Yexesqeel 42:13 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Yexesqeel 42:13 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Yexesqeel 42:13 SOM - Oo markaasuu igu yidhi, Qolladaha woqooyi iyo - Bible Verse Picture

Yexesqeel 42:13 SOM

Oo markaasuu igu yidhi, Qolladaha woqooyi iyo qolladaha koonfureed oo meesha goonida ah ka soo hor jeeda waa qolladaha quduuska ah oo wadaaddada Rabbiga u soo dhowaadaa ay waxyaalaha quduuska ah ku cunaan, oo waxay halkaas dhigi doonaan waxyaalaha aad u quduuska ah, iyo qurbaanka hadhuudhka, iyo qurbaanka dembiga, iyo qurbaanka xadgudubka, waayo, meeshaasu waa quduus.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Yexesqeel 42:13 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Yexesqeel 42:13 SOM - Oo markaasuu igu yidhi, Qolladaha woqooyi iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Yexesqeel 42:13 SOM - Oo markaasuu igu yidhi, Qolladaha woqooyi iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Yexesqeel 42:13 SOM - Oo markaasuu igu yidhi, Qolladaha woqooyi iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Yexesqeel 42:13 SOM - Oo markaasuu igu yidhi, Qolladaha woqooyi iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Yexesqeel 42:13 SOM - Oo markaasuu igu yidhi, Qolladaha woqooyi iyo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Yexesqeel 42:13 SOM - Oo markaasuu igu yidhi, Qolladaha woqooyi iyo - Bible Verse Picture
View New Tab

Yexesqeel 42:13 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Yexesqeel 42:13 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Laawiyiintii 7:6 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 7:6 (SOM) »
Oo wadaaddada intooda laboodka ah oo dhammu waa inay wax ka cunaan, oo waa in lagu cunaa meel quduus ah, waayo, kaasu waa kan ugu wada quduusan.

Laawiyiintii 10:17 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 10:17 (SOM) »
War maxaad qurbaanka dembiga ugu cuni weydeen meesha quduuska ah gudaheeda, maxaa yeelay, kaasu waa kan ugu wada quduusan, oo isagu wuxuu kaas idiin siiyey inaad qaaddaan xumaantii ururka oo aad iyaga Rabbiga hortiisa kafaaraggud ugu samaysaan?

Yexesqeel 40:46 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 40:46 (SOM) »
Oo qowladda xagga woqooyi u sii jeeddana waxaa iska leh wadaaddada meesha allabariga taladeeda haya, oo kuwaasu waa reer Saadooq oo reer Laawi ka mid ah, oo Rabbiga ugu soo dhowaada inay isaga u adeegaan.

Tirintii 18:9 SOM Bible Verse Image
Tirintii 18:9 (SOM) »
Kulli waxyaalaha aad u quduuska ah oo dabka laga reebay oo aad lahaan doonto waa kuwan: mid kasta oo qurbaankooda ah, xataa qurbaankooda kasta ee hadhuudhka ah, iyo qurbaankooda kasta ee dembiga, iyo qurbaankooda kasta ee xadgudubka, oo ay ii bixinayaan, adiga iyo wiilashaadaba ayay aad u quduus idiin ahaan doonaan.

Baxniintii 29:31 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 29:31 (SOM) »
Oo waa inaad qaaddaa wanka quduuskadhigidda, oo hilibkiisa waxaad ku karisaa meel quduus ah.

Laawiyiintii 6:29 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 6:29 (SOM) »
Oo wadaaddada intooda laboodka ah oo dhammu waa inay wax ka cunaan, waayo, waa kan ugu wada quduusan.

Laawiyiintii 14:13 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 14:13 (SOM) »
Oo wanka waa inuu ku gowracaa meesha lagu gowraco qurbaanka dembiga iyo qurbaanka la gubo oo ku dhex taal meesha quduuska ah, waayo, sida qurbaanka dembigu uu kii wadaadka u yahay ayaa qurbaanka xadgudubkuna kiisii u yahay. Waa kan ugu quduusan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:5 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 21:5 (SOM) »
Oo markaas wadaaddada ah ilma Laawi waa inay soo dhowaadaan, waayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu iyaguu u doortay inay isaga u adeegaan iyo inay ku duceeyaan magaca Rabbiga, oo muran kasta iyo dhaawac kastaba siday iyagu yidhaahdaan ha laga yeelo.

Laawiyiintii 6:25 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 6:25 (SOM) »
La hadal Haaruun iyo wiilashiisa, oo waxaad ku tidhaahdaa, Kanu waa sharciga ku saabsan qurbaanka dembiga: meesha qurbaanka la gubo lagu gowraco waa in qurbaanka dembigana lagu gowracaa Rabbiga hortiisa, waayo, kaasu waa kan ugu wada quduusan.

Laawiyiintii 10:13 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 10:13 (SOM) »
Oo waa inaad ku cuntaan meel quduus ah, maxaa yeelay, waa intii adiga iyo wiilashaadaba looga amray qurbaannada Rabbiga oo dabka lagu sameeyo, waayo, aniga sidaasaa laygu amray.

Laawiyiintii 24:9 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 24:9 (SOM) »
Oo kibistaas waxaa iska yeelan doona Haaruun iyo wiilashiisa, oo waa inay meel daahir ah ku cunaan, waayo, taasu isaga waa ugu wada quduusan tahay qurbaannada Rabbiga ee dabka lagu sameeyo oo qaynuun weligiis ah loo amray.

Laawiyiintii 10:3 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 10:3 (SOM) »
Markaasaa Muuse Haaruun ku yidhi, Tanu waa wixii Rabbigu ka hadlay, oo uu yidhi, Aniga waa in quduus laygaga dhex dhigaa kuwa ii soo dhowaada, oo waa in laygu ammaanaa dadka oo dhan hortiisa. Oo Haaruunna wuu iska aamusay.

Available Bible Translations

American Standard Version
Ezekiel 42:13 (ASV) »
King James Version
Ezekiel 42:13 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Ezekiel 42:13 (GW) »
World English Bible
Ezekiel 42:13 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यहेजकेल 42:13 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਹਿਜ਼ਕੀਏਲ 42:13 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিহিষ্কেল 42:13 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
எசேக்கியேல் 42:13 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यहेज्केल 42:13 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యెహెజ్కేలు 42:13 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
હઝકિયેલ 42:13 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆಹೆಜ್ಕೇಲನು 42:13 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
حِزْقِيَال 42:13 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
יחזקאל 42:13 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Ezequiel 42:13 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Ê-xê-ki-ên 42:13 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Ezequiel 42:13 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
以 西 结 书 42:13 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
以 西 結 書 42:13 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Ezekieli 42:13 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Hesekiel 42:13 (SV1917) »
Библия на русском
Иезекииль 42:13 (RUSV) »
Українська Біблія
Єзекіїль 42:13 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Ezékiel 42:13 (KAR) »
Българска Библия
Езекил 42:13 (BULG) »
De Heilige Schrift
Ezechiël 42:13 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »