Luukos 8:32 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Luukos 8:32 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Luukos 8:32 SOM - Halkaa waxaa joogay daaqsin doofaarro badan ah oo - Bible Verse Picture

Luukos 8:32 SOM

Halkaa waxaa joogay daaqsin doofaarro badan ah oo buurta daaqaysa. Waxayna ka baryeen inuu u fasaxo inay kuwaas galaan. Kolkaasuu u fasaxay.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Luukos 8:32 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Previous Verse
« Luukos 8:31 (SOM)

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Luukos 8:32 SOM - Halkaa waxaa joogay daaqsin doofaarro badan ah oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Luukos 8:32 SOM - Halkaa waxaa joogay daaqsin doofaarro badan ah oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Luukos 8:32 SOM - Halkaa waxaa joogay daaqsin doofaarro badan ah oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Luukos 8:32 SOM - Halkaa waxaa joogay daaqsin doofaarro badan ah oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Luukos 8:32 SOM - Halkaa waxaa joogay daaqsin doofaarro badan ah oo - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Luukos 8:32 SOM - Halkaa waxaa joogay daaqsin doofaarro badan ah oo - Bible Verse Picture
View New Tab

Luukos 8:32 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Luukos 8:32 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Ishacyaah 65:4 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 65:4 (SOM) »
Waxay fadhiyaan xabaalaha dhexdooda, oo meelo qarsoon bayna ku hoydaan. Hilib doofaar bay cunaan oo weelashoodana waxaa ku jira maraq waxyaalo karaahiyo ah laga sameeyey,

Ishacyaah 66:3 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 66:3 (SOM) »
Kii dibi gowracaa wuxuu la mid yahay mid nin dilay oo kale, kii wan yar allabari ahaan u bixiyaana wuxuu la mid yahay mid eey qoorta ka jebiya oo kale, oo kii qurbaan bixiyaana wuxuu la mid yahay sida isagoo doofaar dhiiggiis bixiya oo kale, oo kii foox shidaana wuxuu la mid yahay sida isagoo sanam ammaana. Hubaal waxay doorteen jidadkooda, oo naftooduna waxay ku faraxdaa karaahiyadooda.

1 Yooxanaa 4:4 SOM Bible Verse Image
1 Yooxanaa 4:4 (SOM) »
Carruurtiiyey, kuwa Ilaah baad tihiin, oo iyagaad ka adkaateen; maxaa yeelay, Ka idinku jira ayaa ka weyn ka dunida ku jira.

Yooxanaa 19:11 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 19:11 (SOM) »
Ciise ayaa ugu jawaabay, Amarna iguma aad lahaateen haddaan xagga sare lagaa siin. Sidaa daraaddeed kii ii soo kaa gacangeliyey ayaa kaa dembi weyn.

Markos 5:11 SOM Bible Verse Image
Markos 5:11 (SOM) »
Buurta sinteedana waxaa joogay daaqsin weyn oo doofaarro ah oo daaqaysa.

Matayos 8:30 SOM Bible Verse Image
Matayos 8:30 (SOM) »
Waxaa iyaga ka fogaa daaqsin doofaarro badan ah oo daaqaysa.

Laawiyiintii 11:7 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 11:7 (SOM) »
Oo doofaarkana ha cunina, maxaa yeelay, isaga raafkiisu waa kala jeexan yahay, oo qanjaafiluu leeyahay, laakiinse calyanaqsiga ma raamsado, sidaas daraaddeed isagu waa idinka nijaas.

Sabuurradii 62:11 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 62:11 (SOM) »
Ilaah mar buu hadlay, Oo laba goor baan maqlay, In Ilaah xoogga iska leeyahay,

Ayuub 1:12 SOM Bible Verse Image
Ayuub 1:12 (SOM) »
Markaaasaa Rabbigu wuxuu Shayddaan ku yidhi, Bal eeg, wuxuu haysto oo dhammu gacantaaday ku jiraan, laakiinse isaga nafsaddiisa waa inaadan far saarin. Markaasaa Shayddaan Rabbiga hortiisii ka tegey.

Ayuub 1:10 SOM Bible Verse Image
Ayuub 1:10 (SOM) »
Sow deyr kuma aad wareejin isaga, iyo reerkiisa, iyo waxa uu haysto oo dhanba? Shuqulkii gacmihiisaad barakaysay, oo xoolihiisiina dhulkay aad ugu bateen.

Ayuub 2:6 SOM Bible Verse Image
Ayuub 2:6 (SOM) »
Markaasaa Rabbigu wuxuu Shayddaan ku yidhi, Bal eeg, gacantaaduu ku jiraa, waxaadse u daysaa naftiisa.

Boqorradii Kowaad 22:22 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 22:22 (SOM) »
Kolkaasaa Rabbigu ku yidhi, Sidee baad u soo sasabaysaa? Isna wuxuu yidhi, Anigu waan tegayaa oo waxaan noqonayaa ruux beenlow ah oo afka nebiyadiisa oo dhan ku jira. Oo Rabbigu wuxuu yidhi, Adigu waad sasabi doontaa oo weliba waad ka adkaan doontaa, haddaba tag oo saas yeel.

Available Bible Translations

American Standard Version
Luke 8:32 (ASV) »
King James Version
Luke 8:32 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Luke 8:32 (GW) »
World English Bible
Luke 8:32 (WEB) »
Louis Segond 1910
Luc 8:32 (LSG) »
Luther Bibel 1912
Lukas 8:32 (LUTH1912) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
लूका 8:32 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਲੂਕਾ 8:32 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
লূক 8:32 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
லூக்கா 8:32 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
लूक 8:32 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
లూకా 8:32 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
લૂક 8:32 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಲೂಕನು 8:32 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
لُوقا 8:32 (AVD) »
Bíblia Sagrada Português
Lucas 8:32 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Lu-ca 8:32 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Lucas 8:32 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Luca 8:32 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
路 加 福 音 8:32 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
路 加 福 音 8:32 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Luka 8:32 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Lukas 8:32 (SV1917) »
Библия на русском
Луки 8:32 (RUSV) »
Українська Біблія
Луки 8:32 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Lukács 8:32 (KAR) »
Българска Библия
Лука 8:32 (BULG) »
Det Norsk Bibel
Lukas 8:32 (NORSK) »
Biblia Takatifu
Luka 8:32 (SWHULB) »
De Heilige Schrift
Lukas 8:32 (NLD) »
Dansk Bibel 1871
Lukas 8:32 (DA1871) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »