Sabuurradii Chapter 59 Verse 13 SOM
Sabuurradii 59:13 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sabuurradii 59:13 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Sabuurradii 59:13 SOM
Iyaga cadho ku baabbi'i, si aanay mar dambe u jirin iyaga baabbi'i, Oo ha ogaadeen in Ilaah u taliyo reer Yacquub Tan iyo dhulka darafkiisa. (Selaah)
View New TabSocial Share Icons
Sabuurradii 59:13 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Sabuurradii 59:13 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sabuurradii 59:13 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sabuurradii 83:18 (SOM) »
Si ay u ogaadaan in adigoo magacaagu Ilaah yahay Aad tahay Ilaaha ugu sarreeya dunida oo dhan.

Sabuurradii 7:9 (SOM) »
Kuwa sharka leh sharkoodu ha dhammaado, laakiinse xoogee kuwa xaqa ah, Waayo, Ilaaha xaqa ahu wuxuu imtixaamaa qalbiga iyo uurka.

Daanyeel 4:25 (SOM) »
Dadka waa lagaa fogayn doonaa, oo waxaad la joogi doontaa xayawaanka duurka, oo sidii dibi ayaad doog u cuni doontaa, oo waxaa ku qoyn doona dharabka samada, toddoba wakhtina waa ku gudbi doonaan, jeeraad ogaato in Ka ugu Sarreeyaa u taliyo boqortooyada dadka, oo uu siiyo ku alla kii uu doonayo.

Sabuurradii 46:10 (SOM) »
Iska daaya oo ogaada inaan anigu Ilaah ahay, Waa laygu sarraysiin doonaa quruumaha dhexdooda, dhulkana waa laygu sarraysiin doonaa.

Sabuurradii 104:35 (SOM) »
Dembilayaashu dhulka ha ka baabbe'een, Oo kuwa sharka lahuna yaanay mar dambe sii jirin. Naftaydoy, Rabbiga ammaan. Rabbiga ammaana.

Sabuurradii 59:11 (SOM) »
Sayidow, gaashaankayagiiyow, Iyaga ha layn, waaba intaasoo ay dadkaygu illoobaane, Laakiinse iyaga xooggaaga ku kala firdhi, oo hoos u soo deji.

Boqorradii Labaad 19:19 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed Rabbiyow Ilaahayagow, waan ku baryayaaye gacantiisa naga badbaadi, in boqortooyooyinka dunida oo dhammu ay ogaadaan inaad adiga keliyahu tahay Rabbiga Ilaaha ah.

Boqorradii Kowaad 18:36 (SOM) »
Oo markii la gaadhay wakhtigii la bixin jiray allabarigii fiidnimada, Nebi Eliiyaah waa soo dhowaaday, oo wuxuu yidhi, Rabbiyow, Ibraahim iyo Isxaaq iyo Israa'iil Ilaahoodiiyow, maanta dalka Israa'iil ha lagu dhex ogaado inaad adigu Ilaah tahay, oo aan anna ahay addoonkaaga, iyo inaan waxyaalahan oo dhan eraygaaga ku sameeyey.

Samuu'eel Kowaad 17:46 (SOM) »
Maanta Rabbigu gacantayduu ii soo kaa gelin doonaa; waanan ku dili doonaa, oo madaxaanan kaa gooyn doonaa; oo maanta meydka reer Falastiin ciidankooda waxaan siin doonaa haadka hawada, iyo dugaagga dhulka, si dunida oo dhammu ay u ogaato in Ilaah ku dhex jiro reer binu Israa'iil;

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:22 (SOM) »
Oo Rabbiga Ilaahiinna ahu quruumahaas aayar aayar ayuu hortiinna uga eryi doonaa. Oo waa inaydaan iyaga mar qudha baabbi'in si aan dugaagga duurku idiinku badan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:14 (SOM) »
Oo wakhtigii u dhexeeyey waagii aan Qaadeesh Barneeca ka soo kacnay iyo markii aan durdurka Sered ka soo gudubnay wuxuu ahaa siddeed iyo soddon sannadood, ilamaa qarnigii dagaalyahannada ahaa oo dhan laga wada baabbi'iyey xerada dhexdeedii, sidii Rabbigu iyaga ugu dhaartay.

Tirintii 32:13 (SOM) »
Markaasaa Rabbigu reer binu Israa'iil u cadhooday, oo wuxuu iyagii ka dhigay inay intii afartan sannadood ah cidlada hor iyo dib ugu warwareegaan, ilamaa qarnigii Rabbiga hortiisa xumaanta ku sameeyey oo dhan la wada baabbi'iyey.
Available Bible Translations
Psalms 59:13 (ASV) »
Psalms 59:13 (KJV) »
Psalms 59:13 (GW) »
Psalms 59:13 (BSB) »
Psalms 59:13 (WEB) »
Psaumes 59:13 (LSG) »
Psalm 59:13 (LUTH1912) »
भजन संहिता 59:13 (HINIRV) »
ਜ਼ਬੂਰ 59:13 (PANIRV) »
গীতমালা 59:13 (BENIRV) »
சங்கீதங்கள் 59:13 (TAMIRV) »
स्तोत्रसंहिता 59:13 (MARIRV) »
కీర్తన 59:13 (TELIRV) »
ગીતશાસ્ત્ર 59:13 (GUJIRV) »
ಕೀರ್ತನೆಗಳು 59:13 (KANIRV) »
اَلْمَزَامِيرُ 59:13 (AVD) »
תהלים 59:13 (HEB) »
Thánh Thi 59:13 (VIE) »
Salmos 59:13 (RVA) »
Salmi 59:13 (RIV) »
诗 篇 59:13 (CUVS) »
詩 篇 59:13 (CUVT) »
Psalmet 59:13 (ALB) »
Psaltaren 59:13 (SV1917) »
Псалтирь 59:13 (RUSV) »
Псалми 59:13 (UKR) »
Zsoltárok 59:13 (KAR) »
Псалми 59:13 (BULG) »
詩篇 59:13 (JPN) »
Salmene 59:13 (NORSK) »
Zaburi 59:13 (SWHULB) »
Psalmów 59:13 (POLUBG) »
Psalmen 59:13 (NLD) »
Salme 59:13 (DA1871) »
Sabuurradii 59 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






