronomio 30:9 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
申 命 记 30:9 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
申 命 記 30:9 (CUVT) »
Svenska Bibeln 1917
5 Mosebok 30:9 (SV1917) »
Библия на русском
Второзаконие 30:9 (RUSV) »
Українська Біблія
Повторення Закону 30:9 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
5 Mózes 30:9 (KAR) »
Българска Библия
Второзаконие 30:9 (BULG) »
聖書 日本語
申命記 30:9 (JPN) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »