Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 SOM - Markaasaan Rabbiga baryay oo waxaan ku idhi, - Bible Verse Picture

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 SOM

Markaasaan Rabbiga baryay oo waxaan ku idhi, Sayidow, Ilaahow, ha baabbi'in dadka dhaxalkaaga ah oo aad weynaantaada ku soo furatay, oo aad gacantaada xoogga badan dalkii Masar kaga soo bixisay.

View New Tab


Social Share Icons

X
Tumblr
Pinterest
LinkedIn
WhatsApp
Threads

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 SOM - Markaasaan Rabbiga baryay oo waxaan ku idhi, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 SOM - Markaasaan Rabbiga baryay oo waxaan ku idhi, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 SOM - Markaasaan Rabbiga baryay oo waxaan ku idhi, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 SOM - Markaasaan Rabbiga baryay oo waxaan ku idhi, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 SOM - Markaasaan Rabbiga baryay oo waxaan ku idhi, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 SOM - Markaasaan Rabbiga baryay oo waxaan ku idhi, - Bible Verse Picture
View New Tab

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Baxniintii 32:11 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 32:11 (SOM) »
Markaasaa Muuse baryay Rabbiga Ilaahiis ah oo wuxuu ku yidhi, Rabbiyow, maxaad aad ugu cadhoonaysaa dadkaaga aad dalkii Masar kaga soo bixisay itaal weyn iyo gacan xoog leh?

Yeremyaah 14:21 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 14:21 (SOM) »
Magacaaga aawadiis waan ku baryayaaye, Ha na karaahsan oo arshigii sharaftaadana ha sharafjebin, bal na soo xusuuso, oo ha nagu axdi furin.

Samuu'eel Labaad 7:23 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 7:23 (SOM) »
Bal quruuntee baa dunida joogta oo la mid ah dadkaaga reer binu Israa'iil, kuwaasoo adiga qudhaadu aad soo furatay inay dad kuu ahaadaan, iyo inaad magac isu yeesho, oo aad waxyaalo waaweyn isu samayso, iyo inaad dalkaaga aawadiis waxyaalo cabsi leh ugu samayso dadkaaga hortiisa, kuwaasoo aad ka soo furatay dalkii Masar, iyo quruumaha iyo ilaahyadooda?

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:8 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 7:8 (SOM) »
laakiinse Rabbigu wuu idin jecel yahay, oo wuxuu doonayaa inuu oofiyo dhaartii uu awowayaashiin ugu dhaartay, oo sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu idinku soo bixiyey gacan xoog badan, oo wuxuu idinka soo furtay gurigii addoonsiga iyo boqorkii Masar oo Fircoon ahaa gacantiisii.

Sharciga Kunoqoshadiisa 15:15 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 15:15 (SOM) »
Oo waa inaad xusuusataa inaad dalkii Masar addoon ku ahaan jirtay oo Rabbiga Ilaahaaga ahu ku soo furtay, oo sidaas daraaddeed baan maanta waxan kuugu amrayaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:29 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 9:29 (SOM) »
Laakiin iyagu waa dadkaagii iyo dhaxalkaagii aad xooggaaga weyn iyo cududdaada fidsan ku soo bixisay.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:9 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 32:9 (SOM) »
Waayo, Rabbiga qaybtiisu waa dadkiisa, Reer Yacquubna waa saamigii dhaxalkiisa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:7 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 26:7 (SOM) »
Oo annana markaasaannu Rabbiga ah Ilaahii awowayaashayo u qayshannay, kolkaasaa Rabbigu codkayagii maqlay oo dhibkayagii iyo hawshayadii iyo dulmigayagii arkay.

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:8 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 21:8 (SOM) »
Haddaba Rabbiyow, cafi dadkaaga reer binu Israa'iil oo aad soo furatay, oo hana u oggolaan in dhiig aan xaq qabinu uu saarnaado dadkaaga reer binu Israa'iil. Oo markaas iyaga waa loo kafaaro gudi doonaa dhiiggaas.

Sharciga Kunoqoshadiisa 13:5 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 13:5 (SOM) »
Oo nebigaas ama riyaalowgaas waa in la dilaa, maxaa yeelay, wuxuu ku hadlay wax ku caasinimo ah Rabbiga Ilaahiinna ah oo idinka soo bixiyey dalkii Masar oo idinka soo furtay gurigii addoonsiga, si uu idiinka leexiyo jidkii Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku amray inaad ku socotaan. Oo sidaas waa inaad shar dhexdiinna uga saartaan.

Tirintii 14:13 SOM Bible Verse Image
Tirintii 14:13 (SOM) »
Markaasaa Muuse wuxuu Rabbiga ku yidhi, De taas waxaa maqli doona Masriyiintii, waayo, dadka itaalkaagaad iyaga kaga soo dhex bixisay.

Muujintii 5:9 SOM Bible Verse Image
Muujintii 5:9 (SOM) »
Oo waxay ku gabyeen gabay cusub iyagoo leh, Adigu waxaad istaahishaa inaad kitaabka qaadato oo aad shaabadihiisa furto; waayo, waa lagu gowracay, oo waxaad Ilaah dhiiggaaga ugu soo iibisay dad ah qabiil kasta iyo af kasta iyo dad kasta iyo quruun kasta,

Available Bible Translations

American Standard Version
Deuteronomy 9:26 (ASV) »
King James Version
Deuteronomy 9:26 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Deuteronomy 9:26 (GW) »
World English Bible
Deuteronomy 9:26 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
व्यवस्थाविवरण 9:26 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਅਸਤਸਨਾ 9:26 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
দ্বিতীয় বিৱৰণ 9:26 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
உபாகமம் 9:26 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
अनुवाद 9:26 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ద్వితీయోపదేశ కాండము 9:26 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પુનર્નિયમ 9:26 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಧರ್ಮೋಪದೇಶಕಾಂಡ 9:26 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلتَّثْنِيَة 9:26 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברים 9:26 (HEB) »
Reina Valera Antigua
Deuteronomio 9:26 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
申 命 记 9:26 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
申 命 記 9:26 (CUVT) »
Svenska Bibeln 1917
5 Mosebok 9:26 (SV1917) »
Библия на русском
Второзаконие 9:26 (RUSV) »
Українська Біблія
Повторення Закону 9:26 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
5 Mózes 9:26 (KAR) »
Българска Библия
Второзаконие 9:26 (BULG) »
聖書 日本語
申命記 9:26 (JPN) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »