Boqorradii Labaad 13:6 SOM Desktop Background Pictures

Christian Desktop Wallpapers with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Labaad 13:6 SOM computer desktop wallpapers with Bible verses and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Boqorradii Labaad 13:6 SOM Desktop Wallpaper - Habase yeeshee kama ay tegin dembiyadii reerkii - Desktop Bible Verse Wallpaper

Boqorradii Labaad 13:6 SOM

Habase yeeshee kama ay tegin dembiyadii reerkii Yaaraabcaam uu dadkii Israa'iil dembaajiyey, laakiinse way ku socdeen, oo Samaariyana waxaa ku hadhay geedihii Asheeraah.)

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Boqorradii Labaad 13:6 SOM desktop wallpapers are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Boqorradii Labaad 13:6 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Labaad 13:6 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Boqorradii Kowaad 16:33 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 16:33 (SOM) »
Oo haddana Axaab wuxuu sameeyey geed Asheeraah, oo Axaab haddana wuu ka sii xanaajiyey Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil si ka sii daran boqorradii dalka Israa'iil ee isaga ka horreeyey oo dhan.

Boqorradii Labaad 13:2 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 13:2 (SOM) »
Oo wuxuu sameeyey wax Rabbiga hortiisa shar ku ah, wuuna raacay dembiyadii Yaaraabcaam ina Nebaad uu dadkii Israa'iil dembaajiyey, kamana uu tegin.

Boqorradii Labaad 17:16 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 17:16 (SOM) »
Oo iyagu way ka tegi jireen amarradii Rabbiga Ilaahooda ah oo dhan, oo waxay samaysteen sanamyo la shubay, kuwaasoo ahaa laba weylood, oo waxay kaloo samaysteen geedihii Asheeraah, oo waxay caabudi jireen ciidanka samada oo dhan, Bacalna way u adeegi jireen.

Boqorradii Labaad 10:29 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 10:29 (SOM) »
Habase yeeshee dembiyadii Yaaraabcaam ina Nebaad kii dadka Israa'iil dembaajiyey Yeehuu kama hadhin, kuwaasoo ahaa weylihii dahabka ahaa ee dhex yiil Beytel iyo Daan.

Boqorradii Labaad 17:20 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 17:20 (SOM) »
Oo Rabbigu wuxuu nacay farcankii reer binu Israa'iil oo dhan, oo intuu dhibay ayuu gacanta u geliyey kuwii dhacay ilaa uu hortiisa ka tuuray.

Boqorradii Labaad 18:4 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 18:4 (SOM) »
Wuxuu dumiyey meelihii sarsare, tiirarkiina wuu jejebiyey, geedihii Asheeraahna wuu jaray; oo wuxuu kaloo burburiyey abeesadii naxaasta ahayd oo Muuse sameeyey, waayo, ilaa wakhtigaas dadkii Israa'iil foox bay u shidi jireen, oo isna wuxuu magaceedii u bixiyey Nexushtaan.

Boqorradii Labaad 23:4 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 23:4 (SOM) »
Markaasaa boqorkii ku amray wadaadkii sare oo ahaa Xilqiyaah, iyo wadaaddadii lahaa derejada labaad, iyo iridjoogayaashii, inay macbudka Rabbiga ka soo bixiyaan kulli weelashii loo sameeyey Bacal, iyo geedihii Asheeraah, iyo ciidanka samada oo dhan; oo isna wuxuu ku gubay Yeruusaalem dibaddeeda oo ah berrimmadii Qidroon, oo dambaskoodiina Beytel buu u qaaday.

Boqorradii Kowaad 16:26 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 16:26 (SOM) »
Oo wuxuu ku socday jidkii Yaaraabcaam ina Nebaad oo dhan, iyo dembiyadii uu dadkii Israa'iil dembaajiyey ee ay Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil kaga xanaajiyeen falimahoodii aan waxtarka lahayn.

Boqorradii Kowaad 15:3 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 15:3 (SOM) »
Oo isna wuxuu sameeyey dembiyadii uu aabbihiis samayn jiray isaga hortiis oo dhan, oo qalbigiisuna Rabbiga Ilaahiisa ah uguma qummanayn sidii qalbigii awowgiis Daa'uud oo kale.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:15 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 32:15 (SOM) »
Laakiinse Yeshuruun wuu cayilay, oo wax buu harraatiyey. Adigu waad cayishay, waanad buurnaatay, oo xaydhaysatay. Markaasuu ka tegey Ilaahii uumay, Oo quudhsaday Dhagaxii badbaadadiisa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:5 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 7:5 (SOM) »
Laakiinse iyaga waa inaad sidan kula macaamilootaan, meelahooda allabariga waa inaad dumisaan, oo aad tiirarkoodana burburisaan, oo aad geedahooda Asheeraahna gooysaan, oo aad sanamyadooda xardhanna gubtaan.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Kings 13:6 (ASV) »
King James Version
2 Kings 13:6 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Kings 13:6 (GW) »
World English Bible
2 Kings 13:6 (WEB) »
Louis Segond 1910
2 Rois 13:6 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 राजाओं 13:6 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਰਾਜਿਆਂ 13:6 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 ৰাজাৱলি 13:6 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 இராஜாக்கள் 13:6 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 राजे 13:6 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 రాజులు 13:6 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 રાજાઓ 13:6 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಅರಸುಗಳು 13:6 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمُلُوكِ ٱلثَّانِي 13:6 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מלכים ב 13:6 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Reis 13:6 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Các Vua 13:6 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Reyes 13:6 (RVA) »
La Sacra Bibbia
2 Re 13:6 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
列 王 记 下 13:6 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
列 王 紀 下 13:6 (CUVT) »
Библия на русском
4 Царств 13:6 (RUSV) »
Українська Біблія
2 царів 13:6 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Királyok 13:6 (KAR) »
Българска Библия
4 Царе 13:6 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Koningen 13:6 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »