Nexemyaah 4:14 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Nexemyaah 4:14 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Nexemyaah 4:14 SOM - Oo intaan wax fiiriyey ayaan kacay oo waxaan ku - Bible Verse Picture

Nexemyaah 4:14 SOM

Oo intaan wax fiiriyey ayaan kacay oo waxaan ku idhi kuwii gobta ahaa, iyo taliyayaashii, iyo dadka intiisii kaleba, Iyaga ha ka cabsanina, ee waxaad xusuusataan Sayidka weyn oo laga cabsado, oo waxaad u dirirtaan walaalihiin, iyo wiilashiinna, iyo gabdhihiinna, iyo naagihiinna, iyo guryihiinnaba.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Nexemyaah 4:14 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Nexemyaah 4:14 SOM - Oo intaan wax fiiriyey ayaan kacay oo waxaan ku - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Nexemyaah 4:14 SOM - Oo intaan wax fiiriyey ayaan kacay oo waxaan ku - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Nexemyaah 4:14 SOM - Oo intaan wax fiiriyey ayaan kacay oo waxaan ku - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Nexemyaah 4:14 SOM - Oo intaan wax fiiriyey ayaan kacay oo waxaan ku - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Nexemyaah 4:14 SOM - Oo intaan wax fiiriyey ayaan kacay oo waxaan ku - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Nexemyaah 4:14 SOM - Oo intaan wax fiiriyey ayaan kacay oo waxaan ku - Bible Verse Picture
View New Tab

Nexemyaah 4:14 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Nexemyaah 4:14 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Samuu'eel Labaad 10:12 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 10:12 (SOM) »
Haddaba si fiican u dhiirranow, oo aynu rag u ahaanno dadkeenna, iyo magaalooyinka Ilaaheen aawadood; oo Rabbiguna ha sameeyo wixii la wanaagsan.

Tirintii 14:9 SOM Bible Verse Image
Tirintii 14:9 (SOM) »
Laakiinse Rabbiga ha ku caasiyoobina, oo ha ka cabsanina dadka dalka deggan, waayo, waxay inoo yihiin sida kibis oo kale. Daafacoodii korkooda waa laga qaaday, oo Rabbigu innaguu inala jiraaye; iyaga ha ka cabsanina.

Ishacyaah 41:10 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 41:10 (SOM) »
Ha cabsanina, waayo, waan idinla jiraa, ha nixina, maxaa yeelay, Ilaahiinna baan ahay, waan idin xoogayn doonaa, waanan idin caawin doonaa, oo waxaan idinku tiirin doonaa midigtayda xaqa ah.

Cibraaniyada 13:6 SOM Bible Verse Image
Cibraaniyada 13:6 (SOM) »
Sidaas daraaddeed innagoo ku kalsoon waxaynu nidhaahnaa, Rabbigu waa kaalmeeyahayga, oo anigu cabsan maayo; Bal maxaa dad igu samayn doonaa?

Matayos 10:28 SOM Bible Verse Image
Matayos 10:28 (SOM) »
Ha ka baqina kuwa jidhka dila, laakiin aan karin inay nafta dilaan, waxaadse ka baqdaan kan jahannamada ku hallayn kara nafta iyo jidhkaba.

Sabuurradii 20:7 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 20:7 (SOM) »
Qaar waxay isku halleeyaan gaadhifardoodyo, qaarna waxay isku halleeyaan fardo, Laakiinse innagu waxaynu xusuusanaynaa magaca Rabbiga Ilaaheenna ah.

Sabuurradii 66:3 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 66:3 (SOM) »
Ilaah waxaad ku tidhaahdaan, Shuqulladaadu cabsi badanaa! Weynaanta xooggaaga aawadiis ayaa cadaawayaashaadu isugu kaa dhiibi doonaan.

Sabuurradii 65:5 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 65:5 (SOM) »
Ilaaha badbaadadayadow, Waxyaalo cabsi badan ayaad xaqnimo noogu jawaabi doontaa, Waxaad tahay kalsoonida kuwa dunida darfaheeda oo dhan, Iyo kuwa badda fogba,

Taariikhdii Labaad 32:7 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 32:7 (SOM) »
Xoog yeesha oo aad u dhiirranaada, ha ka cabsanina, hana ka qalbi jabina boqorka Ashuur ama ciidanka faraha badan oo isaga la socda, maxaa yeelay, waxaa inala jira kuwa ka badan kuwa isaga la jira.

Nexemyaah 1:5 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 1:5 (SOM) »
oo idhi, Rabbiyow, Ilaaha samadow, Ilaaha weyn oo laga cabsadow, oo axdiga xajiya, oo u naxariista kuwa isaga jecel oo amarradiisa xajiyow, waan ku baryayaaye,

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:17 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 10:17 (SOM) »
Maxaa yeelay, Rabbiga Ilaahiinna ahu waa Ilaahii ilaahyada, iyo Sayidkii sayidyada, oo isagu waa Ilaaha weyn oo xoogga badan oo laga cabsado oo aan dadka u kala eexan, laaluushna qaadan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:29 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 1:29 (SOM) »
Oo markaasaan idinku idhi, Ha cabsanina, hana ka baqina.

Available Bible Translations

American Standard Version
Nehemiah 4:14 (ASV) »
King James Version
Nehemiah 4:14 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Nehemiah 4:14 (GW) »
World English Bible
Nehemiah 4:14 (WEB) »
Louis Segond 1910
Néhémie 4:14 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
नहेम्याह 4:14 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਨਹਮਯਾਹ 4:14 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
নহিমিয়া 4:14 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
நெகேமியா 4:14 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
नहेम्या 4:14 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
నెహెమ్యా 4:14 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
નહેમ્યા 4:14 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ನೆಹೆಮೀಯನು 4:14 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
نَحَمْيَا 4:14 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
נחמיה 4:14 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Neemias 4:14 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Nê-hê-mi-a 4:14 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Nehemías 4:14 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Neemia 4:14 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
尼 希 米 记 4:14 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
尼 希 米 記 4:14 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Nehemia 4:14 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Nehemja 4:14 (SV1917) »
Библия на русском
Неемия 4:14 (RUSV) »
Українська Біблія
Неемія 4:14 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Nehémiás 4:14 (KAR) »
Българска Библия
Неемия 4:14 (BULG) »
De Heilige Schrift
Nehemia 4:14 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »