Boqorradii Kowaad 8:63 SOM Desktop Background Pictures

Christian Desktop Wallpapers with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Kowaad 8:63 SOM computer desktop wallpapers with Bible verses and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Boqorradii Kowaad 8:63 SOM Desktop Wallpaper - Oo Sulaymaan qurbaannada nabaadiinada ee uu - Desktop Bible Verse Wallpaper

Boqorradii Kowaad 8:63 SOM

Oo Sulaymaan qurbaannada nabaadiinada ee uu Rabbiga u bixiyey waxay ahaayeen laba iyo labaatan kun oo dibi, iyo boqol iyo labaatan kun oo ido ah. Oo sidaasay boqorkii iyo reer binu Israa'iil oo dhammuba gooni uga dhigeen gurigii Rabbiga.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Boqorradii Kowaad 8:63 SOM desktop wallpapers are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Boqorradii Kowaad 8:63 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Kowaad 8:63 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Cesraa 6:16 SOM Bible Verse Image
Cesraa 6:16 (SOM) »
Oo reer binu Israa'iil, iyo wadaaddadii, iyo reer Laawi, iyo dadkii maxaabiista ka soo noqday intoodii kaleba gurigan Ilaah gaar bay uga dhigeen iyagoo faraxsan.

Nexemyaah 12:27 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 12:27 (SOM) »
Oo markii derbigii Yeruusaalem gaar laga dhigay kuwii reer Laawi mid kasta meeshiisii baa laga doondoonay in iyaga Yeruusaalem la keeno si gaarkadhigidda farxad loogu sameeyo, oo mahadnaqid iyo gabay, iyo suxuun laysku garaaco, iyo shareerado, iyo kataaradoba Ilaah loogu ammaano.

Taariikhdii Labaad 15:11 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 15:11 (SOM) »
Oo maalintaas waxay Rabbiga ugu allabaryeen toddoba boqol oo dibi iyo toddoba kun oo neef oo ido ah oo ka mid ah dhicii ay keeneen.

Laawiyiintii 3:1 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 3:1 (SOM) »
Oo haddii qurbaankiisu yahay allabari qurbaanno nabaadiino ah, oo uu lo'da ka bixinayo, lab ama dhaddig midduu yahayba, waa inuu Rabbiga hortiisa ku bixiyaa neef aan iin lahayn.

Miikaah 6:7 SOM Bible Verse Image
Miikaah 6:7 (SOM) »
Rabbigu ma ku farxaa kumanyaal wanan, amase toban kun oo webi oo saliid ah? Xadgudubkayga aawadiis miyaan curadkayga u bixiyaa? Dembigii naftaydase ma midhaha jidhkaygaan u bixiyaa?

Yexesqeel 45:17 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 45:17 (SOM) »
Oo amiirka qaybtiisu waxay ahaan doontaa inuu qurbaannada la gubo, iyo qurbaannada hadhuudhka, iyo qurbaannada cabniinka bixiyo ayaamaha iidaha iyo wakhtiga ay biluhu dhashaan, iyo maalmaha sabtiyada, iyo iidaha reer binu Israa'iil oo dhan. Isagu waa inuu qurbaanka dembiga, iyo qurbaanka hadhuudhka, iyo qurbaanka la gubo, iyo qurbaannada nabaadiinada, diyaariyaa, si reer binu Israa'iil loogu kafaaraggudo.

Taariikhdii Labaad 30:24 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 30:24 (SOM) »
Waayo, Xisqiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah wuxuu shirkii u siiyey inay qurbaan ka dhigtaan kun dibi iyo toddoba kun oo ido ah, oo amiirradiina waxay shirkii siiyeen kun dibi iyo toban kun oo ido ah, oo wadaaddo tiro badanuna way isdaahiriyeen.

Taariikhdii Labaad 35:7 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 35:7 (SOM) »
Markaasaa Yoosiyaah wuxuu dadkii intii joogtay oo dhan adhigii ka siiyey baraar iyo waxarro si ay qurbaannada Kormaridda u bixiyaan, oo tiradooduna waxay isku ahayd soddon kun, iyo saddex kun oo dibi, intaasu waxay ahaayeen intii boqorku maalkiisa ka baxshay.

Taariikhdii Labaad 7:5 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 7:5 (SOM) »
Oo Boqor Sulaymaan wuxuu allabari ahaan u bixiyey laba iyo labaatan kun oo dibi iyo boqol iyo labaatan kun oo ido ah. Sidaasay boqorkii iyo dadkii kale oo dhammuba gooni uga dhigeen gurigii Ilaah.

Taariikhdii Labaad 29:32 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 29:32 (SOM) »
Oo qurbaannadii la gubayay oo shirku keenayna tiradoodu waxay ahayd toddobaatan dibi, iyo boqol wan, iyo laba boqol oo baraar ah, oo intaasoo dhanna waxaa Rabbiga loogu keenay qurbaanno la gubo.

Taariikhdii Labaad 2:4 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 2:4 (SOM) »
Bal eeg, waxaan guri u dhisayaa magaca Rabbiga Ilaahayga ah, inaan isaga quduus uga dhigo, oo hortiisa lagu shido foox udgoon, oo la hor dhigo kibista tusniinta oo joogtada ah, oo la bixiyo qurbaannada la gubo subaxda iyo fiidka, iyo Sabtiyada, iyo markay bilaha cusubu dhashaan, iyo ciidaha Rabbiga Ilaahayaga ah. Kaasuna waa amar reer binu Israa'iil weligiis la amray.

Taariikhdii Kowaad 29:21 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 29:21 (SOM) »
Oo subaxdii maalintaas ka dambaysay ayay Rabbiga u bixiyeen allabaryo iyo qurbaanno la gubo oo ah kun dibi, iyo kun wan, iyo kun baraar ah, iyo qurbaannadooda cabniinka ah, iyo allabaryo tiro badan oo reer binu Israa'iil oo dhan loo bixiyey.

Available Bible Translations

American Standard Version
1 Kings 8:63 (ASV) »
King James Version
1 Kings 8:63 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
1 Kings 8:63 (GW) »
World English Bible
1 Kings 8:63 (WEB) »
Louis Segond 1910
1 Rois 8:63 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
1 राजाओं 8:63 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
1 ਰਾਜਿਆਂ 8:63 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
1 ৰাজাৱলী 8:63 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
1 இராஜாக்கள் 8:63 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
1 राजे 8:63 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
1 రాజులు 8:63 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
1 રાજાઓ 8:63 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
1 ಅರಸುಗಳು 8:63 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمُلُوكِ ٱلْأَوَّلُ 8:63 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מלכים א 8:63 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
1 Reis 8:63 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
1 Các Vua 8:63 (VIE) »
Reina Valera Antigua
1 Reyes 8:63 (RVA) »
La Sacra Bibbia
1 Re 8:63 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
列 王 记 上 8:63 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
列 王 紀 上 8:63 (CUVT) »
Библия на русском
3 Царств 8:63 (RUSV) »
Українська Біблія
1 царів 8:63 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
1 Királyok 8:63 (KAR) »
Българска Библия
3 Царе 8:63 (BULG) »
De Heilige Schrift
1 Koningen 8:63 (NLD) »

Boqorradii Kowaad 8 (SOM) Verse Selection

Boqorradii Kowaad 8:1 Boqorradii Kowaad 8:2 Boqorradii Kowaad 8:3 Boqorradii Kowaad 8:4 Boqorradii Kowaad 8:5 Boqorradii Kowaad 8:6 Boqorradii Kowaad 8:7 Boqorradii Kowaad 8:8 Boqorradii Kowaad 8:9 Boqorradii Kowaad 8:10 Boqorradii Kowaad 8:11 Boqorradii Kowaad 8:12 Boqorradii Kowaad 8:13 Boqorradii Kowaad 8:14 Boqorradii Kowaad 8:15 Boqorradii Kowaad 8:16 Boqorradii Kowaad 8:17 Boqorradii Kowaad 8:18 Boqorradii Kowaad 8:19 Boqorradii Kowaad 8:20 Boqorradii Kowaad 8:21 Boqorradii Kowaad 8:22 Boqorradii Kowaad 8:23 Boqorradii Kowaad 8:24 Boqorradii Kowaad 8:25 Boqorradii Kowaad 8:26 Boqorradii Kowaad 8:27 Boqorradii Kowaad 8:28 Boqorradii Kowaad 8:29 Boqorradii Kowaad 8:30 Boqorradii Kowaad 8:31 Boqorradii Kowaad 8:32 Boqorradii Kowaad 8:33 Boqorradii Kowaad 8:34 Boqorradii Kowaad 8:35 Boqorradii Kowaad 8:36 Boqorradii Kowaad 8:37 Boqorradii Kowaad 8:38 Boqorradii Kowaad 8:39 Boqorradii Kowaad 8:40 Boqorradii Kowaad 8:41 Boqorradii Kowaad 8:42 Boqorradii Kowaad 8:43 Boqorradii Kowaad 8:44 Boqorradii Kowaad 8:45 Boqorradii Kowaad 8:46 Boqorradii Kowaad 8:47 Boqorradii Kowaad 8:48 Boqorradii Kowaad 8:49 Boqorradii Kowaad 8:50 Boqorradii Kowaad 8:51 Boqorradii Kowaad 8:52 Boqorradii Kowaad 8:53 Boqorradii Kowaad 8:54 Boqorradii Kowaad 8:55 Boqorradii Kowaad 8:56 Boqorradii Kowaad 8:57 Boqorradii Kowaad 8:58 Boqorradii Kowaad 8:59 Boqorradii Kowaad 8:60 Boqorradii Kowaad 8:61 Boqorradii Kowaad 8:62 Boqorradii Kowaad 8:63 Boqorradii Kowaad 8:64 Boqorradii Kowaad 8:65 Boqorradii Kowaad 8:66

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »