Tirintii 14:18 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Tirintii 14:18 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Tirintii 14:18 SOM - Rabbigu cadho waa u gaabiyaa, oo waa naxariis - Bible Verse Picture

Tirintii 14:18 SOM

Rabbigu cadho waa u gaabiyaa, oo waa naxariis badan yahay, oo xumaanta iyo xadgudubka wuu dhaafaa, oo sinaba uma caddeeyo in kan dembiga galay aanu eed lahayn, oo xumaantii awowayaashana wuxuu gaadhsiiyaa carruurtooda tan iyo farcanka saddexaad iyo kan afraad.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Tirintii 14:18 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Tirintii 14:18 SOM - Rabbigu cadho waa u gaabiyaa, oo waa naxariis - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Tirintii 14:18 SOM - Rabbigu cadho waa u gaabiyaa, oo waa naxariis - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Tirintii 14:18 SOM - Rabbigu cadho waa u gaabiyaa, oo waa naxariis - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Tirintii 14:18 SOM - Rabbigu cadho waa u gaabiyaa, oo waa naxariis - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Tirintii 14:18 SOM - Rabbigu cadho waa u gaabiyaa, oo waa naxariis - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Tirintii 14:18 SOM - Rabbigu cadho waa u gaabiyaa, oo waa naxariis - Bible Verse Picture
View New Tab

Tirintii 14:18 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Tirintii 14:18 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Baxniintii 34:6 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 34:6 (SOM) »
Kolkaasaa Rabbigu hortiisa maray oo naadiyey isagoo leh, Waxaan ahay Rabbiga, Rabbiga, oo ah Ilaah raxmad iyo roonaan badan, oo cadho u gaabiya, oo naxariis iyo run badan,

Sabuurradii 145:8 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 145:8 (SOM) »
Rabbigu waa nimco miidhan, oo waxaa ka buuxda raxmad, Cadhona wuu u gaabiyaa, wuuna naxariis badan yahay.

Yoonis 4:2 SOM Bible Verse Image
Yoonis 4:2 (SOM) »
Kolkaasuu wuxuu baryay Rabbiga oo ku yidhi, Rabbiyow, waan ku baryayaaye, sow kanu ma aha hadalkii aan idhi intaan weli dalkaygii joogay? Oo taas daraaddeed ayaan u degdegay si aan xagga Tarshiish ugu cararo, waayo, waan ogaa inaad tahay Ilaah nimco miidhan ah, oo raxmadu ka buuxdo, oo cadhada u gaabiya, oo naxariis badan, iyo inaad sharka ka noqotid.

Baxniintii 20:5 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 20:5 (SOM) »
Waa inaanad iyaga u sujuudin, ama u adeegin, waayo, aniga oo ah Rabbiga Ilaahaaga ah waxaan ahay Ilaah masayr ah, oo xumaantii awowayaasha waxaan soo gaadhsiinayaa carruurtooda tan iyo farcanka saddexaad iyo kan afraad oo kuwa i neceb,

Sabuurradii 103:8 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 103:8 (SOM) »
Rabbigu waa raxmad badan yahay, waana nimco miidhan, Cadho wuu u gaabiyaa, waana naxariis badan yahay.

Naxuum 1:2 SOM Bible Verse Image
Naxuum 1:2 (SOM) »
Rabbigu waa Ilaah masayr ah oo waa aarsadaa, Rabbigu waa aarsadaa oo waa cadho miidhan. Rabbigu cadaawayaashiisa waa ka aargutaa, oo cadowgiisana cadho buu u kaydiyaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:9 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 5:9 (SOM) »
Waa inaanad iyaga u sujuudin, ama u adeegin, waayo, aniga oo ah Rabbiga Ilaahaaga ah waxaan ahay Ilaah masayr ah, oo xumaantii awowayaasha waxaan soo gaadhsiinayaa carruurtooda, iyo tan iyo farcanka saddexaad iyo kan afraad oo kuwa i neceb,

Miikaah 7:18 SOM Bible Verse Image
Miikaah 7:18 (SOM) »
Bal waa kee Ilaaha kula mid ahi, kaasoo xumaanta saamaxa, oo iska dhaafa xadgudubka kuwa dhaxalkiisa ka hadhay? Isagu sii ma cadhaysnaado weligiis, maxaa yeelay, naxariistuu ku farxaa.

Rooma 3:24 SOM Bible Verse Image
Rooma 3:24 (SOM) »
iyagoo hadiyad ahaan xaq lagaga dhigay nimcadiisa xagga madaxfurashada Ciise Masiix ku furtay,

Yeremyaah 23:2 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 23:2 (SOM) »
Sidaas daraaddeed Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu ka leeyahay adhijirrada dadkayga daajiya, Adhigaygii waad kala firdhiseen, waadna kala erideen, oo soomana aydnaan ilaalin. Bal eega, waxaan idiin ciqaabi doonaa sharkii falimihiinna, ayaa Rabbigu leeyahay.

Rooma 5:21 SOM Bible Verse Image
Rooma 5:21 (SOM) »
in, sida dembigu dhimashada ugu taliyey, sidaas oo kalena ay nimcadu ugu taliso xaqnimo ilaa nolosha weligeed ah ee xagga Rabbigeenna Ciise Masiix.

Efesos 1:7 SOM Bible Verse Image
Efesos 1:7 (SOM) »
Isaga, sida ay hodantinimada nimcadiisu tahay, waxaynu dhiiggiisa ku leennahay madaxfurasho ah dembidhaafkeenna.

Available Bible Translations

American Standard Version
Numbers 14:18 (ASV) »
King James Version
Numbers 14:18 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Numbers 14:18 (GW) »
World English Bible
Numbers 14:18 (WEB) »
Louis Segond 1910
Nombres 14:18 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
गिनती 14:18 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਗਿਣਤੀ 14:18 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
গননা 14:18 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
எண்ணாகமம் 14:18 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
गणना 14:18 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
సంఖ్యాకాండం 14:18 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
ગણના 14:18 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಅರಣ್ಯಕಾಂಡ 14:18 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْعَدَد 14:18 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
במדבר 14:18 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Números 14:18 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Dân Số 14:18 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Números 14:18 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Numeri 14:18 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
民 数 记 14:18 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
民 數 記 14:18 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Numrat 14:18 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
4 Mosebok 14:18 (SV1917) »
Библия на русском
Числа 14:18 (RUSV) »
Українська Біблія
Числа 14:18 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
4 Mózes 14:18 (KAR) »
Българска Библия
Числа 14:18 (BULG) »
De Heilige Schrift
Numberi 14:18 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »