Wacdiyahii 5:6 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Wacdiyahii 5:6 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Wacdiyahii 5:6 SOM - Afkaaga ha u oggolaan inuu jidhkaaga dembaajiyo, - Bible Verse Picture

Wacdiyahii 5:6 SOM

Afkaaga ha u oggolaan inuu jidhkaaga dembaajiyo, oo malaa'igta horteedana ha ka odhan, Qalad bay ahaayeen. Bal maxaad Ilaah codkaaga ugu cadhaysiisaa si uu shuqulka gacmahaaga u baabbi'iyo?

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Wacdiyahii 5:6 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Wacdiyahii 5:6 SOM - Afkaaga ha u oggolaan inuu jidhkaaga dembaajiyo, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Wacdiyahii 5:6 SOM - Afkaaga ha u oggolaan inuu jidhkaaga dembaajiyo, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Wacdiyahii 5:6 SOM - Afkaaga ha u oggolaan inuu jidhkaaga dembaajiyo, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Wacdiyahii 5:6 SOM - Afkaaga ha u oggolaan inuu jidhkaaga dembaajiyo, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Wacdiyahii 5:6 SOM - Afkaaga ha u oggolaan inuu jidhkaaga dembaajiyo, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Wacdiyahii 5:6 SOM - Afkaaga ha u oggolaan inuu jidhkaaga dembaajiyo, - Bible Verse Picture
View New Tab

Wacdiyahii 5:6 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Wacdiyahii 5:6 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Yacquub 1:26 SOM Bible Verse Image
Yacquub 1:26 (SOM) »
Haddii mid isu maleeyo inuu cibaado badan yahay, oo uusan afkiisa xakamayn, laakiin uu qalbigiisa khiyaaneeyo, kaas cibaadadiisu waa wax aan waxtar lahayn.

2 Yooxanaa 1:8 SOM Bible Verse Image
2 Yooxanaa 1:8 (SOM) »
Iska jira si aydnaan u khasaarayn wixii aynu falnay, laakiinse si aad abaalgud dhan u heshaan.

Yacquub 3:2 SOM Bible Verse Image
Yacquub 3:2 (SOM) »
Waayo, dhammaanteen wax badan baynu ku gafnaa. Haddii nin ku gafi waayo hadalka, kaasu waa nin kaamil ah, wuuna xakamayn karaa jidhka oo dhan.

Malaakii 2:7 SOM Bible Verse Image
Malaakii 2:7 (SOM) »
Waayo, bushimaha wadaadka waxaa waajib ku ah inay aqoonta dhawraan, oo waxaa ku habboon in sharciga afkiisa laga doono, waayo, isagu waa wargeeyihii Rabbiga ciidammada.

Wacdiyahii 5:1 SOM Bible Verse Image
Wacdiyahii 5:1 (SOM) »
Markaad guriga Ilaah tegaysid is-ilaali, waayo, inaad u dhowaatid si aad wax u maqashid way ka roon tahay inaad bixisid allabariga nacasyada oo kale, maxaa yeelay, iyagu ma oga inay wax shar ah samaynayaan.

Bilowgii 48:16 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 48:16 (SOM) »
iyo malaa'igtii iga soo samatabbixisay xumaato oo dhan, wiilasha ha barakeeyeen; oo magacayga ha lagu magacaabo iyaga, iyo magicii aabbahay Isxaaq, iyo kii awowgay Ibraahim; oo dad faro badan dhulka ha ku noqdeen.

Laawiyiintii 5:4 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 5:4 (SOM) »
Ama haddii mid uu bushimihiisa degdeg ugaga dhaarto inuu samaynayo xumaan ama samaan, wax kasta ha ahaadeene wixii qof degdeg ugu dhaarto, hadday waxaasu isaga ka qarsoon yihiin, markuu waxaas ogaado wuxuu ahaan doonaa mid waxyaalahan midkood eed ku leh.

1 Korintos 3:13 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 3:13 (SOM) »
nin kasta shuqulkiisa ayaa la muujin doonaa. Waayo, maalintu way caddayn doontaa, maxaa yeelay, dab baa lagu muujiyaa, waayo, nin kasta shuqulkiisa caynkuu yahay dabka ayaa tijaabin doona.

Tirintii 15:25 SOM Bible Verse Image
Tirintii 15:25 (SOM) »
Oo shirka reer binu Israa'iil oo dhan waa in wadaadku u kafaaro gudaa, oo markaas iyaga waa la cafiyayaa, maxaa yeelay, waxay ahayd qalad kama' loo sameeyey, oo iyana waxay qaladkoodii u keeneen qurbaankoodii kaas oo ahaa qurbaan dab loogu sameeyey Rabbiga, iyo qurbaankii dembigooda Rabbiga hortiisa loogu bixiyey.

Malaakii 3:1 SOM Bible Verse Image
Malaakii 3:1 (SOM) »
Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Bal eega, waxaan soo dirayaa wargeeyahayga, oo isna jidka ayuu hortayda ku sii diyaargarayn doonaa. Oo Sayidka aad doondoonaysaanna dhaqsiyuu macbudkiisa u iman doonaa, oo bal eega, wargeeyihii axdiga oo aad ku faraxdaanna wuu imanayaa.

Falimaha Rasuullada 7:30 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 7:30 (SOM) »
Markii afartan sannadood dhammaatay dabadeed ayaa waxaa isagii Buur Siinay cidladeedii uga muuqatay malaa'ig ku dhex jirta geed dab ka ololayo.

Xaggay 1:9 SOM Bible Verse Image
Xaggay 1:9 (SOM) »
Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Waxaad filanayseen wax badan, laakiinse waxay noqdeen in yar, oo markaad intaas gurigii keenteenna anigu waan afuufay. Waa maxay sababtu? Maxaa yeelay, gurigaygii baa dunsan oo idinkana midkiin kastaaba wuxuu u ordaa gurigiisa.

Available Bible Translations

American Standard Version
Ecclesiastes 5:6 (ASV) »
King James Version
Ecclesiastes 5:6 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Ecclesiastes 5:6 (GW) »
World English Bible
Ecclesiastes 5:6 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
सभोपदेशक 5:6 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਉਪਦੇਸ਼ਕ 5:6 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
উপদেশক 5:6 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
பிரசங்கி 5:6 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
उपदेशक 5:6 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ప్రసంగి 5:6 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
સભાશિક્ષક 5:6 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಪ್ರಸಂಗಿ 5:6 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْجَامِعَةِ 5:6 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
קהלת 5:6 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Eclesiastes 5:6 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Giảng Sư 5:6 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Eclesiastés 5:6 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
传 道 书 5:6 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
傳 道 書 5:6 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Predikuesi 5:6 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Predikaren 5:6 (SV1917) »
Библия на русском
Екклесиаст 5:6 (RUSV) »
Українська Біблія
Екклезіяст 5:6 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Prédikátor 5:6 (KAR) »
Българска Библия
Еклесиаст 5:6 (BULG) »
De Heilige Schrift
Prediker 5:6 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »