Markos 16:17 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Markos 16:17 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Markos 16:17 SOM - Calaamooyinkanna ayaa la socon doona kuwa - Bible Verse Picture

Markos 16:17 SOM

Calaamooyinkanna ayaa la socon doona kuwa rumaysta. Magacayga ayay jinniyo ku saari doonaan, afaf cuscusubna ayay ku hadli doonaan,

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Markos 16:17 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Previous Verse
« Markos 16:16 (SOM)

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Markos 16:17 SOM - Calaamooyinkanna ayaa la socon doona kuwa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Markos 16:17 SOM - Calaamooyinkanna ayaa la socon doona kuwa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Markos 16:17 SOM - Calaamooyinkanna ayaa la socon doona kuwa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Markos 16:17 SOM - Calaamooyinkanna ayaa la socon doona kuwa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Markos 16:17 SOM - Calaamooyinkanna ayaa la socon doona kuwa - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Markos 16:17 SOM - Calaamooyinkanna ayaa la socon doona kuwa - Bible Verse Picture
View New Tab

Markos 16:17 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Markos 16:17 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

1 Korintos 12:28 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 12:28 (SOM) »
Ilaah markii hore kiniisadda qaar wuxuu uga dhigay rasuullo, markii labaadna qaar kale nebiyo, markii saddexaadna qaar kale macallimiin, dabadeedna qaar cajaa'ibyo sameeya, qaarna kuwo leh hadiyado wax lagu bogsiiyo, qaarna kaalmeeyayaal, qaarna taliyayaal, iyo qaar afaf kala cayn ah ku hadla.

Falimaha Rasuullada 5:16 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 5:16 (SOM) »
Oo waxaa kaloo ku soo ururay dad badan oo ka yimid magaalooyinkii Yeruusaalem ku wareegsanaa, iyagoo wada dad buka iyo kuwo jinniyo wasakh lahu derdereen; oo kulligood waa la wada bogsiiyey.

Luukos 10:17 SOM Bible Verse Image
Luukos 10:17 (SOM) »
Toddobaatankii farxad ayay la soo noqdeen, iyagoo leh, Sayidow, xataa jinniyadu magacaaga ayay nooga dambeeyaan.

Falimaha Rasuullada 8:7 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 8:7 (SOM) »
Waayo, kuwo badan oo jinniyo wasakh leh qabay, jinniyadii oo cod weyn ku qaylinaya ayaa ka soo baxay, oo kuwo badan oo curyaan ahaa iyo laangadhayaashiiba waa la bogsiiyey.

Falimaha Rasuullada 10:46 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 10:46 (SOM) »
Waayo, waxay maqleen iyagoo afaf ku hadlaya oo Ilaah weynaynaya.

1 Korintos 12:10 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 12:10 (SOM) »
Mid kalena shuqullo cajaa'ib leh, mid kalena wax sii sheegidda, mid kalena kalasoocidda ruuxyada, mid kalena afaf kala cayn ah, mid kalena afafka fasiriddooda.

Falimaha Rasuullada 19:6 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 19:6 (SOM) »
Markii Bawlos gacmaha dul saarayna ayaa Ruuxa Quduuska ahu ku soo degay iyagii; markaasay afaf kale ku hadleen oo ay wax sii sheegeen;

Yooxanaa 14:12 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 14:12 (SOM) »
Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Kii i rumaystaa, shuqullada aan sameeyo, isna wuu samayn doonaa, oo shuqullo kuwan ka waaweynna wuu samayn doonaa, maxaa yeelay, Aabbahaan u tegayaa.

1 Korintos 14:2 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 14:2 (SOM) »
Waayo, kii af uusan aqoon ku hadlaa, lama hadlo dadka, wuxuuse la hadlaa Ilaah, waayo, ninna ma garto; laakiin Ruuxa ayaa waxyaalaha qarsoon kaga dhex hadliya.

1 Korintos 12:30 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 12:30 (SOM) »
Dhammaan ma wada leeyihiin hadiyado wax lagu bogsiiyo? Dhammaan ma ku hadlaan afaf kala cayn ah? Dhammaan wax ma fasiraan?

1 Korintos 13:1 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 13:1 (SOM) »
Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale.

Falimaha Rasuullada 16:18 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 16:18 (SOM) »
Sidaasna maalmo badan ayay yeelaysay. Laakiin Bawlos oo ka xumaaday ayaa u jeestay oo jinnigii ku yidhi, Magaca Ciise Masiix ayaan kugu amrayaa inaad iyada ka soo baxdid. Markaasuu saacaddiiba ka soo baxay.

Available Bible Translations

American Standard Version
Mark 16:17 (ASV) »
King James Version
Mark 16:17 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Mark 16:17 (GW) »
World English Bible
Mark 16:17 (WEB) »
Louis Segond 1910
Marc 16:17 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
मरकुस 16:17 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਮਰਕੁਸ 16:17 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
মার্ক 16:17 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
மாற்கு 16:17 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
मार्क 16:17 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
మార్కు 16:17 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
માર્ક 16:17 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಮಾರ್ಕನು 16:17 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
مَرْقُس 16:17 (AVD) »
Bíblia Sagrada Português
Marcos 16:17 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Mác 16:17 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Marcos 16:17 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Marco 16:17 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
马 可 福 音 16:17 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
馬 可 福 音 16:17 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Marku 16:17 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Markus 16:17 (SV1917) »
Библия на русском
Марка 16:17 (RUSV) »
Українська Біблія
Марка 16:17 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Márk 16:17 (KAR) »
Българска Библия
Марко 16:17 (BULG) »
De Heilige Schrift
Markus 16:17 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »