Sabuurradii 55:18 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sabuurradii 55:18 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Sabuurradii 55:18 SOM - Naftayda nabadduu kaga samatabbixiyey dagaalkii - Bible Verse Picture

Sabuurradii 55:18 SOM

Naftayda nabadduu kaga samatabbixiyey dagaalkii iga geesta ahaa, Waayo, kuwii ila diriray way badnaayeen.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Sabuurradii 55:18 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Sabuurradii 55:18 SOM - Naftayda nabadduu kaga samatabbixiyey dagaalkii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Sabuurradii 55:18 SOM - Naftayda nabadduu kaga samatabbixiyey dagaalkii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Sabuurradii 55:18 SOM - Naftayda nabadduu kaga samatabbixiyey dagaalkii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Sabuurradii 55:18 SOM - Naftayda nabadduu kaga samatabbixiyey dagaalkii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Sabuurradii 55:18 SOM - Naftayda nabadduu kaga samatabbixiyey dagaalkii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Sabuurradii 55:18 SOM - Naftayda nabadduu kaga samatabbixiyey dagaalkii - Bible Verse Picture
View New Tab

Sabuurradii 55:18 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sabuurradii 55:18 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Samuu'eel Labaad 18:28 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 18:28 (SOM) »
Markaasaa Axiimacas dhawaaqay, oo boqorkii ku yidhi, Wax waluba waa hagaagsan yihiin. Oo intuu boqorka hortiisii ku sujuuday ayuu wejiga dhulka saaray, oo yidhi, Waxaa ammaan leh Rabbiga Ilaahaaga ah, oo inoo soo gacangeliyey raggii gacanta kuu qaaday, boqorow, sayidkaygiiyow.

Falimaha Rasuullada 2:33 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 2:33 (SOM) »
Haddaba isagoo Ilaah midigtiisa sare loogu qaaday, oo Aabbaha ka helay ballankii Ruuxa Quduuska ahaa, ayuu soo shubay waxan oo aad arkaysaan oo maqlaysaan.

Matayos 26:53 SOM Bible Verse Image
Matayos 26:53 (SOM) »
Ma waxaad u malaynaysaa inaanan Aabbahay baryi karin oo uusan haddeer ii soo diri karin malaa'igo laba iyo toban guuto ka badan?

Sabuurradii 118:10 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 118:10 (SOM) »
Quruumihii oo dhammu way i wada hareereeyeen, Oo anna magaca Rabbiga ayaan ku baabbi'in doonaa.

Sabuurradii 56:2 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 56:2 (SOM) »
Cadaawayaashaydu maalinta oo dhan waxay doonayaan inay i liqaan, Waayo, kuwa kibirka igula diriraa waa tiro badan yihiin.

Sabuurradii 27:1 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 27:1 (SOM) »
Rabbigu waa nuurkayga iyo badbaadadayda, bal yaan ka cabsadaa? Oo Rabbigu waa xoogga noloshayda, bal yaan ka baqaa?

Sabuurradii 57:3 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 57:3 (SOM) »
Isagu samaduu caawimaad ka soo diri doonaa, wuuna i badbaadin doonaa, Markuu kan i liqi lahaa i caayo, (Selaah) Ilaah wuxuu soo diri doonaa naxariistiisa iyo runtiisa.

Sabuurradii 3:6 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 3:6 (SOM) »
Ka baqi maayo dadka kumanyaalkaa, Oo gees kasta iga hareereeyey.

Taariikhdii Labaad 32:7 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 32:7 (SOM) »
Xoog yeesha oo aad u dhiirranaada, ha ka cabsanina, hana ka qalbi jabina boqorka Ashuur ama ciidanka faraha badan oo isaga la socda, maxaa yeelay, waxaa inala jira kuwa ka badan kuwa isaga la jira.

Boqorradii Labaad 6:16 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 6:16 (SOM) »
Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Ha cabsan, waayo, kuwa inala jiraa way ka sii badan yihiin kuwa iyaga la jira.

Samuu'eel Labaad 22:1 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 22:1 (SOM) »
Daa'uud wuxuu Rabbiga kula hadlay erayadii gabaygan maalintii Rabbigu ka samatabbixiyey gacantii cadaawayaashiisa oo dhan, iyo gacantii Saa'uulba:

1 Yooxanaa 4:4 SOM Bible Verse Image
1 Yooxanaa 4:4 (SOM) »
Carruurtiiyey, kuwa Ilaah baad tihiin, oo iyagaad ka adkaateen; maxaa yeelay, Ka idinku jira ayaa ka weyn ka dunida ku jira.

Available Bible Translations

American Standard Version
Psalms 55:18 (ASV) »
King James Version
Psalms 55:18 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Psalms 55:18 (GW) »
World English Bible
Psalms 55:18 (WEB) »
Louis Segond 1910
Psaumes 55:18 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
भजन संहिता 55:18 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਜ਼ਬੂਰ 55:18 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
গীতমালা 55:18 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
சங்கீதங்கள் 55:18 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
स्तोत्रसंहिता 55:18 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
కీర్తన 55:18 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
ગીતશાસ્ત્ર 55:18 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಕೀರ್ತನೆಗಳು 55:18 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمَزَامِيرُ 55:18 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
תהלים 55:18 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Salmos 55:18 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Thánh Thi 55:18 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Salmos 55:18 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Salmi 55:18 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
诗 篇 55:18 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
詩 篇 55:18 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Psalmet 55:18 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Psaltaren 55:18 (SV1917) »
Библия на русском
Псалтирь 55:18 (RUSV) »
Українська Біблія
Псалми 55:18 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Zsoltárok 55:18 (KAR) »
Българска Библия
Псалми 55:18 (BULG) »
聖書 日本語
詩篇 55:18 (JPN) »
De Heilige Schrift
Psalmen 55:18 (NLD) »
Dansk Bibel 1871
Salme 55:18 (DA1871) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »