Gabaygii Sulaymaan 6:9 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Gabaygii Sulaymaan 6:9 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Gabaygii Sulaymaan 6:9 SOM - Laakiinse qoolleydayda, iyo tayda sanu waa mid - Bible Verse Picture

Gabaygii Sulaymaan 6:9 SOM

Laakiinse qoolleydayda, iyo tayda sanu waa mid qudha. Iyadu waa tan keliya ee hooyadeed, Oo waa tan daahirsan ee tii iyada dhashay. Gabdhuhu iyaday arkeen oo waxay ku sheegeen mid barakaysan, Oo xataa boqoradihii iyo naagihii addoommaha ahaaba way ammaaneen.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Gabaygii Sulaymaan 6:9 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Gabaygii Sulaymaan 6:9 SOM - Laakiinse qoolleydayda, iyo tayda sanu waa mid - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Gabaygii Sulaymaan 6:9 SOM - Laakiinse qoolleydayda, iyo tayda sanu waa mid - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Gabaygii Sulaymaan 6:9 SOM - Laakiinse qoolleydayda, iyo tayda sanu waa mid - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Gabaygii Sulaymaan 6:9 SOM - Laakiinse qoolleydayda, iyo tayda sanu waa mid - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Gabaygii Sulaymaan 6:9 SOM - Laakiinse qoolleydayda, iyo tayda sanu waa mid - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Gabaygii Sulaymaan 6:9 SOM - Laakiinse qoolleydayda, iyo tayda sanu waa mid - Bible Verse Picture
View New Tab

Gabaygii Sulaymaan 6:9 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Gabaygii Sulaymaan 6:9 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Gabaygii Sulaymaan 5:2 SOM Bible Verse Image
Gabaygii Sulaymaan 5:2 (SOM) »
Anigu waan hurday, laakiinse qalbigaygu waa soo jeeday. Waxaan maqlay codkii gacaliyahayga oo albaabka garaacaya, isagoo leh, Walaashayay, taan jeclahayay, qoolleydaydiiyey, tayda sanay, iridda iga fur, Waayo, madaxayga waxaa ka buuxa dharab, Oo timahaygana waxaa qoyay dhibicyihii habeennimada.

Gabaygii Sulaymaan 2:14 SOM Bible Verse Image
Gabaygii Sulaymaan 2:14 (SOM) »
Qoolleydayda qararka dillaacyadooda iyo meelahooda qarsoon ee dalcad ah ku jirta, Bal jaahaaga i tus, oo codkaaga i maqashii, Waayo, codkaagu wuu macaan yahay, oo jaahaaguna wuu surad wacan yahay.

Bilowgii 30:13 SOM Bible Verse Image
Bilowgii 30:13 (SOM) »
Oo Lee'ahna waxay tidhi, Waan faraxsanahay! waayo, naaguhu waxay iigu yeedhi doonaan tan faraxsan. Magiciisiina waxay u bixisay Aasheer.

Efesos 4:3 SOM Bible Verse Image
Efesos 4:3 (SOM) »
Ku dadaala inaad midownimada xagga Ruuxa ku xajisaan xidhiidhka nabadda.

Galatiya 4:26 SOM Bible Verse Image
Galatiya 4:26 (SOM) »
Laakiinse Yeruusaalemta sare waa xor, waana hooyadeen.

Maahmaahyadii 31:28 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 31:28 (SOM) »
Carruurteedu way kacaan oo waxay ugu yeedhaan tan barakaysan, Oo weliba ninkeeduna wuu ammaanaa, isagoo leh;

Sabuurradii 126:2 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 126:2 (SOM) »
Markaasaa afkeenna waxaa ka buuxsamay qosol, Carrabkeennana gabay, Kolkaasaa quruumaha waxaa laga dhex yidhi, Rabbigu waxyaalo waaweyn ayuu iyaga u sameeyey.

Sabuurradii 45:9 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 45:9 (SOM) »
Dumarkaaga sharafta leh waxaa ku jira gabdhaha boqorrada, Midigtaadana waxaa taagan boqoradda oo isku sharraxday dahabkii Oofir.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:6 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 4:6 (SOM) »
Haddaba iyaga dhawra oo sameeya, maxaa yeelay, taasu waa xigmaddiinna iyo waxgarashadiinna aad ummadaha hortooda ku yeelanaysaan, kuwaasoo markay qaynuunnadan oo dhan maqlaan odhan doona, Hubaal quruuntan weynu waa dad xigmad leh oo waxgarad ah.

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:29 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 33:29 (SOM) »
Reer binu Israa'iilow, waad faraxsan tihiin. Bal yaa idinla mid ah, oo ah dad uu Rabbigu badbaadiyey, Kaasoo ah gaashaanka caawimaaddiinna, Iyo seefta sharaftiinna. Cadaawayaashiinnu way isu kiin dhiibi doonaan, Oo waxaad cag marin doontaan meelahooda sarsare.

Tirintii 23:9 SOM Bible Verse Image
Tirintii 23:9 (SOM) »
Waayo, dhagaxyada dushooda ayaan ka arkaa, Oo xagga buuraha ayaan uga jeedaa, Oo bal eeg, waa dad gooni u deggan, Iyagana quruumaha kale laguma tirin doono.

Muujintii 21:9 SOM Bible Verse Image
Muujintii 21:9 (SOM) »
Markaasaa waxaa yimid mid ka mid ah toddobadii malaa'igood oo haystay toddobadii fijaan oo ay ka buuxeen toddobadii belaayo ee ugu dambeeyey; oo iyana way ila hadashay, oo waxay igu tidhi, Bal kaalay halkan oo waxaan ku tusayaa aroosadda oo ah Wanka afadiisa.

Available Bible Translations

American Standard Version
Song of Solomon 6:9 (ASV) »
GOD’S WORD® (GW)
Song of Solomon 6:9 (GW) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
श्रेष्ठगीत 6:9 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਸੁਲੇਮਾਨ ਦਾ ਗੀਤ 6:9 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
পৰমগীত 6:9 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
உன்னதப்பாட்டு 6:9 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
गीतरत्न 6:9 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
పరమ 6:9 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
ગીતોનું ગીત 6:9 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಪರಮಗೀತೆ 6:9 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
نَشِيدُ ٱلْأَنْشَادِ 6:9 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
שיר השירים 6:9 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Canção de Salomão 6:9 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Nhã Ca 6:9 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Cantares 6:9 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
雅 歌 6:9 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
雅 歌 6:9 (CUVT) »
Svenska Bibeln 1917
Höga Visan 6:9 (SV1917) »
Библия на русском
Песни Песней 6:9 (RUSV) »
Українська Біблія
Пісня над піснями 6:9 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Énekek Éneke 6:9 (KAR) »
Българска Библия
Песен на песните 6:9 (BULG) »
聖書 日本語
雅歌 6:9 (JPN) »
De Heilige Schrift
Hooglied 6:9 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »