Maahmaahyadii 13:7 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Maahmaahyadii 13:7 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Maahmaahyadii 13:7 SOM - Waxaa jira nin hodan iska dhiga laakiinse aan - Bible Verse Picture

Maahmaahyadii 13:7 SOM

Waxaa jira nin hodan iska dhiga laakiinse aan waxba haysan, Oo waxaa jira mid miskiin iska dhiga laakiinse maal badan leh.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Maahmaahyadii 13:7 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Maahmaahyadii 13:7 SOM - Waxaa jira nin hodan iska dhiga laakiinse aan - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Maahmaahyadii 13:7 SOM - Waxaa jira nin hodan iska dhiga laakiinse aan - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Maahmaahyadii 13:7 SOM - Waxaa jira nin hodan iska dhiga laakiinse aan - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Maahmaahyadii 13:7 SOM - Waxaa jira nin hodan iska dhiga laakiinse aan - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Maahmaahyadii 13:7 SOM - Waxaa jira nin hodan iska dhiga laakiinse aan - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Maahmaahyadii 13:7 SOM - Waxaa jira nin hodan iska dhiga laakiinse aan - Bible Verse Picture
View New Tab

Maahmaahyadii 13:7 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Maahmaahyadii 13:7 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Muujintii 3:17 SOM Bible Verse Image
Muujintii 3:17 (SOM) »
Waxaad tidhaahdaa, Taajir baan ahay, oo maal baan helay, oo waxba uma baahni, oo ma ogid inaad tahay tan belaysan, oo loo naxo, oo miskiinka ah, oo indhaha la', oo qaawan.

Luukos 18:11 SOM Bible Verse Image
Luukos 18:11 (SOM) »
Farrisigii intuu istaagay ayuu waxyaalahan isugu tukaday, Ilaahow, waxaan kuugu mahadnaqayaa inaanan ahayn sida nimanka kale oo wax dulma, iyo kuwa xaqa daran, iyo dhillayaasha, ama xataa sida cashuurqaadahan.

Maahmaahyadii 11:24 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 11:24 (SOM) »
Waxaa jira mid wax firdhiya, oo haddana sii korodhsada; Oo waxaa jira mid ceshada wax ka sii badan in ku habboon, oo haddana sii caydhooba.

Maahmaahyadii 12:9 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 12:9 (SOM) »
Kii la fudaydsado oo midiidin lahu Waa ka wanaagsan yahay kii isweyneeya oo cunto u baahan.

2 Korintos 6:10 SOM Bible Verse Image
2 Korintos 6:10 (SOM) »
sida kuwo la calool xumeeyey, laakiin weli had iyo goorba farxa, sida masaakiin, laakiin dad badan hodansiiya, sida kuwo aan waxba haysanin laakiin wax walba leh.

Yacquub 2:5 SOM Bible Verse Image
Yacquub 2:5 (SOM) »
I dhegaysta, walaalahayga aan jeclahayow. Miyaan Ilaah u dooran kuwa ah masaakiinta xagga dunida inay ahaadaan kuwa hodan ku ah rumaysadka oo dhaxla boqortooyaduu u ballanqaaday kuwa isaga jecel?

Luukos 12:21 SOM Bible Verse Image
Luukos 12:21 (SOM) »
Sidaas oo kale weeye kan maal urursada oo aan Ilaah u hodan ahayn.

2 Korintos 4:7 SOM Bible Verse Image
2 Korintos 4:7 (SOM) »
Laakiin khasnaddan ayaannu ku haysannaa weelal dhoobo ah in xoogga weynaantiisa ay ka ahaato xaggii Ilaah ee aanay xaggayaga ka ahaan.

1 Korintos 4:10 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 4:10 (SOM) »
Annagu waxaannu nahay Masiixa aawadiis doqonno, idinkuse caqli baad ku leedihiin xagga Masiixa. Annagu waa xoog darannahay, idinkuse waad xoog badan tihiin, idinku ammaan baad leedihiin, annaguse waa maamuus la' nahay.

Maahmaahyadii 13:11 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 13:11 (SOM) »
Maalkii degdeg lagu helaa wuu dhinmi doonaa, Laakiinse kan hawl wax ku soo urursadaa waa sii korodhsan doonaa.

1 Korintos 4:8 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 4:8 (SOM) »
Horaad u dheregteen, horaad hodan u noqoteen, la'aantayo sida boqorro ayaad wax u xukunteen. Waan jeclaan lahaa inaad wax xukuntaan, inaannu annaguna wax idinla xukunno.

Luukos 12:33 SOM Bible Verse Image
Luukos 12:33 (SOM) »
Iibiya waxaad leedihiin oo sadaqo bixiya. Samaysta kiishash aan duugoobaynin, oo maal aan dhammaanaynin ku urursada jannada, meesha aan tuug ku soo dhowaan oo aan aboor ku baabbi'in.

Available Bible Translations

American Standard Version
Proverbs 13:7 (ASV) »
King James Version
Proverbs 13:7 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Proverbs 13:7 (GW) »
World English Bible
Proverbs 13:7 (WEB) »
Louis Segond 1910
Proverbes 13:7 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
नीतिवचन 13:7 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਕਹਾਉਤਾਂ 13:7 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
হিতোপদেশ 13:7 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
நீதிமொழிகள் 13:7 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
नीतिसूत्रे 13:7 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
సామెత 13:7 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
નીતિવચનો 13:7 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಜ್ಞಾನೋಕ್ತಿಗಳು 13:7 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
أَمْثَالٌ 13:7 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
משלי 13:7 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Provérbios 13:7 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Châm Ngôn 13:7 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Proverbios 13:7 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
箴 言 13:7 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
箴 言 13:7 (CUVT) »
Библия на русском
Притчи 13:7 (RUSV) »
Українська Біблія
Екклезіяст 13:7 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Példabeszédek 13:7 (KAR) »
Българска Библия
Притчи 13:7 (BULG) »
聖書 日本語
箴言 13:7 (JPN) »
De Heilige Schrift
Spreuken 13:7 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »