Xabaquuq 3:10 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Xabaquuq 3:10 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Xabaquuq 3:10 SOM - Buurihii way ku arkeen, oo way cabsadeen. Biyaha - Bible Verse Picture

Xabaquuq 3:10 SOM

Buurihii way ku arkeen, oo way cabsadeen. Biyaha xoogga lahuna way iska gudbeen, Moolkii codkiisuu ku hadlay, Gacmihiisiina kor buu u taagay.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Xabaquuq 3:10 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Previous Verse
« Xabaquuq 3:9 (SOM)

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Xabaquuq 3:10 SOM - Buurihii way ku arkeen, oo way cabsadeen. Biyaha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Xabaquuq 3:10 SOM - Buurihii way ku arkeen, oo way cabsadeen. Biyaha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Xabaquuq 3:10 SOM - Buurihii way ku arkeen, oo way cabsadeen. Biyaha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Xabaquuq 3:10 SOM - Buurihii way ku arkeen, oo way cabsadeen. Biyaha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Xabaquuq 3:10 SOM - Buurihii way ku arkeen, oo way cabsadeen. Biyaha - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Xabaquuq 3:10 SOM - Buurihii way ku arkeen, oo way cabsadeen. Biyaha - Bible Verse Picture
View New Tab

Xabaquuq 3:10 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Xabaquuq 3:10 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Cibraaniyada 11:29 SOM Bible Verse Image
Cibraaniyada 11:29 (SOM) »
Rumaysad bay ku dhex mareen Badda Cas sidii dhul engegan, laakiin markay Masriyiintu saas isku dayeen, way liqday.

Sabuurradii 93:3 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 93:3 (SOM) »
Rabbiyow, webiyadii kor bay u kaceen, Webiyadii codkooday kor u qaadeen, Oo webiyadii waxay kor u qaadeen hirarkoodii.

Ishacyaah 43:20 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 43:20 (SOM) »
Xayawaanka duurka, kuwaasoo ah dawacooyinka iyo gorayaduba way i sharfi doonaan; maxaa yeelay, cidladaan biyo uga siiyaa, oo lamadegaankaan webiyo uga jeexaa si aan u waraabiyo dadkayga aan doortay,

Yeremyaah 4:24 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 4:24 (SOM) »
Buurahaan fiiriyey, oo waxaan arkay inay gariirayeen, oo kurihii oo dhammuna way wada dhaqdhaqaaqayeen.

Sabuurradii 98:7 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 98:7 (SOM) »
Badda iyo waxa ka buuxaaba ha guuxeen, Dunida iyo kuwa dhex deggan oo dhammuna ha dhawaaqeen,

Matayos 27:51 SOM Bible Verse Image
Matayos 27:51 (SOM) »
Oo bal eeg, daahi macbudka ayaa kor ilaa hoos laba u kala dillaacay, dhulkiina waa gariiray, dhagaxyadiina waa kala dildillaaceen.

Yashuuca 4:23 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 4:23 (SOM) »
Waayo, Rabbiga Ilaahiinna ah baa hortiinna ka engejiyey biyihii Webi Urdun, ilaa aad ka soo gudubteen, sidii Rabbiga Ilaahiinna ahu u galay Badda Cas oo kale, tii uu hortayada ka engejiyey ilaa aannu ka gudubnay,

Yashuuca 4:18 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 4:18 (SOM) »
Oo markii wadaaddadii siday sanduuqa axdigii Rabbiga ay ka soo dhex bexeen Webi Urdun, oo ay cagaha u qaadeen dhul engegan, ayay biyihii Webi Urdun meeshoodii ku soo noqdeen, oo ay qararkiisii oo dhan ka daateen sidii markii hore.

Ishacyaah 63:11 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 63:11 (SOM) »
Markaas dadkiisii waxay soo xusuusteen waayihii hore ee Muuse, oo waxay yidhaahdeen, Meeh kii badda ka soo gudbiyey iyagii iyo adhijirkii idihiisa? Meeh kii Ruuxiisa Quduuska ah dhexdooda dhigay,

Sabuurradii 136:13 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 136:13 (SOM) »
Kan Badda Cas kala qaybiyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.

Ishacyaah 64:1 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 64:1 (SOM) »
Maad samooyinka soo jeexdid, oo maad hoos u soo dhaadhacdid, si ay buuruhu hortaada uga gariiraan

Baxniintii 19:16 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 19:16 (SOM) »
Oo maalintii saddexaad, markuu waagii beryay, waxaa dhacay onkod iyo hillaac, oo daruur qaro weyn baa buurtii soo dul joogsatay, oo waxaa yeedhay buun codkiisu aad iyo aad u weyn yahay, kolkaasay dadkii xerada ku jiray oo dhammu wada gariireen.

Available Bible Translations

American Standard Version
Habakkuk 3:10 (ASV) »
King James Version
Habakkuk 3:10 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Habakkuk 3:10 (GW) »
World English Bible
Habakkuk 3:10 (WEB) »
Louis Segond 1910
Habacuc 3:10 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
हबक्कूक 3:10 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਹਬੱਕੂਕ 3:10 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
হবক্কুক 3:10 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஆபகூக் 3:10 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
हबक्कूक 3:10 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
హబక్కూకు 3:10 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
હબાક્કુક 3:10 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಹಬಕ್ಕೂಕನು 3:10 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
حَبَقُّوق 3:10 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
חבקוק 3:10 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Habacuque 3:10 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Ha-ba-cúc 3:10 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Habacuc 3:10 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Abacuc 3:10 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
哈 巴 谷 书 3:10 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
哈 巴 谷 書 3:10 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Habakuku 3:10 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Habackuk 3:10 (SV1917) »
Библия на русском
Аввакум 3:10 (RUSV) »
Українська Біблія
Авакум 3:10 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Habakuk 3:10 (KAR) »
Българска Библия
Авакум 3:10 (BULG) »
De Heilige Schrift
Habakuk 3:10 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »