Luukos 1:7 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Luukos 1:7 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Luukos 1:7 SOM - Ilmo ma ay lahayn, waayo, Elisabed madhalays bay - Bible Verse Picture

Luukos 1:7 SOM

Ilmo ma ay lahayn, waayo, Elisabed madhalays bay ahayd, oo labadooduba way da'weynaayeen.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Luukos 1:7 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Previous Verse
« Luukos 1:6 (SOM)

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Luukos 1:7 SOM - Ilmo ma ay lahayn, waayo, Elisabed madhalays bay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Luukos 1:7 SOM - Ilmo ma ay lahayn, waayo, Elisabed madhalays bay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Luukos 1:7 SOM - Ilmo ma ay lahayn, waayo, Elisabed madhalays bay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Luukos 1:7 SOM - Ilmo ma ay lahayn, waayo, Elisabed madhalays bay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Luukos 1:7 SOM - Ilmo ma ay lahayn, waayo, Elisabed madhalays bay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Luukos 1:7 SOM - Ilmo ma ay lahayn, waayo, Elisabed madhalays bay - Bible Verse Picture
View New Tab

Luukos 1:7 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Luukos 1:7 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Cibraaniyada 11:11 SOM Bible Verse Image
Cibraaniyada 11:11 (SOM) »
Saarah qudheedu rumaysad bay ku heshay xoog ay ku uuraysato, oo iyadoo dhaaftay wakhtigii dhalmada ayay dhashay, waayo, waxay ku tirisay ku aamin ah kii u ballanqaaday.

Bilowgii 18:11 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 18:11 (SOM) »
Haddaba Ibraahim iyo Saarah way da' weynaayeen; gabow bayna la dhaceen; caadadii naaguhuna Saarah way ka joogsatay.

Samuu'eel Kowaad 1:2 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 1:2 (SOM) »
oo wuxuu lahaa laba naagood, middood magaceeda waxaa la odhan jiray Xannaah, tan kale magaceeduna wuxuu ahaa Feninnaah. Feninnaah carruur bay lahayd, laakiinse Xannaah carruur ma lahayn.

Bilowgii 25:21 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 25:21 (SOM) »
Isxaaqna naagtiisuu Rabbiga u baryay, maxaa yeelay, madhalays bay ahayd, Rabbiguna waa ka aqbalay, markaasay naagtiisii Rebeqah uuraysatay.

Xaakinnada 13:2 SOM Bible Verse Image
Xaakinnada 13:2 (SOM) »
Oo waxaa jiray nin reer Sorcaah ah, oo jilibkiisuna ahaa reer Daan, magiciisana waxaa la odhan jiray Maanoo'ax, oo naagtiisuna madhalays bay ahayd, oo ma ay dhali jirin.

Bilowgii 17:17 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 17:17 (SOM) »
Markaasuu Ibraahim wejiga u dhacay, oo qoslay, oo qalbigiisa wuxuu iska yidhi, Ma ilmaa u dhalan doona nin boqol jir ah? Oo Saarah oo sagaashan jir ihi miyey dhali doontaa?

Bilowgii 16:1 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 16:1 (SOM) »
Saaray oo ahayd Aabraam naagtiisii carruur uma ay dhalin isagii: waxayna lahayd gabadh midiidin ah, oo Masriyad ah, magaceedana waxaa la odhan jiray Haagaar.

Bilowgii 30:1 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 30:1 (SOM) »
Raaxeelna markay aragtay inaanay Yacquub carruur u dhalin, ayay walaasheed ka masayrtay; oo waxay Yacquub ku tidhi, Carruur i sii, haddii kalese waan dhiman.

Samuu'eel Kowaad 1:5 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 1:5 (SOM) »
laakiinse Xannaah wuxuu siiyey qayb labanlaab ah; maxaa yeelay, Xannaah wuu jeclaa, laakiinse Rabbigaa maxalkeedii xidhay.

Boqorradii Kowaad 1:1 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 1:1 (SOM) »
Haddaba Boqor Daa'uud wuu gaboobay, da' buuna la dhacay, oo waxay huwiyeen dhar, laakiinse kulayl ma uu helin.

Boqorradii Labaad 4:14 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 4:14 (SOM) »
Oo isna wuxuu yidhi, Haddaba maxaa loo sameeyaa iyada? Kolkaasaa Geexasii wuxuu ku jawaabay, Runtii iyadu wiil ma leh, oo ninkeeduna waa oday.

Rooma 4:19 SOM Bible Verse Image
Rooma 4:19 (SOM) »
Isagoo aan rumaysadkii ku tabaryaraan wuxuu ka fikiray jidhkiisii sida meyd oo kale ahaa (isagoo boqol jir ku dhow) iyo meydnimadii maxalkii Saarah.

Available Bible Translations

American Standard Version
Luke 1:7 (ASV) »
King James Version
Luke 1:7 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Luke 1:7 (GW) »
Berean Bible
Luke 1:7 (BSB) »
World English Bible
Luke 1:7 (WEB) »
Louis Segond 1910
Luc 1:7 (LSG) »
Luther Bibel 1912
Lukas 1:7 (LUTH1912) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
लूका 1:7 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਲੂਕਾ 1:7 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
লূক 1:7 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
லூக்கா 1:7 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
लूक 1:7 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
లూకా 1:7 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
લૂક 1:7 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಲೂಕನು 1:7 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
لُوقا 1:7 (AVD) »
Bíblia Sagrada Português
Lucas 1:7 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Lu-ca 1:7 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Lucas 1:7 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Luca 1:7 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
路 加 福 音 1:7 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
路 加 福 音 1:7 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Luka 1:7 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Lukas 1:7 (SV1917) »
Библия на русском
Луки 1:7 (RUSV) »
Українська Біблія
Луки 1:7 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Lukács 1:7 (KAR) »
Българска Библия
Лука 1:7 (BULG) »
Det Norsk Bibel
Lukas 1:7 (NORSK) »
Biblia Takatifu
Luka 1:7 (SWHULB) »
De Heilige Schrift
Lukas 1:7 (NLD) »
Dansk Bibel 1871
Lukas 1:7 (DA1871) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »