Taariikhdii Labaad 23:3 SOM Desktop Background Pictures

Christian Desktop Wallpapers with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Labaad 23:3 SOM computer desktop wallpapers with Bible verses and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Taariikhdii Labaad 23:3 SOM Desktop Wallpaper - Markaasaa shirkii oo dhammu axdi boqorkii kula - Desktop Bible Verse Wallpaper

Taariikhdii Labaad 23:3 SOM

Markaasaa shirkii oo dhammu axdi boqorkii kula dhigtay guriga Ilaah, oo wuxuu iyagii ku yidhi, Bal eega, boqorka wiilkiisu isagaa boqor noqon doonee, sidii Rabbigu uu kaga hadlay farcanka Daa'uud.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Taariikhdii Labaad 23:3 SOM desktop wallpapers are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Taariikhdii Labaad 23:3 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Labaad 23:3 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Samuu'eel Labaad 7:12 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 7:12 (SOM) »
Oo markii cimrigaagu dhammaado, oo aad la seexato awowayaashaa, farcankaaga kaa dambeeya oo kaa soo bixi doona ayaan sara kicin doonaa, oo boqortooyadiisana waan dhisi doonaa.

Taariikhdii Labaad 21:7 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 21:7 (SOM) »
Habase yeeshee Rabbigu ma uu doonaynin inuu baabbi'iyo reerkii Daa'uud, maxaa yeelay, axdi wuu la dhigtay, oo wuxuu u ballanqaaday inuu isaga iyo carruurtiisa had iyo goorba laambad siiyo.

Taariikhdii Labaad 6:16 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 6:16 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed, Rabbiyow Ilaaha reer binu Israa'iilow, xaji wixii aad u ballanqaadday aabbahay Daa'uud oo addoonkaagii ahaa, adoo ku leh, Hortayda laga waayi maayo nin kaa dhasho oo carshiga reer binu Israa'iil ku fadhiista, hadday carruurtaadu isjiraan oo ay sharcigayga ugu socdaan sidaad hortayda ugu socotay oo kale.

Taariikhdii Labaad 7:18 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 7:18 (SOM) »
markaasaan dhisi doonaa carshiga boqortooyadaada, sidaan axdi kula dhigtay aabbahaa Daa'uud markaan ku idhi, Lagaa waayi maayo nin reer binu Israa'iil u taliya.

Boqorradii Kowaad 2:4 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 2:4 (SOM) »
inuu Rabbigu oofiyo eraygiisii uu igaga hadlay, isagoo leh, Carruurtaadu hadday jidkooda dhawraan, oo ay qalbigooda oo dhan iyo naftooda oo dhanba si run ah hortayda ugu socdaan, waayi maysid nin carshiga dalka Israa'iil ku fadhiista.

Boqorradii Labaad 11:17 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 11:17 (SOM) »
Markaasaa Yehooyaadaac sameeyey axdi u dhexeeya Rabbiga iyo boqorka iyo dadkaba inay iyagu ahaadaan Rabbiga dadkiisa, oo haddana wuxuu dhex dhigay boqorkii iyo dadkii.

Sabuurradii 89:29 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 89:29 (SOM) »
Oo weliba farcankiisana waxaan ka dhigi doonaa mid weligiis waara, Carshigiisana sida wakhtiga samada.

Taariikhdii Labaad 23:16 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 23:16 (SOM) »
Markaasaa Yehooyaadaac sameeyey axdi u dhexeeya isaga qudhiisa iyo dadka oo dhan iyo boqorkaba inay ahaadaan Rabbiga dadkiisa.

Taariikhdii Kowaad 11:3 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 11:3 (SOM) »
Sidaas aawadeed odayaashii reer binu Israa'iil oo dhammu waxay boqorkii ugu yimaadeen Xebroon, oo Daa'uudna wuxuu iyagii axdi kula dhigtay Xebroon Rabbiga hortiisa; oo iyana waxay Daa'uud u boqreen inuu ahaado boqor reer binu Israa'iil u taliya, siduu ahaa Eraygii Rabbiga oo uu u soo dhiibay Samuu'eel.

Taariikhdii Kowaad 9:9 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 9:9 (SOM) »
iyo walaalahood oo ahaa sidii dhalashadoodu ahayd, oo waxayna ahaayeen sagaal boqol iyo lix iyo konton. Oo nimankaas oo dhammu waxay ahaayeen madaxdii reerahooda siday kala reer u ahaayeen.

Boqorradii Kowaad 9:5 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 9:5 (SOM) »
de markaasaan dhisi doonaa oo aan weligiis waarin doonaa carshiga boqortooyadaada ee reer binu Israa'iil u taliya sidaan ugu ballanqaaday aabbahaa Daa'uud, markaan ku idhi, Nin carshiga dalka Israa'iil ku fadhiista lagaa waayi maayo.

Samuu'eel Labaad 5:3 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 5:3 (SOM) »
Sidaas aawadeed odayaashii reer binu Israa'iil oo dhammu waxay boqorkii ugu yimaadeen Xebroon; oo Boqor Daa'uudna wuxuu iyagii axdi kula dhigtay Xebroon Rabbiga hortiisa, oo iyana waxay Daa'uud u boqreen inuu ahaado boqor reer binu Israa'iil u taliya.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Chronicles 23:3 (ASV) »
King James Version
2 Chronicles 23:3 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Chronicles 23:3 (GW) »
World English Bible
2 Chronicles 23:3 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 इतिहास 23:3 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਇਤਿਹਾਸ 23:3 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 বংশাৱলি 23:3 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 நாளாகமம் 23:3 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 इतिहास 23:3 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 దినవృత్తాంతాలు 23:3 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 કાળવૃતાંત 23:3 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 23:3 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
٢ أخبار 23:3 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים ב 23:3 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Crônicas 23:3 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Sử Ký 23:3 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Crónicas 23:3 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 下 23:3 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 下 23:3 (CUVT) »
Библия на русском
2 Паралипоменон 23:3 (RUSV) »
Українська Біблія
2 хроніки 23:3 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Krónika 23:3 (KAR) »
Българска Библия
2 Летописи 23:3 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Kronieken 23:3 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »