Gabaygii Sulaymaan 5:6 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Gabaygii Sulaymaan 5:6 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Gabaygii Sulaymaan 5:6 SOM - Gacaliyahaygii waan ka furay, Laakiinse - Bible Verse Picture

Gabaygii Sulaymaan 5:6 SOM

Gacaliyahaygii waan ka furay, Laakiinse gacaliyahaygii wuu iska noqday, wuuna tegey. Naftaydii markuu hadlay way naxday. Isagaan doondoonay, laakiinse waan heli kari waayay. Waan u dhawaaqay, laakiinse innaba iima uu jawaabin.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Gabaygii Sulaymaan 5:6 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Gabaygii Sulaymaan 5:6 SOM - Gacaliyahaygii waan ka furay, Laakiinse - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Gabaygii Sulaymaan 5:6 SOM - Gacaliyahaygii waan ka furay, Laakiinse - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Gabaygii Sulaymaan 5:6 SOM - Gacaliyahaygii waan ka furay, Laakiinse - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Gabaygii Sulaymaan 5:6 SOM - Gacaliyahaygii waan ka furay, Laakiinse - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Gabaygii Sulaymaan 5:6 SOM - Gacaliyahaygii waan ka furay, Laakiinse - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Gabaygii Sulaymaan 5:6 SOM - Gacaliyahaygii waan ka furay, Laakiinse - Bible Verse Picture
View New Tab

Gabaygii Sulaymaan 5:6 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Gabaygii Sulaymaan 5:6 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Gabaygii Sulaymaan 5:2 SOM Bible Verse Image
Gabaygii Sulaymaan 5:2 (SOM) »
Anigu waan hurday, laakiinse qalbigaygu waa soo jeeday. Waxaan maqlay codkii gacaliyahayga oo albaabka garaacaya, isagoo leh, Walaashayay, taan jeclahayay, qoolleydaydiiyey, tayda sanay, iridda iga fur, Waayo, madaxayga waxaa ka buuxa dharab, Oo timahaygana waxaa qoyay dhibicyihii habeennimada.

Bilowgii 42:28 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 42:28 (SOM) »
Markaasuu walaalihiis ku yidhi, Lacagtaydii waa lay soo celiyey; oo waxay ku jirtaa joonyaddayda, markaasay qalbiga ka nexeen, oo ay isku jeesteen iyagoo gariiraya, oo waxay isku yidhaahdeen, Waa maxay waxakan Ilaah inagu sameeyey?

Ishacyaah 50:2 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 50:2 (SOM) »
Haddaba markaan imid, muxuu ninna u jirin? Oo markaan dhawaaqayse maxaa la iigu jawaabi waayay? Miyaa innaba gacantaydu gaaban tahay si ayan wax u furan karin? Amase miyaanan lahayn xoog aan wax ku samatabbixiyo? Bal eega, canaantayda ayaan badda ku engejiyaa, oo webiyaashana cidlo baan ka dhigaa. Kalluunkoodu biyola'aan aawadeed buu la soo uraa, oo oon buu u dhintaa.

Ishacyaah 57:16 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 57:16 (SOM) »
Waayo, ilaa weligay diriri maayo oo ilaa weligay sii cadhaysnaan maayo, haddii kalese ruuxii iyo nafihii aan abuurayba hortayda way ku taag darnaan lahaayeen.

Ishacyaah 54:6 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 54:6 (SOM) »
Waayo, Ilaahaagu wuxuu leeyahay, Anoo Rabbiga ahu waxaan kuugu yeedhay sidii adoo ah naag laga tegey oo nafsaddeedu murugootay, iyo sidii bilcaan yaraanteedii lagu nacay oo kale.

Ishacyaah 12:1 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 12:1 (SOM) »
Oo maalintaas waxaad odhan doontaa, Rabbiyow, waan kuu mahadnaqayaa, waayo, in kastoo aad ii cadhaysnayd, cadhadaadii way iga rogmatay oo waad i qalbi qaboojisay.

Baroorashadii Yeremyaah 3:8 SOM Bible Verse Image
Baroorashadii Yeremyaah 3:8 (SOM) »
Oo weliba markaan dhawaaqo oo aan caawimaad u qayshadona baryadayda wuu diidaa.

Hoosheeca 5:15 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 5:15 (SOM) »
Anigu waan tegi doonaa oo waxaan ku noqon doonaa meeshaydii, jeeray iyagu xumaantooda qirtaan oo ay i doondoonaan. Iyagoo cidhiidhi ku dhex jira ayay aad ii doondooni doonaan.

Hoosheeca 5:6 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 5:6 (SOM) »
Waxay kaxayn doonaan adhyahooda iyo ishkinkooda iyagoo Rabbiga doondoonaya, laakiinse isaga ma ay heli doonaan, waayo, wuu ka noqday iyaga.

Sekaryaah 7:13 SOM Bible Verse Image
Sekaryaah 7:13 (SOM) »
Oo sidii uu u dhawaaqay oo iyana ay maqli waayeen, sidaas oo kalay u qayliyeen, oo anna ma aan maqlin, ayaa Rabbiga ciidammadu yidhi,

Matayos 26:75 SOM Bible Verse Image
Matayos 26:75 (SOM) »
Markaasaa Butros wuxuu xusuustay hadalkii Ciise ku hadlay, Diiqu intaanu ciyin saddex goor ayaad i dafiri doontaa. Markaasuu baxay oo aad u ooyay.

Matayos 15:22 SOM Bible Verse Image
Matayos 15:22 (SOM) »
Oo naag reer Kancaan ah ayaa soohdimahaas ka soo baxday oo qaylisay iyadoo leh, Ii naxariiso, Sayidow, ina Daa'uudow. Gabadhayda jinni baa si xun u waalaya.

Available Bible Translations

American Standard Version
Song of Solomon 5:6 (ASV) »
GOD’S WORD® (GW)
Song of Solomon 5:6 (GW) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
श्रेष्ठगीत 5:6 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਸੁਲੇਮਾਨ ਦਾ ਗੀਤ 5:6 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
পৰমগীত 5:6 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
உன்னதப்பாட்டு 5:6 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
गीतरत्न 5:6 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
పరమ 5:6 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
ગીતોનું ગીત 5:6 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಪರಮಗೀತೆ 5:6 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
نَشِيدُ ٱلْأَنْشَادِ 5:6 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
שיר השירים 5:6 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Canção de Salomão 5:6 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Nhã Ca 5:6 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Cantares 5:6 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
雅 歌 5:6 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
雅 歌 5:6 (CUVT) »
Svenska Bibeln 1917
Höga Visan 5:6 (SV1917) »
Библия на русском
Песни Песней 5:6 (RUSV) »
Українська Біблія
Пісня над піснями 5:6 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Énekek Éneke 5:6 (KAR) »
Българска Библия
Песен на песните 5:6 (BULG) »
聖書 日本語
雅歌 5:6 (JPN) »
De Heilige Schrift
Hooglied 5:6 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »