Rooma 9:3 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Rooma 9:3 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Rooma 9:3 SOM - Waayo, waxaan jeclaan lahaa inaan aniga qudhaydu - Bible Verse Picture

Rooma 9:3 SOM

Waayo, waxaan jeclaan lahaa inaan aniga qudhaydu ka inkaarnaado Masiixa walaalahay aawadood oo ah xigaalkayga aannu isku jidhka nahay,

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Rooma 9:3 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Previous Verse
« Rooma 9:2 (SOM)
Next Verse
Rooma 9:4 (SOM) »

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Rooma 9:3 SOM - Waayo, waxaan jeclaan lahaa inaan aniga qudhaydu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Rooma 9:3 SOM - Waayo, waxaan jeclaan lahaa inaan aniga qudhaydu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Rooma 9:3 SOM - Waayo, waxaan jeclaan lahaa inaan aniga qudhaydu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Rooma 9:3 SOM - Waayo, waxaan jeclaan lahaa inaan aniga qudhaydu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Rooma 9:3 SOM - Waayo, waxaan jeclaan lahaa inaan aniga qudhaydu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Rooma 9:3 SOM - Waayo, waxaan jeclaan lahaa inaan aniga qudhaydu - Bible Verse Picture
View New Tab

Rooma 9:3 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Rooma 9:3 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Baxniintii 32:32 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 32:32 (SOM) »
Laakiin hadda haddaad dembigooda cafidid; haddii kalese waan ku baryayaaye, kitaabkaaga aad qortay iga tir.

Falimaha Rasuullada 13:26 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 13:26 (SOM) »
Walaalayaalow, idinkoo ah farcankii Ibraahim iyo kuwa idinku dhex jira oo Ilaah ka cabsadow, innaga ayaa laynoo soo diray ereyga badbaadintan.

1 Korintos 12:3 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 12:3 (SOM) »
Sidaa daraaddeed waxaan idin ogeysiinayaa inaan nin Ruuxa Ilaah ku hadlaa odhanaynin, Ciise waa inkaaran yahay, oo aan ninna odhan karin, Ciise waa Rabbi, inuu Ruuxa Quduuska ah ku hadlo mooyaane.

1 Korintos 16:22 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 16:22 (SOM) »
Qof uun hadduusan Rabbiga jeclayn, ha inkaarnaado. Rabbigeennu waa imanayaa.

Rooma 11:14 SOM Bible Verse Image
Rooma 11:14 (SOM) »
si aan uga hinaasiyo kuwa aan isku jidhka nahay oo aan qaarkood badbaadiyo.

Galatiya 3:10 SOM Bible Verse Image
Galatiya 3:10 (SOM) »
In alla intii shuqullada sharciga isku hallaysaa, inkaar bay ku hoos jiraan; waayo, waxaa qoran, Waa inkaaran yahay ku kasta oo aan ku sii soconin inuu sameeyo wax kasta oo ku qoran kitaabka sharciga.

Rooma 11:1 SOM Bible Verse Image
Rooma 11:1 (SOM) »
De waxaan leeyahay, Ilaah miyuu xooray dadkiisii? Ma suurtowdo. Waayo, anba waxaan ahay mid reer binu Israa'iil ah, oo farcankii Ibraahim ah, oo qabiilkii Benyaamiin ah.

Bilowgii 29:14 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 29:14 (SOM) »
Laabaanna wuxuu ku yidhi isagii, Hubaal waxaad tahay laftayda iyo jidhkayga. Wuxuuna la joogay isagii intii bil ah.

Falimaha Rasuullada 7:23 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 7:23 (SOM) »
Laakiin markuu gaadhay afartan sannadood oo buuxa ayaa waxaa qalbigiisa gashay inuu walaalihiis oo reer binu Israa'iil ahaa soo booqdo.

Esteer 8:6 SOM Bible Verse Image
Esteer 8:6 (SOM) »
Waayo, bal sidee baan ugu adkaysan karaa inaan arko belaayada dadkayga ku dhacaysa? Amase sidee baan ugu adkaysan karaa inaan arko baabbi'inta dadkayga?

Samuu'eel Kowaad 14:44 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 14:44 (SOM) »
Markaasaa Saa'uul wuxuu ku yidhi, Ilaah saas iyo si ka sii daran ha sameeyo, waayo, Yoonaataan, hubaal waa inaad dhimataa.

Samuu'eel Kowaad 14:24 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 14:24 (SOM) »
Oo maalintaas dadka reer binu Israa'iil way dhibaataysnaayeen; laakiinse Saa'uul baa dadkii dhaariyey oo ku yidhi, Ilaa ay fiidkii noqoto, oo aan cadaawayaashayda ka aarsado ninkii wax cuna inkaaru ha ku dhacdo. Haddaba dadkii cunto ma dhadhamin innaba.

Available Bible Translations

American Standard Version
Romans 9:3 (ASV) »
King James Version
Romans 9:3 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Romans 9:3 (GW) »
World English Bible
Romans 9:3 (WEB) »
Louis Segond 1910
Romains 9:3 (LSG) »
Luther Bibel 1912
Römer 9:3 (LUTH1912) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
रोमियों 9:3 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਰੋਮੀਆਂ 9:3 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
ৰোমীয়া 9:3 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ரோமர் 9:3 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
रोमकरांस 9:3 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
రోమీయులకు 9:3 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
રોમનોને 9:3 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ರೋಮಾಪುರದವರಿಗೆ 9:3 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
رُومِيَةَ 9:3 (AVD) »
Bíblia Sagrada Português
Romanos 9:3 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Rô-ma 9:3 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Romanos 9:3 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Romani 9:3 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
罗 马 书 9:3 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
羅 馬 書 9:3 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Romakëve 9:3 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Romarbrevet 9:3 (SV1917) »
Библия на русском
Римлянам 9:3 (RUSV) »
Українська Біблія
римлян 9:3 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Róma 9:3 (KAR) »
Българска Библия
Римляни 9:3 (BULG) »
De Heilige Schrift
Romeinen 9:3 (NLD) »
Dansk Bibel 1871
Romerne 9:3 (DA1871) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »