Nexemyaah 10:37 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Nexemyaah 10:37 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Nexemyaah 10:37 SOM - iyo inaynu wadaaddada qolalka guriga Ilaaheenna - Bible Verse Picture

Nexemyaah 10:37 SOM

iyo inaynu wadaaddada qolalka guriga Ilaaheenna ugu keenayno inta ugu horraysa cajiinkeenna, iyo qurbaannadeenna, iyo midhaha geedo cayn kasta ah, iyo khamriga, iyo saliidda, iyo inaynu waxa dhulkeenna ka baxa toban meelood meel ka siinayno kuwa reer Laawi, waayo, reer Laawi waxay meeltobnaadyada ka qaadan jireen beeraha magaalooyinkeenna oo dhan.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Nexemyaah 10:37 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Nexemyaah 10:37 SOM - iyo inaynu wadaaddada qolalka guriga Ilaaheenna - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Nexemyaah 10:37 SOM - iyo inaynu wadaaddada qolalka guriga Ilaaheenna - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Nexemyaah 10:37 SOM - iyo inaynu wadaaddada qolalka guriga Ilaaheenna - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Nexemyaah 10:37 SOM - iyo inaynu wadaaddada qolalka guriga Ilaaheenna - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Nexemyaah 10:37 SOM - iyo inaynu wadaaddada qolalka guriga Ilaaheenna - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Nexemyaah 10:37 SOM - iyo inaynu wadaaddada qolalka guriga Ilaaheenna - Bible Verse Picture
View New Tab

Nexemyaah 10:37 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Nexemyaah 10:37 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Laawiyiintii 23:17 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 23:17 (SOM) »
Oo waa inaad rugihiinna ka keentaan laba kibsood oo ah qurbaan la ruxruxo, oo ah eefaah toban meelood loo dhigay labadiis meelood, oo waa inay bur ahaadaan, oo waa in khamiir lagu dubaa oo Rabbiga loogu keenaa qurbaan midhaha ugu horreeya.

Tirintii 18:21 SOM Bible Verse Image
Tirintii 18:21 (SOM) »
Oo bal eeg, reer Laawina waxaan dhaxal u siiyey meeltobnaadka ay reer binu Israa'iil oo dhan bixiyaan; taasu waa hawshooda ay qabtaan abaalgudkeedii, taasoo ah hawsha teendhada shirka.

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:2 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 26:2 (SOM) »
waa inaad keentaa midhaha dhulka kuwa ugu horreeya oo dhan, kuwaasoo aad ka guran doonto dalka Rabbiga Ilaahaaga ahu uu ku siinayo, oo waa inaad dambiil ku riddaa oo kolkaas waxaad tagtaa meesha Rabbiga Ilaahaaga ahu uu u dooranayo inuu magiciisa halkaas dhigo.

Nexemyaah 13:5 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 13:5 (SOM) »
oo wuxuu isagii u hagaajiyey qowlad weyn oo waagii hore la dhigi jiray qurbaannada hadhuudhka, iyo fooxa, iyo weelasha, iyo meeltobnaadyada hadhuudhka iyo khamriga iyo saliidda, oo amar lagu siin jiray kuwa reer Laawi, iyo kuwii gabayaaga ahaa, iyo irid-dhawryada, iyo qurbaannadii kor loo qaadi jiray oo la siin jiray wadaaddada.

Nexemyaah 13:9 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 13:9 (SOM) »
Markaasaan amar bixiyey oo qolalkii waa la nadiifiyey; oo halkaasaan mar kale ku soo celiyey weelashii gurigii Ilaah, iyo qurbaannadii hadhuudhka, iyo fooxii.

Sharciga Kunoqoshadiisa 18:4 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 18:4 (SOM) »
Oo isaga waa inaad siisaan waxa ugu horreeya hadhuudhkiinna iyo khamrigiinna, iyo saliiddiinna, iyo dhogorta ugu horraysa idihiinna.

Malaakii 3:10 SOM Bible Verse Image
Malaakii 3:10 (SOM) »
Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Meeltobnaadyada oo dhan khasnadda soo geliya in gurigayga cunto ku jirto aawadeed, oo haddaba taas igu tijaabiya, haddii aan idiin furi waayo daaqadaha samada, oo aan idinkaga soo shubi waayo barako aan meel qaadi karta la arag.

Taariikhdii Labaad 31:6 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 31:6 (SOM) »
Oo dadkii Israa'iil iyo dadkii Yahuudah oo degganaa magaalooyinkii dalka Yahuudah, iyaguna waxay toban meelood meel ka keeneen lo'da iyo idaha, iyo weliba alaabtii la soocay oo quduuska looga dhigay Rabbiga Ilaahooda ah, wayna iskor tuuleen.

Taariikhdii Labaad 31:11 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 31:11 (SOM) »
Markaasaa Xisqiyaah amray in guriga Rabbiga qolal laga diyaariyo, waana la diyaariyey.

Boqorradii Kowaad 6:5 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 6:5 (SOM) »
Oo guriga derbigiisa wuxuu ku xijisiiyey dabaqado ku wareegsan derbiyada guriga kaasoo ah macbudka iyo meesha ugu quduusanba; oo dhinacyadana wuxuu u yeelay qolal ku wareegsan.

Laawiyiintii 27:30 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 27:30 (SOM) »
Oo meeltobnaadka waxa dalka ka baxa oo dhan hadday yihiin dhulka iniinihiisa ama hadday yihiin midhaha dhirtaba, Rabbigaa iska leh, oo waa wax Rabbiga quduus u ah.

Tirintii 18:24 SOM Bible Verse Image
Tirintii 18:24 (SOM) »
Waayo, waxaan reer Laawi dhaxal u siiyey meeltobnaadka ay reer binu Israa'iil Rabbiga ugu bixiyaan qurbaan sare loo qaado, oo sidaas daraaddeed waxaan iyaga ku idhi, Reer binu Israa'iil dhexdooda dhaxal kuma lahaan doontaan.

Available Bible Translations

American Standard Version
Nehemiah 10:37 (ASV) »
King James Version
Nehemiah 10:37 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Nehemiah 10:37 (GW) »
World English Bible
Nehemiah 10:37 (WEB) »
Louis Segond 1910
Néhémie 10:37 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
नहेम्याह 10:37 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਨਹਮਯਾਹ 10:37 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
নহিমিয়া 10:37 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
நெகேமியா 10:37 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
नहेम्या 10:37 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
నెహెమ్యా 10:37 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
નહેમ્યા 10:37 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ನೆಹೆಮೀಯನು 10:37 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
نَحَمْيَا 10:37 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
נחמיה 10:37 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Neemias 10:37 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Nê-hê-mi-a 10:37 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Nehemías 10:37 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Neemia 10:37 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
尼 希 米 记 10:37 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
尼 希 米 記 10:37 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Nehemia 10:37 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Nehemja 10:37 (SV1917) »
Библия на русском
Неемия 10:37 (RUSV) »
Українська Біблія
Неемія 10:37 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Nehémiás 10:37 (KAR) »
Българска Библия
Неемия 10:37 (BULG) »
De Heilige Schrift
Nehemia 10:37 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »