Wacdiyahii 2:3 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Wacdiyahii 2:3 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Wacdiyahii 2:3 SOM - Waxaan qalbigayga ka damcay inaan jidhkayga - Bible Verse Picture

Wacdiyahii 2:3 SOM

Waxaan qalbigayga ka damcay inaan jidhkayga khamri ku istareexiyo intii qalbigaygu xigmad igu hoggaaminayo, iyo inaan nacasnimo xagsado jeeraan arko waxa binu-aadmiga ku wanaagsan inay cimrigooda oo dhan samada hoosteeda ku sameeyaan.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Wacdiyahii 2:3 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Wacdiyahii 2:3 SOM - Waxaan qalbigayga ka damcay inaan jidhkayga - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Wacdiyahii 2:3 SOM - Waxaan qalbigayga ka damcay inaan jidhkayga - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Wacdiyahii 2:3 SOM - Waxaan qalbigayga ka damcay inaan jidhkayga - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Wacdiyahii 2:3 SOM - Waxaan qalbigayga ka damcay inaan jidhkayga - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Wacdiyahii 2:3 SOM - Waxaan qalbigayga ka damcay inaan jidhkayga - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Wacdiyahii 2:3 SOM - Waxaan qalbigayga ka damcay inaan jidhkayga - Bible Verse Picture
View New Tab

Wacdiyahii 2:3 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Wacdiyahii 2:3 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Maahmaahyadii 20:1 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 20:1 (SOM) »
Khamri waa dadquudhsade, waxa lagu sakhraamona waa qaylokiciye, Oo ku alla kii ku qaldamaana caqli ma laha.

Wacdiyahii 1:17 SOM Bible Verse Image
Wacdiyahii 1:17 (SOM) »
Waxaan qalbigayga siiyey inaan xigmad ogaado iyo inaan waalli iyo nacasnimo ogaado, oo waxaan gartay inay taasuna tahay dabagalka dabaysha oo kale.

Efesos 5:18 SOM Bible Verse Image
Efesos 5:18 (SOM) »
Ha ku sakhraamina khamriga rabshadu ku jirto, laakiinse Ruuxu ha idinka buuxsamo.

Wacdiyahii 6:12 SOM Bible Verse Image
Wacdiyahii 6:12 (SOM) »
Waayo, bal yaa garanaya waxa qof u wanaagsan intuu nool yahay oo ah maalmihii cimrigiisa aan waxba tarayn oo dhan ee uu sida hoos oo kale u dhaafiyo? Waayo, bal yaa nin u sheegi kara waxa qorraxda hoosteeda isaga dabadiis ahaan doona?

Wacdiyahii 12:13 SOM Bible Verse Image
Wacdiyahii 12:13 (SOM) »
Xaalkan soo koobiddiisii waa tan. Waa la wada maqlay. Ilaah ka cabso, oo amarradiisana dhawr, waayo, taasu waa waxa binu-aadmiga oo dhan u gudboon.

Maahmaahyadii 31:4 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 31:4 (SOM) »
Lemuu'eelow, uma eka boqorrada, uma eka boqorradu inay khamri cabbaan, Oo amiirradana uma eka inay waxa lagu sakhraamo damcaan,

Wacdiyahii 2:24 SOM Bible Verse Image
Wacdiyahii 2:24 (SOM) »
Nin inuu wax cuno oo wax cabbo oo uu hawshiisa si wanaagsan ugu raaxaysto wax uga roon lama arko, oo taasna waxaan arkay inay tahay wax gacanta Ilaah ka yimid.

Matayos 6:24 SOM Bible Verse Image
Matayos 6:24 (SOM) »
Ninna laba sayid uma shaqayn karo, waayo, mid buu nacayaa, kan kalena wuu jeclaanayaa, ama mid buu la jirayaa, kan kalena wuu quudhsanayaa. Uma wada shaqayn kartaan Ilaah iyo maal.

2 Korintos 6:15 SOM Bible Verse Image
2 Korintos 6:15 (SOM) »
Oo sidee bay Masiix iyo ina belaayo isku mid u yihiin? Ama maxaa ka dhexeeya mid rumaysta iyo mid aan rumaysanaynin?

Wacdiyahii 3:12 SOM Bible Verse Image
Wacdiyahii 3:12 (SOM) »
Waan ogahay inaan binu-aadmigu lahayn wax uga wanaagsan inay iska farxaan oo ay cimrigooda oo dhan wanaag sameeyaan mooyaane.

Wacdiyahii 7:18 SOM Bible Verse Image
Wacdiyahii 7:18 (SOM) »
Waxaa kuu wanaagsan inaad tan xagsatid, oo aadan gacantaadana dib uga ceshan, waayo, kii Ilaah ka cabsada waxan oo dhan ayuu ka soo bixi doonaa.

Wacdiyahii 7:25 SOM Bible Verse Image
Wacdiyahii 7:25 (SOM) »
Waxaan qalbigayga oo dhan u diyaariyey oo u soo jeediyey inaan ogaado, oo baadho, oo aan doondoono xigmad iyo wax kasta sababtiisa, iyo inaan ogaado in sharnimadu tahay nacasnimo, iyo in doqonnimadu tahay waalli.

Available Bible Translations

American Standard Version
Ecclesiastes 2:3 (ASV) »
King James Version
Ecclesiastes 2:3 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Ecclesiastes 2:3 (GW) »
World English Bible
Ecclesiastes 2:3 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
सभोपदेशक 2:3 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਉਪਦੇਸ਼ਕ 2:3 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
উপদেশক 2:3 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
பிரசங்கி 2:3 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
उपदेशक 2:3 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ప్రసంగి 2:3 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
સભાશિક્ષક 2:3 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಪ್ರಸಂಗಿ 2:3 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْجَامِعَةِ 2:3 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
קהלת 2:3 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Eclesiastes 2:3 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Giảng Sư 2:3 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Eclesiastés 2:3 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
传 道 书 2:3 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
傳 道 書 2:3 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Predikuesi 2:3 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Predikaren 2:3 (SV1917) »
Библия на русском
Екклесиаст 2:3 (RUSV) »
Українська Біблія
Екклезіяст 2:3 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Prédikátor 2:3 (KAR) »
Българска Библия
Еклесиаст 2:3 (BULG) »
De Heilige Schrift
Prediker 2:3 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »