Sabuurradii Chapter 50 Verse 7 SOM
Sabuurradii 50:7 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sabuurradii 50:7 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Sabuurradii 50:7 SOM
Dadkaygiiyow, i maqla, oo anna waan hadli doonaa, Israa'iilow, i maqal oo anna waan kuu markhaati furi doonaa, Anigu waxaan ahay Ilaah, oo ah Ilaahaaga.
View New TabSocial Share Icons
Sabuurradii 50:7 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Sabuurradii 50:7 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sabuurradii 50:7 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sabuurradii 81:8 (SOM) »
Dadkaygiiyow, bal i maqla, Oo anna waan idiin digi doonaa, Reer binu Israa'iilow, bal haddaad i maqli lahaydeen!

Baxniintii 20:2 (SOM) »
Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahaaga ah, oo kaa soo bixiyey dalkii Masar iyo gurigii addoonsiga.

Ishacyaah 1:18 (SOM) »
Rabbigu wuxuu leeyahay, Haatan kaalaya oo aynu u wada fiirsannee. In kastoo ay dembiyadiinnu guduudan yihiin, sida baraf cad oo kalay u caddaan doonaan, oo in kastoo ay cascas yihiin, sida suuf oo kalay ahaan doonaan.

Sabuurradii 49:1 (SOM) »
Dadyowga oo dhammow, bal tan maqla, Dunida kuwiinna degganow, kulligiin dhegta u dhiga,

Sabuurradii 81:10 (SOM) »
Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahaaga ah, Oo kaa soo bixiyey dalkii Masar, Afkaaga aad u kala qaad, oo anna waan buuxin doonaa.

Nexemyaah 9:29 (SOM) »
oo aad ku markhaati furtay, si aad mar kale sharcigaaga ugu soo celiso; laakiinse way kugu kibreen oo amarradaadiina ma ay maqlin, illowse xukummadaadii way ku dembaabeen, (kaasoo haddii nin sameeyo uu ku dhex noolaan lahaa,) oo intay kaa jeesteen ayay luqunta adkeeyeen, wayna diideen inay maqlaan.

Taariikhdii Labaad 28:5 (SOM) »
Oo sidaas daraaddeed ayaa Rabbiga Ilaahiisa ahu isagii ku riday gacantii boqorkii Suuriya, oo intay isagii wax ku dhufteen ayay dadkiisii tirada badnaana maxaabiis ahaan ugu kaxaysteen Dimishaq. Oo haddana isagii waxaa gacanta loo geliyey boqorkii dalka Israa'iil kaasoo wax badan ka laayay.

Boqorradii Labaad 17:13 (SOM) »
Oo weliba Rabbigu dadkii Israa'iil iyo dadkii Yahuudahba wuxuu ugu digi jiray nebiyadii oo dhan iyo kuwii wax arki jiray oo dhan, isagoo leh, War jidadkiinna sharka ah ka soo noqda, oo amarradayda iyo qaynuunnadayda u dhawra siduu ahaa sharcigii aan awowayaashiin ku amray oo dhan oo aan idinkugu soo dhiibay addoommadaydii nebiyada ahaa.

Samuu'eel Kowaad 12:22 (SOM) »
Maxaa yeelay, Rabbigu ka tegi maayo dadkiisa, magiciisa weyn aawadiis; maxaa yeelay, Rabbiga way ka farxisay inuu dad idinka dhigto.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:19 (SOM) »
Haddaba gabaygan qorta, adiguna reer binu Israa'iil bar, oo iyaga afkooda geli, in gabaygaasu ii noqdo markhaati reer binu Israa'iil ka gees ah.

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:17 (SOM) »
Oo maanta waxaad Rabbiga u ballanqaaddeen inuu isagu Ilaah idiin yahay, iyo inaad jidkiisa ku soconaysaan, oo aad qaynuunnadiisa iyo amarradiisa iyo xukummadiisa xajinaysaan, oo aad codkiisa dhegaysanaysaan.

Malaakii 3:5 (SOM) »
Oo anigu waan idiin soo dhowaan doonaa inaan idin xukumo aawadeed, oo markhaati dheereeya baan ku noqon doonaa saaxiriinta, iyo dhillayada, iyo dhaarbeenlowyada, iyo kuwa shaqaale mushahaaradiisa ku dulma, iyo kuwa carmalka iyo agoonta dhiba, iyo kuwa qariibka gartiisa ka qalloociya, iyo kuwa aan iga cabsan, ayaa Rabbiga ciidammadu leeyahay.
Available Bible Translations
Psalms 50:7 (ASV) »
Psalms 50:7 (KJV) »
Psalms 50:7 (GW) »
Psalms 50:7 (BSB) »
Psalms 50:7 (WEB) »
Psaumes 50:7 (LSG) »
Psalm 50:7 (LUTH1912) »
भजन संहिता 50:7 (HINIRV) »
ਜ਼ਬੂਰ 50:7 (PANIRV) »
গীতমালা 50:7 (BENIRV) »
சங்கீதங்கள் 50:7 (TAMIRV) »
स्तोत्रसंहिता 50:7 (MARIRV) »
కీర్తన 50:7 (TELIRV) »
ગીતશાસ્ત્ર 50:7 (GUJIRV) »
ಕೀರ್ತನೆಗಳು 50:7 (KANIRV) »
اَلْمَزَامِيرُ 50:7 (AVD) »
תהלים 50:7 (HEB) »
Thánh Thi 50:7 (VIE) »
Salmos 50:7 (RVA) »
Salmi 50:7 (RIV) »
诗 篇 50:7 (CUVS) »
詩 篇 50:7 (CUVT) »
Psalmet 50:7 (ALB) »
Psaltaren 50:7 (SV1917) »
Псалтирь 50:7 (RUSV) »
Псалми 50:7 (UKR) »
Zsoltárok 50:7 (KAR) »
Псалми 50:7 (BULG) »
詩篇 50:7 (JPN) »
Salmene 50:7 (NORSK) »
Zaburi 50:7 (SWHULB) »
Psalmów 50:7 (POLUBG) »
Psalmen 50:7 (NLD) »
Salme 50:7 (DA1871) »
Sabuurradii 50 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






