Baxniintii 28:1 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Baxniintii 28:1 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Baxniintii 28:1 SOM - Oo soo kaxayso walaalkaa Haaruun iyo wiilashiisa, - Bible Verse Picture

Baxniintii 28:1 SOM

Oo soo kaxayso walaalkaa Haaruun iyo wiilashiisa, oo kala soo dhex bax reer binu Israa'iil, inuu iiga adeego hawsha wadaadnimada, kuwaasu waxa weeyaan Haaruun qudhiisa iyo Naadaab, iyo Abiihuu, iyo Elecaasaar, iyo Iitaamaar oo wada ah wiilashii Haaruun.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Baxniintii 28:1 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Baxniintii 28:1 SOM - Oo soo kaxayso walaalkaa Haaruun iyo wiilashiisa, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Baxniintii 28:1 SOM - Oo soo kaxayso walaalkaa Haaruun iyo wiilashiisa, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Baxniintii 28:1 SOM - Oo soo kaxayso walaalkaa Haaruun iyo wiilashiisa, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Baxniintii 28:1 SOM - Oo soo kaxayso walaalkaa Haaruun iyo wiilashiisa, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Baxniintii 28:1 SOM - Oo soo kaxayso walaalkaa Haaruun iyo wiilashiisa, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Baxniintii 28:1 SOM - Oo soo kaxayso walaalkaa Haaruun iyo wiilashiisa, - Bible Verse Picture
View New Tab

Baxniintii 28:1 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Baxniintii 28:1 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Tirintii 18:7 SOM Bible Verse Image
Tirintii 18:7 (SOM) »
Oo adiga iyo wiilashaada kula joogaaba waa inaad wadaadnimadiinna u dhawrtaan waxyaalaha meesha allabariga oo dhan, iyo waxyaalaha daaha ka shisheeya oo dhan, oo waa inaad adeegtaan. Wadaadnimada ayaan idiin siiyey sida hawl hadiyad ah; oo shisheeyihii soo dhowaada waa in la dilaa.

Cibraaniyada 5:1 SOM Bible Verse Image
Cibraaniyada 5:1 (SOM) »
Wadaad sare oo kasta, oo dadka laga dhex bixiyo, waxaa dadka loogu doortaa waxyaalaha Ilaah ku saabsan, inuu hadiyado iyo allabaryoba u bixiyo dembiyada aawadood.

Baxniintii 6:23 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 6:23 (SOM) »
Haaruunna wuxuu guursaday Eliishebac ina Cammiinaadaab oo ahayd Naxshoon walaashiis; oo waxay u dhashay Naadaab iyo Abiihuu, iyo Elecaasaar, iyo Iitaamaar.

Baxniintii 24:9 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 24:9 (SOM) »
Kolkaasaa waxaa kor u fuulay Muuse, iyo Haaruun, iyo Naadaab, iyo Abiihuu, iyo toddobaatan oday oo reer binu Israa'iil ah.

Baxniintii 24:1 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 24:1 (SOM) »
Markaasuu wuxuu Muuse ku yidhi, Soo fuula oo Rabbiga u kaalaya, adiga iyo Haaruun, iyo Naadaab, iyo Abiihuu, iyo toddobaatan oday oo reer binu Israa'iil ah, oo meel fog ka caabuda;

Tirintii 17:2 SOM Bible Verse Image
Tirintii 17:2 (SOM) »
Reer binu Israa'iil la hadal, oo iyaga ulo ka qaad. Qabiil kastaba ul ka qaad; amiirradooda oo dhan sida ay qabiilooyinkoodu kala yihiin laba iyo toban ulood ka kala qaad. Oo nin walba magiciisa ushiisa ku qor.

Tirintii 2:4 SOM Bible Verse Image
Tirintii 2:4 (SOM) »
Oo ciidankiisii kuwii laga tiriyey waxay ahaayeen afar iyo toddobaatan kun iyo lix boqol.

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:6 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 10:6 (SOM) »
(Markaasay reer binu Israa'iil Bi'irod Bini Yacaqaan ka guureen, oo waxay u kaceen Mooseeraah, oo halkaasaa Haaruun ku dhintay, oo halkaasaa lagu aasay, oo meeshiisii shuqulkii wadaadnimada waxaa ka adeegay wiilkiisii Elecaasaar.

Taariikhdii Kowaad 6:10 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 6:10 (SOM) »
Yooxaanaanna wuxuu dhalay Casaryaah, (isagu wuxuu ahaa kii hawsha wadaadnimada ka qaban jiray gurigii Sulaymaan Yeruusaalem ka dhisay, )

Taariikhdii Kowaad 24:1 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 24:1 (SOM) »
Oo kooxihii reer Haaruunna waa kuwan. Wiilashii Haaruun waxay ahaayeen Naadaab, iyo Abiihuu, iyo Elecaasaar, iyo Iitaamaar.

Taariikhdii Labaad 26:18 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 26:18 (SOM) »
Markaasay Boqor Cusiyaah hor istaageen, oo waxay ku yidhaahdeen, Cusiyaahow, adigu ma lihid inaad Rabbiga foox u shiddid, laakiinse waxaa leh wadaaddada reer Haaruun oo quduus looga dhigay inay foox shidaan; haddaba meesha quduuska ah ka bax, waayo, waad xadgudubtay, oo tanuna kuuma ahaan doonto sharaf Rabbiga Ilaaha ah xaggiisa kaaga timaada.

Taariikhdii Labaad 11:14 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 11:14 (SOM) »
Waayo, reer Laawi way ka soo kaceen degmooyinkoodii iyo hantidoodiiba oo waxay yimaadeen dalkii Yahuudah iyo Yeruusaalem, waayo, Yaaraabcaam iyo wiilashiisii ayaa iyaga eryay si ayan Rabbiga ugu samayn shuqulkii wadaadnimada.

Available Bible Translations

American Standard Version
Exodus 28:1 (ASV) »
King James Version
Exodus 28:1 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Exodus 28:1 (GW) »
World English Bible
Exodus 28:1 (WEB) »
Louis Segond 1910
Exode 28:1 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
निर्गमन 28:1 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਖ਼ਰੋਜ 28:1 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যাত্ৰা 28:1 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
யாத்திராகமம் 28:1 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
निर्गम 28:1 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
నిర్గమకాండం 28:1 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
નિર્ગમન 28:1 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ವಿಮೋಚನಕಾಂಡ 28:1 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْخُرُوجُ 28:1 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
שמות 28:1 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Êxodo 28:1 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Xuất Hành 28:1 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Éxodo 28:1 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Esodo 28:1 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
出 埃 及 记 28:1 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
出 埃 及 記 28:1 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Eksodi 28:1 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
2 Mosebok 28:1 (SV1917) »
Библия на русском
Исход 28:1 (RUSV) »
Українська Біблія
Вихід 28:1 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Mózes 28:1 (KAR) »
Българска Библия
Изход 28:1 (BULG) »
De Heilige Schrift
Exodus 28:1 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »