Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 SOM - Way iskharribeen, oo carruurtiisii iyagu ma aha, - Bible Verse Picture

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 SOM

Way iskharribeen, oo carruurtiisii iyagu ma aha, waa ceebtooda, Iyagu waa qarni qalloocan oo maroorsan.

View New Tab


Social Share Icons

X
Tumblr
Pinterest
LinkedIn
WhatsApp
Threads

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 SOM - Way iskharribeen, oo carruurtiisii iyagu ma aha, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 SOM - Way iskharribeen, oo carruurtiisii iyagu ma aha, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 SOM - Way iskharribeen, oo carruurtiisii iyagu ma aha, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 SOM - Way iskharribeen, oo carruurtiisii iyagu ma aha, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 SOM - Way iskharribeen, oo carruurtiisii iyagu ma aha, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 SOM - Way iskharribeen, oo carruurtiisii iyagu ma aha, - Bible Verse Picture
View New Tab

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Filiboy 2:15 SOM Bible Verse Image
Filiboy 2:15 (SOM) »
inaad ceeb iyo eed la'aataan, idinkoo ah carruurtii Ilaah oo aan iin lahayn, oo ku dhex jira qarni qalloocan oo qallafsan, kuwaas oo aad uga dhex muuqataan sida nuurar dunida ku dhex jira,

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:29 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 31:29 (SOM) »
Waayo, waan ogahay in markaan dhinto dabadeed aad iskharribi doontaan, oo aad jidkii aan idinku amrayna gees uga leexan doontaan, oo ugu dambaystana masiibo baa idinku dhici doonta, maxaa yeelay, waxaad samayn doontaan wax Rabbiga hortiisa shar ku ah, inaad isaga kaga xanaajisaan shuqulka aad gacmihiinna ku samaysaan.

Ishacyaah 1:4 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 1:4 (SOM) »
Hoog waxaa leh quruuntan dembiga badan, iyo dadkan xumaanta ku raran, iyo dhashan xumaanfalayaasha, iyo wiilashan si xun u macaamilooda. Iyagu Rabbiga way ka tageen, oo waxay quudhsadeen Ka Quduuska ah ee reer binu Israa'iil dib bayna uga noqdeen.

Matayos 17:17 SOM Bible Verse Image
Matayos 17:17 (SOM) »
Ciise wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Qarni yahow rumaysadka daranu oo madaxa adagu, ilaa goormaan idinla jiri doonaa, oo ilaa goormaan idiin dulqaadan doonaa? Halkan iigu keena isaga.

Luukos 9:41 SOM Bible Verse Image
Luukos 9:41 (SOM) »
Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Qarni yahow rumaysadka daranu oo madaxa adagu, ilaa goormaan idinla jiri doonaa, oo ilaa goormaan idiin dulqaadan doonaa? Wiilkaaga halkan keen.

Xaakinnada 2:19 SOM Bible Verse Image
Xaakinnada 2:19 (SOM) »
Oo haddana markii xaakinkii dhintay ayay dib u noqdeen, oo waxay ku kaceen wax ka sii xun wixii awowayaashood ay ku kici jireen, oo waxay raaceen ilaahyo kale inay u adeegaan oo ay u sujuudaan. Kama ay joogsan falimahoodii, iyo madax adkaantoodii.

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:24 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 9:24 (SOM) »
Tan iyo maalintii aan idin bartay caasiyiin baad Rabbiga ku ahaydeen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:16 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 4:16 (SOM) »
waaba intaasoo aad iskharribtaan, oo aad samaysaan sanam xardhan qaab kasta ha lahaadee, oo u eg lab ama dhaddig,

Hoosheeca 9:9 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 9:9 (SOM) »
Iyagu aad bay isu kharribeen sidii wakhtigii Gibecaah. Isagaa soo xusuusan doona xumaantooda oo wuxuu soo ciqaabi doonaa dembiyadooda.

Sefanyaah 3:7 SOM Bible Verse Image
Sefanyaah 3:7 (SOM) »
Waxaan idhi, Sida xaqiiqada ah waad iga cabsan doontaa, oo edbin baad aqbali doontaa. Markaas hoygeedu uma uu baabbe'een sidii aan iyada u goostay. Laakiinse aroor horay keceen oo falimahoodii oo dhan way xumeeyeen.

Matayos 3:7 SOM Bible Verse Image
Matayos 3:7 (SOM) »
Laakiin goortuu arkay qaar badan oo Farrisiin iyo Sadukiin ah oo baabtiiskiisa yimid wuxuu ku yidhi, Dhal jilbisay, yaa idiinka digay inaad ka carartaan cadhada imanaysa?

Matayos 16:4 SOM Bible Verse Image
Matayos 16:4 (SOM) »
Waxaa calaamo doonaya qarni shareed oo sina leh, calaamose lama siin doono calaamadii Yoonis maahee. Markaasuu iska daayay iyaga oo ka tegey.

Available Bible Translations

American Standard Version
Deuteronomy 32:5 (ASV) »
King James Version
Deuteronomy 32:5 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Deuteronomy 32:5 (GW) »
World English Bible
Deuteronomy 32:5 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
व्यवस्थाविवरण 32:5 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਅਸਤਸਨਾ 32:5 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
দ্বিতীয় বিৱৰণ 32:5 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
உபாகமம் 32:5 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
अनुवाद 32:5 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ద్వితీయోపదేశ కాండము 32:5 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પુનર્નિયમ 32:5 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಧರ್ಮೋಪದೇಶಕಾಂಡ 32:5 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلتَّثْنِيَة 32:5 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברים 32:5 (HEB) »
Reina Valera Antigua
Deuteronomio 32:5 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
申 命 记 32:5 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
申 命 記 32:5 (CUVT) »
Svenska Bibeln 1917
5 Mosebok 32:5 (SV1917) »
Библия на русском
Второзаконие 32:5 (RUSV) »
Українська Біблія
Повторення Закону 32:5 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
5 Mózes 32:5 (KAR) »
Българска Библия
Второзаконие 32:5 (BULG) »
聖書 日本語
申命記 32:5 (JPN) »

Sharciga Kunoqoshadiisa 32 (SOM) Verse Selection

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:1 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:2 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:3 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:4 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:5 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:6 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:7 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:8 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:9 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:10 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:11 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:12 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:13 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:14 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:15 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:16 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:17 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:18 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:19 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:20 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:21 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:22 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:23 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:24 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:25 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:26 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:27 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:28 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:29 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:30 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:31 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:32 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:33 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:34 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:35 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:36 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:37 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:38 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:39 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:40 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:41 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:42 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:43 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:44 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:45 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:46 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:47 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:48 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:49 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:50 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:51 Sharciga Kunoqoshadiisa 32:52

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »