Cesraa 3:7 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Cesraa 3:7 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Cesraa 3:7 SOM - Oo waxay wastaadyadii iyo nijaarradii siiyeen - Bible Verse Picture

Cesraa 3:7 SOM

Oo waxay wastaadyadii iyo nijaarradii siiyeen lacag; oo kuwii reer Siidoon iyo kuwii reer Turosna waxay siiyeen cunto, iyo cabniin, iyo saliid si ay geedaha kedarka la yidhaahdo Lubnaan uga keenaan oo ay badda u soo marsiiyaan ilaa Yaafaa, sidii uu Kuuros oo ahaa boqorkii Faaris ugu oggolaaday.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Cesraa 3:7 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Previous Verse
« Cesraa 3:6 (SOM)

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Cesraa 3:7 SOM - Oo waxay wastaadyadii iyo nijaarradii siiyeen - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Cesraa 3:7 SOM - Oo waxay wastaadyadii iyo nijaarradii siiyeen - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Cesraa 3:7 SOM - Oo waxay wastaadyadii iyo nijaarradii siiyeen - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Cesraa 3:7 SOM - Oo waxay wastaadyadii iyo nijaarradii siiyeen - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Cesraa 3:7 SOM - Oo waxay wastaadyadii iyo nijaarradii siiyeen - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Cesraa 3:7 SOM - Oo waxay wastaadyadii iyo nijaarradii siiyeen - Bible Verse Picture
View New Tab

Cesraa 3:7 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Cesraa 3:7 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Boqorradii Kowaad 5:6 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 5:6 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed amar in Lubnaan layga soo jaro geedo kedar ah, oo addoommadayduna waxay la jiri doonaan addoommadaada, oo addoommadaadana in alla intii aad tidhaahdid ayaan kaaga kiraysan; waayo, waad garanaysaa inaan dhexdayada lagu arag wax dhirta u jari kara sida reer Siidoon.

Falimaha Rasuullada 12:20 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 12:20 (SOM) »
Dadka Turos iyo Siidoon ayuu aad uga xumaaday; markaasay u yimaadeen isagii iyagoo isku wada qalbi ah, oo waxay la saaxiibeen Balaastos kii gurigii boqorka u talin jiray, oo nabad bay ka baryeen, maxaa yeelay, waddankooda waxaa cuntada siin jiray waddankii boqorka.

Falimaha Rasuullada 9:36 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 9:36 (SOM) »
Haddaba waxaa Yaafaa joogi jirtay naag xer ah oo la odhan jiray Tabita taasoo micneheedu yahay Dorkas. Naagtaas waa camal wanaagsanayd, sadaqooyinna waa bixin jirtay.

Boqorradii Labaad 12:11 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 12:11 (SOM) »
Oo lacagtii la miisaamay ayay u dhiibeen kuwii shuqulka sameeyey, kuwaas oo guriga Rabbiga u talin jiray; oo waxay siiyeen nijaarradii iyo waxdhisayaashii ka shaqeeyey gurigii Rabbiga,

Falimaha Rasuullada 10:5 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 10:5 (SOM) »
Haddaba waxaad niman u dirtaa Yaafaa inay u soo yeedhaan Simoon kan la yidhaahdo Butros.

Boqorradii Kowaad 5:9 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 5:9 (SOM) »
Oo addoommadayda ayaa Lubnaan ka soo qaadi doona, oo keeni doona ilaa badda; oo xidhmooyin baan ka dhigayaa si ay badda u raacaan ilaa meeshii aad igula ballantay, oo waxaan ka dhigi doonaa in halkaas lagu kala furfuro, oo waad qaadan doontaa; oo adna waxaan doonayo ayaad ii dhammayn doontaa, adoo reerkayga cunto ii siinaya.

Yoonis 1:3 SOM Bible Verse Image
Yoonis 1:3 (SOM) »
Laakiinse Yoonis wuxuu u kacay inuu Rabbiga hortiisa ka cararo oo xagga Tarshiish u baxsado. Markaasuu Yaafaa u dhaadhacay oo wuxuu halkaas ka helay doonni Tarshiish tegaysa. Sidaas daraaddeed lacagtii nooliguu bixiyey, kolkaasuu gudaha galay, waayo, wuxuu doonayay inuu iyaga Tarshiish u raaco oo uu ka cararo Rabbiga hortiisa.

Yexesqeel 27:17 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 27:17 (SOM) »
Dalka Yahuudah iyo dalka Israa'iilna way kula baayacmushtari jireen, oo waxay alaabtaada kaga baayacmushtari jireen sarreenkii Minniid, iyo fannag macaan, iyo malab, iyo saliid, iyo beeyo.

Cesraa 6:3 SOM Bible Verse Image
Cesraa 6:3 (SOM) »
Sannaddii kowaad oo Boqor Kuuros ayaa Boqor Kuuros bixiyey amar ku saabsan guriga Ilaah oo Yeruusaalem ku yaal, oo wuxuu yidhi, Guriga ha la dhiso, kaasoo ah meeshii allabaryo lagu bixiyo, oo aasaaskiisana si adag ha loo dhigo, oo sarajooggiisu ha ahaado lixdan dhudhun, ballaadhkiisuna lixdan dhudhun;

Boqorradii Labaad 22:5 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 22:5 (SOM) »
Oo iyagu ha u dhiibeen shaqaalaha guriga Rabbiga u taliya, oo si meelaha guriga ka jajabay loo dhiso iyana ha u dhiibeen shaqaalaha guriga Rabbiga ku jira,

Taariikhdii Labaad 2:10 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 2:10 (SOM) »
Oo bal eeg, anigu addoommadaada alwaaxda jaraya waxaan siin doonaa labaatan kun oo kor oo ah sarreen la tumay, iyo labaatan kun oo kor oo ah shaciir, iyo labaatan kun oo bad oo khamri ah, iyo labaatan kun oo bad oo saliid ah.

Taariikhdii Labaad 24:12 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 24:12 (SOM) »
Oo boqorkii iyo Yehooyaadaac waxay lacagtii siin jireen kuwii samayn jiray hawshii adeegidda guriga Rabbiga, oo waxay soo kiraysteen wastaadyo iyo nijaarro si ay u cusboonaysiiyaan gurigii Rabbiga, oo waxay kaloo siin jireen kuwii bir iyo naxaas wax uga samayn jiray si ay gurigii Rabbiga ugu hagaajiyaan.

Available Bible Translations

American Standard Version
Ezra 3:7 (ASV) »
King James Version
Ezra 3:7 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Ezra 3:7 (GW) »
Berean Bible
Ezra 3:7 (BSB) »
World English Bible
Ezra 3:7 (WEB) »
Louis Segond 1910
Esdras 3:7 (LSG) »
Luther Bibel 1912
Esra 3:7 (LUTH1912) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
एज्रा 3:7 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਅਜ਼ਰਾ 3:7 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
ইজ্ৰা 3:7 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
எஸ்றா 3:7 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
एज्रा 3:7 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ఎజ్రా 3:7 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
એઝરા 3:7 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಎಜ್ರನು 3:7 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
عَزْرَا 3:7 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
עזרא 3:7 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Esdras 3:7 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Ê-xơ-ra 3:7 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Esdras 3:7 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Esdra 3:7 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
以 斯 拉 记 3:7 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
以 斯 拉 記 3:7 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Esdra 3:7 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Esra 3:7 (SV1917) »
Библия на русском
Ездра 3:7 (RUSV) »
Українська Біблія
Ездра 3:7 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Ezsdrás 3:7 (KAR) »
Българска Библия
Ездра 3:7 (BULG) »
Det Norsk Bibel
Esra 3:7 (NORSK) »
Biblia Takatifu
Ezra 3:7 (SWHULB) »
De Heilige Schrift
Ezra 3:7 (NLD) »
Dansk Bibel 1871
Ezra 3:7 (DA1871) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »