Cobadyaah 1:20 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Cobadyaah 1:20 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Cobadyaah 1:20 SOM - Oo ciidankan dadka Israa'iil ee maxaabiista ahu - Bible Verse Picture

Cobadyaah 1:20 SOM

Oo ciidankan dadka Israa'iil ee maxaabiista ahu waxay hantiyi doonaan dalka reer Kancaan tan iyo Sarefta, oo Yeruusaalem maxaabiisteeda Sefaaraad joogtaana waxay hantiyi doonaan magaalooyinka koonfureed.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Cobadyaah 1:20 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Cobadyaah 1:20 SOM - Oo ciidankan dadka Israa'iil ee maxaabiista ahu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Cobadyaah 1:20 SOM - Oo ciidankan dadka Israa'iil ee maxaabiista ahu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Cobadyaah 1:20 SOM - Oo ciidankan dadka Israa'iil ee maxaabiista ahu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Cobadyaah 1:20 SOM - Oo ciidankan dadka Israa'iil ee maxaabiista ahu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Cobadyaah 1:20 SOM - Oo ciidankan dadka Israa'iil ee maxaabiista ahu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Cobadyaah 1:20 SOM - Oo ciidankan dadka Israa'iil ee maxaabiista ahu - Bible Verse Picture
View New Tab

Cobadyaah 1:20 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Cobadyaah 1:20 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Luukos 4:26 SOM Bible Verse Image
Luukos 4:26 (SOM) »
Laakiin middoodna Eliyaas looma dirin, naag carmal ah oo magaalada Sarefta oo dalka Siidoon ku jirtay maahee.

Boqorradii Kowaad 17:9 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 17:9 (SOM) »
Kac oo waxaad tagtaa Sarefta oo ay reer Siidoon leeyihiin, oo halkaas iska deg; oo bal eeg, naag carmal ah oo halkaas joogta waxaan ku amray inay ku quudiso.

Yeremyaah 33:13 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 33:13 (SOM) »
Magaalooyinka buuraha, iyo magaalooyinka dooxada, iyo magaalooyinka koonfureed, iyo dalka reer Benyaamiin, iyo meelaha Yeruusaalem ku wareegsan, iyo magaalooyinka dalka Yahuudahba adhyuhu mar kalay hoos mari doonaan kan tirinaya gacmihiisa, ayaa Rabbigu leeyahay.

Yeremyaah 32:44 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 32:44 (SOM) »
Dad baa beero lacag kaga iibsan doona dalka reer Benyaamiin iyo meelaha Yeruusaalem ku wareegsan oo dhan, iyo magaalooyinka dalka Yahuudah, iyo magaalooyinka buuraha ku yaal, iyo magaalooyinka dooxada ku yaal, iyo magaalooyinka koonfureedba, oo warqadda heshiiskana way qori doonaan oo shaabadayn doonaan, oo markhaatiyaalna way u yeedhi doonaan, waayo, anigu maxaabiistooda waan soo celin doonaa ayaa Rabbigu leeyahay.

Yeremyaah 33:26 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 33:26 (SOM) »
markaas waxaan xoori doonaa farcankii Yacquub, iyo addoonkaygii Daa'uudba, si aanan farcankiisa qaarna uga dhigin inay taliyayaal u ahaadaan farcankii Ibraahim, iyo Isxaaq, iyo Yacquub, waayo, maxaabiistooda waan soo celin doonaa, waanan u naxariisan doonaa.

Yeremyaah 13:19 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 13:19 (SOM) »
Magaalooyinkii koonfureed waa la xidhay, oo cid furaysaana ma jirto. Dadka Yahuudah oo dhan maxaabiis ahaan baa loo kaxaystay, oo kulligood maxaabiis ahaan baa loo wada kaxaystay.

Yexesqeel 34:12 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 34:12 (SOM) »
Sida adhijir adhigiisa u doondoono maalintii uu dhex joogo idihiisa kala firidhsan, sidaas oo kalaan idahayga u doondooni doonaa, oo waxaan ka soo samatabbixin doonaa meelihii ay maalintii cadarka iyo gudcurka ahayd ku kala firdheen oo dhan.

Hoosheeca 1:10 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 1:10 (SOM) »
Laakiinse tirada dadka Israa'iil waxay ahaan doontaa sida cammuudda badda oo kale, taasoo aan la qiyaasi karin, lana tirin karin, oo waxay noqon doontaa meeshii laga yidhi iyaga, Dadkayga ma ahidin, waxaa laga odhan doonaa, Idinku waxaad tihiin wiilashii Ilaaha nool.

Caamoos 9:14 SOM Bible Verse Image
Caamoos 9:14 (SOM) »
Oo anigu waxaan soo celin doonaa maxaabiistii dadkayga Israa'iil, oo iyana way dhisi doonaan magaalooyinkii baabba'ay, wayna degi doonaan, oo beercanabyo way beeran doonaan, khamrigoodana way cabbi doonaan, oo weliba waxay samaysan doonaan beero, oo midhahooda way cuni doonaan.

Sekaryaah 10:6 SOM Bible Verse Image
Sekaryaah 10:6 (SOM) »
Reer Yahuudah waan xoogayn doonaa, waanan badbaadin doonaa reer Yuusuf, oo mar kalaan soo celin doonaa, waayo, waan u naxariisanayaa, oo waxay noqon doonaan sidii iyagoo aanan xoorin, waayo, waxaan ahay Rabbiga Ilaahooda ah, oo waan maqli doonaa iyaga.

Yeremyaah 3:18 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 3:18 (SOM) »
Oo wakhtigaas dadka Yahuudah waxay la socon doonaan dadka Israa'iil, oo iyagoo isa soo raaci doona ayay dalka woqooyi ka soo bixi doonaan, waxayna iman doonaan dalkii aan awowayaashiin dhaxalka u siiyey.

Available Bible Translations

American Standard Version
Obadiah 1:20 (ASV) »
King James Version
Obadiah 1:20 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Obadiah 1:20 (GW) »
World English Bible
Obadiah 1:20 (WEB) »
Louis Segond 1910
Abdias 1:20 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
ओबद्याह 1:20 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਓਬਦਯਾਹ 1:20 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
ওবদিয়া 1:20 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஒபதியா 1:20 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
ओबद्या 1:20 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ఓబద్యా 1:20 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
ઓબાદ્યા 1:20 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಓಬದ್ಯನು 1:20 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
عُوبَدْيَا 1:20 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
עבדיה 1:20 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Obadias 1:20 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Ô-ba-đi-a 1:20 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Abdías 1:20 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Abdia 1:20 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
俄 巴 底 亚 书 1:20 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
俄 巴 底 亞 書 1:20 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Abdia 1:20 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Obadja 1:20 (SV1917) »
Библия на русском
Авдия 1:20 (RUSV) »
Українська Біблія
Овдій 1:20 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Abdiás 1:20 (KAR) »
Българска Библия
Авдий 1:20 (BULG) »
De Heilige Schrift
Obadja 1:20 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »