Miikaah 7:10 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Miikaah 7:10 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Miikaah 7:10 SOM - Dabadeedna waxaa arki doonta tan cadowgayga ah, - Bible Verse Picture

Miikaah 7:10 SOM

Dabadeedna waxaa arki doonta tan cadowgayga ah, oo aad bay u ceeboobi doontaa tan igu lahayd, Meeh Rabbiga Ilaahaaga ah? Indhahaygu way fiirin doonaan iyada, oo haatan waxaa iyada loogu tuman doonaa sidii dhoobada jidadka dhex taal.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Miikaah 7:10 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Previous Verse
« Miikaah 7:9 (SOM)

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Miikaah 7:10 SOM - Dabadeedna waxaa arki doonta tan cadowgayga ah, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Miikaah 7:10 SOM - Dabadeedna waxaa arki doonta tan cadowgayga ah, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Miikaah 7:10 SOM - Dabadeedna waxaa arki doonta tan cadowgayga ah, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Miikaah 7:10 SOM - Dabadeedna waxaa arki doonta tan cadowgayga ah, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Miikaah 7:10 SOM - Dabadeedna waxaa arki doonta tan cadowgayga ah, - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Miikaah 7:10 SOM - Dabadeedna waxaa arki doonta tan cadowgayga ah, - Bible Verse Picture
View New Tab

Miikaah 7:10 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Miikaah 7:10 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sekaryaah 10:5 SOM Bible Verse Image
Sekaryaah 10:5 (SOM) »
Oo iyana waxay ahaan doonaan sida rag xoog badan oo dagaal gala oo cadowgooda kula tunta dhoobada jidadka dhex taal. Wayna diriri doonaan, maxaa yeelay, Rabbiga ayaa iyaga la jira. Oo kuwa fardaha ku joogaana way isku qasmi doonaan.

Yoo'eel 2:17 SOM Bible Verse Image
Yoo'eel 2:17 (SOM) »
Wadaaddada midiidinnada Rabbiga ahu balbalada iyo meesha allabariga dhexdooda ha ku ooyeen, oo iyagu ha yidhaahdeen, Rabbiyow, dadkaaga u tudh, oo dadka dhaxalkaaga ah wax la caayo ha ka dhigin oo yaanay quruumuhu iyaga u taline. Waayo, bal maxaa dadyowga dhexdooda looga odhan doonaa, Bal meeh Ilaahooda?

Samuu'eel Labaad 22:43 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 22:43 (SOM) »
Markaasaan iyagii u duqeeyey sida boodhka dhulka, Waan ku tuntay sidii dhoobada jidadka taal oo kale, markaasaan kala firdhiyey.

Yeremyaah 51:51 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 51:51 (SOM) »
Annagu waannu ceeboonnay, maxaa yeelay, waxaannu maqalnay cay xun, oo ceeb baa wejigayagii qarisay, waayo, shisheeyayaal ayaa meelaha quduuska ah ee guriga Rabbiga soo dhex galay.

Sabuurradii 42:10 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 42:10 (SOM) »
Sida iyadoo seefu lafahayga burburinayso, ayaa cadaawayaashaydu i caayaan, Intay had iyo goorba i leeyihiin, Ilaahaagu meeh?

Miikaah 4:11 SOM Bible Verse Image
Miikaah 4:11 (SOM) »
Oo hadda waxaa kaa shiray quruumo badan, oo waxay yidhaahdaan, Ha nijaasowdo, oo indhahayagu Siyoon ha fiiriyeen.

Sabuurradii 18:42 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 18:42 (SOM) »
Markaasaan iyagii u duqeeyey sida boodhka dabaysha hor kaca, Oo waxaan iyagii dibadda ugu tuuray sidii dhoobada jidadka taal oo kale.

Sabuurradii 35:26 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 35:26 (SOM) »
Kuwa waxyeelladayda ku reyreeyaa ha wada ceeboobeen oo ha isku wareereen dhammaantood, Oo iyagu ha huwadeen ceeb iyo sharafdarro kuwa iska kay weynaysiiyaa.

Malaakii 1:5 SOM Bible Verse Image
Malaakii 1:5 (SOM) »
Oo indhihiinnuna way arki doonaan, oo idinku waxaad odhan doontaan, Rabbigu ha laga weyneeyo soohdinta dalka Israa'iil shishadeeda.

Malaakii 4:3 SOM Bible Verse Image
Malaakii 4:3 (SOM) »
Oo waxaad ku tuman doontaan kuwa sharka ah oo dhan, waayo, maalinta aan saas sameeyo iyagu waxay ahaan doonaan sida dambas cagihiinna ka hooseeya, ayaa Rabbiga ciidammadu leeyahay.

Cobadyaah 1:10 SOM Bible Verse Image
Cobadyaah 1:10 (SOM) »
Xumaantii aad walaalihiin reer Yacquub ku samayseen aawadeed ayaa ceebu idiinku degi doonta, oo weligiin baad go'naan doontaan.

Naxuum 2:1 SOM Bible Verse Image
Naxuum 2:1 (SOM) »
Kii wax burburinayay waa u soo baxay hortiinna. Qalcaddiinna dhawra, oo jidka ilaaliya, oo guntiga isku giijiya, oo xooggiinnana si weyn u adkeeya.

Available Bible Translations

American Standard Version
Micah 7:10 (ASV) »
King James Version
Micah 7:10 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Micah 7:10 (GW) »
World English Bible
Micah 7:10 (WEB) »
Louis Segond 1910
Michée 7:10 (LSG) »
Luther Bibel 1912
Micha 7:10 (LUTH1912) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
मीका 7:10 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਮੀਕਾਹ 7:10 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
মীখা 7:10 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
மீகா 7:10 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
मीखा 7:10 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
మీకా 7:10 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
મીખાહ 7:10 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಮೀಕನು 7:10 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
مِيخَا 7:10 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מיכה 7:10 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Miquéias 7:10 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Mi-ca 7:10 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Miqueas 7:10 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Michea 7:10 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
弥 迦 书 7:10 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
彌 迦 書 7:10 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Mikea 7:10 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Mika 7:10 (SV1917) »
Библия на русском
Михей 7:10 (RUSV) »
Українська Біблія
Михей 7:10 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Mikeás 7:10 (KAR) »
Българска Библия
Михей 7:10 (BULG) »
聖書 日本語
ミカ書 7:10 (JPN) »
Det Norsk Bibel
Mika 7:10 (NORSK) »
Biblia Takatifu
Mika 7:10 (SWHULB) »
De Heilige Schrift
Micha 7:10 (NLD) »
Dansk Bibel 1871
Mikas 7:10 (DA1871) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »