Cibraaniyada 9:22 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Cibraaniyada 9:22 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Cibraaniyada 9:22 SOM - Inta badan wax walba waxaa lagu nadiifiyaa dhiig - Bible Verse Picture

Cibraaniyada 9:22 SOM

Inta badan wax walba waxaa lagu nadiifiyaa dhiig sida sharcigu leeyahay, oo dhiigdaadinla'aan dembidhaaf ma jiro.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Cibraaniyada 9:22 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Cibraaniyada 9:22 SOM - Inta badan wax walba waxaa lagu nadiifiyaa dhiig - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Cibraaniyada 9:22 SOM - Inta badan wax walba waxaa lagu nadiifiyaa dhiig - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Cibraaniyada 9:22 SOM - Inta badan wax walba waxaa lagu nadiifiyaa dhiig - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Cibraaniyada 9:22 SOM - Inta badan wax walba waxaa lagu nadiifiyaa dhiig - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Cibraaniyada 9:22 SOM - Inta badan wax walba waxaa lagu nadiifiyaa dhiig - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Cibraaniyada 9:22 SOM - Inta badan wax walba waxaa lagu nadiifiyaa dhiig - Bible Verse Picture
View New Tab

Cibraaniyada 9:22 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Cibraaniyada 9:22 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Laawiyiintii 17:11 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 17:11 (SOM) »
Waayo, jiidhka noloshiisii waxay ku dhex jirtaa dhiigga; oo anna waxaan meesha allabariga dusheeda idiinku siiyey in nafihiinna loogu kafaaro gudo, waayo, waa dhiigga waxa loogu kafaaro gudaa nolosha daraaddeed.

Laawiyiintii 6:7 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 6:7 (SOM) »
Oo wadaadkuna waa inuu isaga kafaaraggud ugu sameeyaa Rabbiga hortiisa, oo isna waa laga cafiyi doonaa wixii uu sameeyey oo uu ku eedaysan yahay oo dhanba.

Laawiyiintii 4:35 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 4:35 (SOM) »
Oo xaydhiisa oo dhanna waa inuu ka bixiyaa sidii xaydhii laga qaado wanka yara oo ahaa allabarigii qurbaannada nabaadiinada ah, oo wadaadku waa inuu ku dul gubaa meesha allabariga, sidii qurbaannadii Rabbiga dabka loogu sameeyo, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud u sameeyaa dembigiisii uu dembaabay, oo isna waa la cafiyi doonaa.

Laawiyiintii 14:14 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 14:14 (SOM) »
Oo wadaadku waa inuu qaadaa dhiigga qurbaanka xadgudubka qaarkiis, oo waa inuu dhiigga taabsiiyaa kan la daahirinayo caaradda dhegtiisa midig, iyo suulka gacantiisa midig, iyo suulka cagtiisa midigba.

Laawiyiintii 5:18 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 5:18 (SOM) »
Oo isagu waa inuu idaha ka soo bixiyaa wan aan iin lahayn oo aad adigu qiimaysay, oo waa inuu wadaadka ugu dhiibaa qurbaan xadgudub, oo wadaadkuna waa inuu kafaaraggud u sameeyaa wixii uu kama' ugu qaldamay isagoo aan ogayn, oo isna waa la cafiyi doonaa.

Laawiyiintii 4:20 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 4:20 (SOM) »
Oo dibiga ha ku sameeyo siduu ku sameeyey dibigii qurbaanka dembiga oo kale, oo kanna sidaas oo kale ha ku sameeyo; oo wadaadku iyaga kafaaraggud ha u sameeyo, oo iyana waa la cafiyi doonaa.

Laawiyiintii 14:6 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 14:6 (SOM) »
Oo shimbirta nool iyo qoriga kedarka ah, iyo waxa casaanta ah iyo geedka husobka ahba waa inuu soo qaadaa oo iyaga iyo shimbirta noolba waa inuu dhex geliyaa dhiigga shimbirtii biyaha socda lagu kor gowracay.

Laawiyiintii 4:26 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 4:26 (SOM) »
Oo xaydhiisa oo dhanna waa inuu ku dul gubaa meesha allabariga, sidii xaydhii allabariga qurbaannada nabaadiinada ah oo kale, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud u sameeyaa dembigiisii, oo isna waa la cafiyi doonaa.

Laawiyiintii 5:12 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 5:12 (SOM) »
Oo waa inuu wadaadka u keenaa, oo wadaadkuna waa inuu cantoobo muggeed uga qaataa xusuus, oo meesha allabariga ha ku dul gubo, sidii qurbaannada Rabbiga dabka loogu sameeyo, waayo, waa qurbaan dembi.

Laawiyiintii 5:10 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 5:10 (SOM) »
Oo tan labaadna waa inuu qurbaan la gubo ugu bixiyo si qaynuunka waafaqsan, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud u sameeyaa dembigiisii uu dembaabay, oo isna waa la cafiyi doonaa.

Laawiyiintii 14:25 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 14:25 (SOM) »
Oo waa inuu gowracaa wanka qurbaanka xadgudubka ah, oo wadaadku waa inuu dhiigga qurbaanka xadgudubka qaarkiis soo qaadaa, oo taabsiiyaa kan la daahirinayo caaradda dhegtiisa midig, iyo suulka gacantiisa midig, iyo suulka cagtiisa midigba.

Laawiyiintii 14:51 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 14:51 (SOM) »
Oo isagu markaas waa inuu soo qaadaa qoriga kedarka ah, iyo geedka husobka ah, iyo waxa casaanta ah iyo shimbirta nool, oo iyaga waa inuu dhex geliyaa dhiigga shimbirtii la gowracay iyo biyaha socdaba, oo markaas waa inuu toddoba jeer guriga ku saydhsaydhaa.

Available Bible Translations

American Standard Version
Hebrews 9:22 (ASV) »
King James Version
Hebrews 9:22 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Hebrews 9:22 (GW) »
World English Bible
Hebrews 9:22 (WEB) »
Louis Segond 1910
Hébreux 9:22 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
इब्रानियों 9:22 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਇਬਰਾਨੀ 9:22 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
হিব্রুদের 9:22 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
எபிரெயர் 9:22 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
इब्री लोकांस 9:22 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
హెబ్రీ పత్రిక 9:22 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
હિબ્રૂઓને 9:22 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಇಬ್ರಿಯರಿಗೆ 9:22 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
عِبرانِيّين 9:22 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
האגרת אל העברים 9:22 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Hebreus 9:22 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Hê-bơ-rơ 9:22 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Hebreos 9:22 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Ebrei 9:22 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
希 伯 来 书 9:22 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
希 伯 來 書 9:22 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Hebrenjve 9:22 (ALB) »
Библия на русском
Евреям 9:22 (RUSV) »
Українська Біблія
євреїв 9:22 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Zsidók 9:22 (KAR) »
Българска Библия
Евреи 9:22 (BULG) »
De Heilige Schrift
Hebreeën 9:22 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »