Ishacyaah 50:1 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Ishacyaah 50:1 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Ishacyaah 50:1 SOM - Rabbigu wuxuu leeyahay, Meeday warqaddii - Bible Verse Picture

Ishacyaah 50:1 SOM

Rabbigu wuxuu leeyahay, Meeday warqaddii furniinka ee hooyadiin, oo aan ku eryay? Waase kuma kan ka mid ah kuwa daynka iga qaba oo aan idinka iibiyey? Bal eega, xumaatooyinkiina aawadood ayaa laydiin iibiyey, oo xadgudubyadiinna aawadood ayaa hooyadiin lagu furay.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Ishacyaah 50:1 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Ishacyaah 50:1 SOM - Rabbigu wuxuu leeyahay, Meeday warqaddii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Ishacyaah 50:1 SOM - Rabbigu wuxuu leeyahay, Meeday warqaddii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Ishacyaah 50:1 SOM - Rabbigu wuxuu leeyahay, Meeday warqaddii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Ishacyaah 50:1 SOM - Rabbigu wuxuu leeyahay, Meeday warqaddii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Ishacyaah 50:1 SOM - Rabbigu wuxuu leeyahay, Meeday warqaddii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Ishacyaah 50:1 SOM - Rabbigu wuxuu leeyahay, Meeday warqaddii - Bible Verse Picture
View New Tab

Ishacyaah 50:1 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Ishacyaah 50:1 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:30 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 32:30 (SOM) »
Haddaan Dhagaxoodii iyaga iibin, Oo aan Rabbigu iyaga gacanta u gelin, Sidee baa nin keliya kun u eryi karaa? Labase sidee bay toban kun u didin karaan?

Yeremyaah 3:8 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 3:8 (SOM) »
Boqortooyadii Israa'iil ee dib u noqotay way sinaysatay, oo taas daraaddeed ayaan iyadii furay oo waxaan siiyey warqaddii furniinkeeda, oo waxaan arkay in walaasheedii Yahuudah oo sirreyda ahayd innaba aanay weli cabsan, laakiinse iyana ay tagtay oo dhillowday.

Matayos 18:25 SOM Bible Verse Image
Matayos 18:25 (SOM) »
Laakiin wuxuu ku bixiyo ma uu haysan. Markaasaa sayidkii wuxuu ku amray in la iibiyo isaga iyo naagtiisa iyo carruurtiisa iyo wuxuu lahaa oo dhan, oo lagu bixiyo.

Nexemyaah 5:5 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 5:5 (SOM) »
Haddaba jiidhkayagu waa sida jiidhka walaalahayo, oo carruurtayaduna waa sida carruurtooda oo kale, oo bal eeg, wiilashayadii iyo gabdhahayagii ayaannu u bixinaynaa inay addoommo noqdaan, oo gabdhahayagii qaarkood mar horaa la addoonsaday; oo annana ma lihin itaal aan wax kaga tarno, waayo, dad kalaa wada haysta beerahayagii iyo beerahayagii canabka ahaa oo dhan.

Boqorradii Labaad 4:1 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 4:1 (SOM) »
Haddaba waxaa Eliishaa u qaylisay naag u dhaxday qoonkii nebiyada ahaa midkood, oo waxay ku tidhi, Ninkaygii oo addoonkaaga ahaa waa dhintay, oo adna waad og tahay inuu addoonkaagu Rabbiga ka cabsan jiray. Oo nin deyn nagu lahaa ayaa u yimid inuu labadayda carruurta ah iga qaato oo addoommo ka dhigto.

Ishacyaah 52:3 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 52:3 (SOM) »
Waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Idinka waxaa laydinku iibiyey wax aan waxba ahayn, oo haddana lacagla'aan baa laydinku soo furan doonaa.

Yeremyaah 3:1 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 3:1 (SOM) »
Waxaa la yidhaahdaa, Haddii nin naagtiisa iska furo, oo ay ka tagto isaga, oo ay nin kale naagtiis noqoto, kii qabi jiray miyuu iyada u soo noqdaa? Miyaan dalkaasu aad u nijaasoobayn? Laakiinse adigu waxaad ka dhillaysatay saaxiibbo badan, oo haddana miyaad ii soo noqon doontaa? ayaa Rabbigu leeyahay.

Hoosheeca 2:2 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 2:2 (SOM) »
Hooyadiin barya, ee barya, waayo, iyadu ma aha afadaydii, oo aniguna ma ahi ninkeedii. Oo wejigeeda ha ka fogayso dhillanimadeeda, oo sinadeedana ha ka fujiso naasaheeda dhexdooda,

Ishacyaah 59:1 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 59:1 (SOM) »
Bal eega, Rabbiga gacantiisu inay wax badbaadiso kama gaabna, oo dhegihiisuna inay wax maqlaan kama awdna,

Markos 10:4 SOM Bible Verse Image
Markos 10:4 (SOM) »
Waxay yidhaahdeen, Muuse waa fasaxay in warqaddii furniinta la dhigo oo la furo.

Sabuurradii 44:12 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 44:12 (SOM) »
Dadkaaga qiimola'aan baad ku iibisaa, Oo maalkaagana kuma aad kordhin qiimahoodii.

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:1 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 24:1 (SOM) »
Haddii nin naag qaato oo uu guursado, oo dabadeed uusan raalli ka ahayn, sababtuna ay tahay ceeb uu iyada ka dhex helay, markaas isagu ha u qoro warqaddii furniinka oo iyada gacanta ha u geliyo, gurigiisana ha ka eryo.

Available Bible Translations

American Standard Version
Isaiah 50:1 (ASV) »
King James Version
Isaiah 50:1 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Isaiah 50:1 (GW) »
World English Bible
Isaiah 50:1 (WEB) »
Louis Segond 1910
Ésaïe 50:1 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यशायाह 50:1 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਯਸਾਯਾਹ 50:1 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিচয়া 50:1 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஏசாயா 50:1 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यशया 50:1 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యెషయా 50:1 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
યશાયા 50:1 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆಶಾಯನು 50:1 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
إِشَعْيَاءَ 50:1 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ישעיה 50:1 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Isaías 50:1 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
I-sai-a 50:1 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Isaías 50:1 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Isaia 50:1 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
以 赛 亚 书 50:1 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
以 賽 亞 書 50:1 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Isaia 50:1 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Jesaja 50:1 (SV1917) »
Библия на русском
Исаия 50:1 (RUSV) »
Українська Біблія
Ісая 50:1 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Ézsaiás 50:1 (KAR) »
Българска Библия
Исая 50:1 (BULG) »
De Heilige Schrift
Jesaja 50:1 (NLD) »
Dansk Bibel 1871
Esajas 50:1 (DA1871) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »