Yeremyaah 44:22 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Yeremyaah 44:22 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Yeremyaah 44:22 SOM - Markaasuu Rabbigu u sii adkaysan kari waayay, - Bible Verse Picture

Yeremyaah 44:22 SOM

Markaasuu Rabbigu u sii adkaysan kari waayay, waana sharka falimihiinna iyo karaahiyada aad samayseen aawadood, oo sidaas daraaddeed dalkiinnii wuxuu u noqday cidla, iyo wax laga yaabo, iyo inkaar, oo ciduna ma deggana siday maantadan tahay.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Yeremyaah 44:22 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Yeremyaah 44:22 SOM - Markaasuu Rabbigu u sii adkaysan kari waayay, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Yeremyaah 44:22 SOM - Markaasuu Rabbigu u sii adkaysan kari waayay, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Yeremyaah 44:22 SOM - Markaasuu Rabbigu u sii adkaysan kari waayay, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Yeremyaah 44:22 SOM - Markaasuu Rabbigu u sii adkaysan kari waayay, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Yeremyaah 44:22 SOM - Markaasuu Rabbigu u sii adkaysan kari waayay, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Yeremyaah 44:22 SOM - Markaasuu Rabbigu u sii adkaysan kari waayay, - Bible Verse Picture
View New Tab

Yeremyaah 44:22 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Yeremyaah 44:22 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Yeremyaah 25:18 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 25:18 (SOM) »
Yeruusaalem, iyo magaalooyinka dalka Yahuudah, iyo boqorradooda, iyo amiirradooda, si aan iyaga uga dhigo cidla, iyo wax laga yaabo oo lagu foodhyo, iyo inkaar, siday maantaba tahay,

Yeremyaah 18:16 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 18:16 (SOM) »
si ay dalkoodii uga dhigaan cidla laga yaabo iyo wax had iyo goorba lagu foodhyo. Mid kasta oo ag maraaba wuu yaabi doonaa, oo madaxuu luli doonaa.

Yeremyaah 25:38 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 25:38 (SOM) »
Wuxuu meeshiisii qarsoonayd uga soo baxay sidii libaax oo kale, waayo, dalkoodii cidla buu noqday, waana baabbi'iyaha cadhadiisa aawadeed iyo xanaaqiisa kulul aawadiis.

Yeremyaah 44:12 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 44:12 (SOM) »
Oo waxaan qaadan doonaa kuwa dadka Yahuudah ka hadhay ee wejigooda ku qummaatiyey inay dalka Masar galaan oo ay halkaas degaan, oo kulligoodna way wada baabbi'i doonaan, oo waxay ku le'an doonaan dalka Masar. Waxaa baabba' ka dhigi doona seef iyo abaar, wayna wada dhiman doonaan, oo kan ugu yar ilaa kan ugu weyn waxay ku baabbi'i doonaan seef iyo abaar, oo waxay wada noqon doonaan wax aad loo karho, iyo wax laga yaabo, iyo inkaar iyo cay.

Ishacyaah 7:13 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 7:13 (SOM) »
Oo isna wuxuu yidhi, Reer Daa'uudow, bal haatan i maqla, ma wax yar bay idinku tahay inaad dadka daalisaan? Oo weliba Ilaahaygana miyaad daalinaysaan?

Ishacyaah 43:24 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 43:24 (SOM) »
Qasab macaan lacag iiguma aydaan soo iibin, oo baruurtii allabaryadiinnana igama aydaan dherjin, laakiinse waxaad aad iigu dhibteen dembiyadiinnii, oo waxaad igu daaliseen xumaatooyinkiinnii.

Malaakii 2:17 SOM Bible Verse Image
Malaakii 2:17 (SOM) »
Waxaad Rabbiga ku daaliseen erayadiinna, oo weliba waxaad tidhaahdaan, War sidee baannu isaga u daalinnay? Waad daalisaan markaad tidhaahdaan, Ku alla kii shar falaaba waa ku wanaagsan yahay Rabbiga hortiisa, oo isagu wuu ku farxaa. Amase markaad tidhaahdaan, Meeh Ilaahii caddaaladdu?

Yeremyaah 25:11 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 25:11 (SOM) »
Oo dalkan oo dhammuna wuxuu noqon doonaa cidla iyo wax laga yaabo, oo quruumahanuna toddobaatan sannadood ayay boqorka Baabuloon u adeegi doonaan.

Daanyeel 9:12 SOM Bible Verse Image
Daanyeel 9:12 (SOM) »
Hadalladiisii uu kaga hadlay annaga iyo xaakinnadayada na xukumi jiray wuxuu ku adkeeyey xumaan weyn oo uu nagu soo dejiyey; waayo, samada hoosteeda oo dhan laguma samayn waxa Yeruusaalem lagu sameeyey oo kale.

Caamoos 2:13 SOM Bible Verse Image
Caamoos 2:13 (SOM) »
Bal eega, hoostiina baan ugu hoos riixmay sida gaadhiga xidhmooyin bal ah ka buuxan u riixmo.

Yexesqeel 5:13 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 5:13 (SOM) »
Oo sidaasaa xanaaqaygu ku dhammaystirmi doonaa, cadhadaydana iyagaan ku dejin doonaa, markaasaan qaboobi doonaa, oo waxay ogaan doonaan inaan aniga Rabbiga ahu qiiradayda kula hadlay markaan cadhadaydii korkooda ku dhammaystiray.

Baroorashadii Yeremyaah 2:15 SOM Bible Verse Image
Baroorashadii Yeremyaah 2:15 (SOM) »
Waxa ag mara oo dhammu way kugu sacbiyaan, Wayna ku foodhyaan oo ay madaxa ku lulaan magaalada Yeruusaalem, oo waxay isku yidhaahdaan, Tanu ma magaaladii la odhan jiray Kaamilnimada quruxda iyo farxadda dunida oo dhan baa?

Available Bible Translations

American Standard Version
Jeremiah 44:22 (ASV) »
King James Version
Jeremiah 44:22 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Jeremiah 44:22 (GW) »
World English Bible
Jeremiah 44:22 (WEB) »
Louis Segond 1910
Jérémie 44:22 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यिर्मयाह 44:22 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਯਿਰਮਿਯਾਹ 44:22 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিৰিমিয়া 44:22 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
எரேமியா 44:22 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यिर्मया 44:22 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యిర్మీయా 44:22 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
યર્મિયા 44:22 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆರೆಮೀಯನು 44:22 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
إِرْمِيَا 44:22 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ירמיה 44:22 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Jeremias 44:22 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Giê-rê-mi-a 44:22 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Jeremías 44:22 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
耶 利 米 书 44:22 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
耶 利 米 書 44:22 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Jeremia 44:22 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Jeremia 44:22 (SV1917) »
Библия на русском
Иеремия 44:22 (RUSV) »
Українська Біблія
Єремія 44:22 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Jeremiás 44:22 (KAR) »
Българска Библия
Еремия 44:22 (BULG) »
De Heilige Schrift
Jeremia 44:22 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »