Taariikhdii Kowaad 3:2 SOM Phone Background Pictures

Best Christian iPhone Wallpaper with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Kowaad 3:2 SOM mobile wallpapers with Bible verse quotes and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Taariikhdii Kowaad 3:2 SOM Mobile Phone Wallpaper - oo kii saddexaadna wuxuu ahaa Absaaloom oo ay - Mobile Bible Verse Wallpaper

Taariikhdii Kowaad 3:2 SOM

oo kii saddexaadna wuxuu ahaa Absaaloom oo ay dhashay Macakaah oo ahayd boqorkii Geshuur oo Talmay ahaa gabadhiisii, oo kii afraadna wuxuu ahaa Adoniiyaah oo ay Haggiid dhashay,

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Taariikhdii Kowaad 3:2 SOM Bible images with quotes are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Taariikhdii Kowaad 3:2 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Kowaad 3:2 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Samuu'eel Labaad 19:4 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 19:4 (SOM) »
Markaasaa boqorkii hagoogtay, oo cod weyn buu ku qayliyey oo yidhi, Wiilkaygii Absaaloomow, Absaaloomow, wiilkaygiiyow, wiilkaygiiyow!

Boqorradii Kowaad 1:5 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 1:5 (SOM) »
Markaasaa Adoniiyaah oo ay Haggiid dhashay isweyneeyey, oo yidhi, Anigaa boqor noqon doona; oo wuxuu diyaarsaday gaadhifardood iyo rag fardooley ah, iyo konton nin oo hortiisa orodda.

Boqorradii Kowaad 2:24 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 2:24 (SOM) »
Haddaba waxaan ku dhaartay nolosha Rabbigii xoogga ii yeelay, oo igu fadhiisiyey carshigii aabbahay Daa'uud, oo reerka iigu yeelay siduu iigu ballanqaaday, hubaal Adoniiyaah maanta waa la dilayaa.

Samuu'eel Labaad 18:18 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 18:18 (SOM) »
Oo Absaaloomna intuu noolaa ayuu yidhi, Wiil magacayga lagu soo xusuusto ma aan lihi. Sidaas daraaddeed wuxuu qaaday tiir oo dhex qotomiyey dooxadii boqorka; oo tiirkiina wuxuu ku magacaabay magiciisii, oo ilaa maantadan la joogo waxaa lagu magacaabaa taalladii Absaaloom.

Samuu'eel Labaad 18:14 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 18:14 (SOM) »
Yoo'aabna wuxuu yidhi, Anigu saas kugula sii joogi maayo. Markaasuu qaatay saddex gantaal, oo Absaaloom wadnaha juq ka siiyey, isagoo weli nool oo geedkii ku dhex jira.

Samuu'eel Labaad 13:1 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 13:1 (SOM) »
Markaasaa Absaaloom ina Daa'uud wuxuu lahaa gabadh walaashiis ah oo suurad qurxoon, oo magaceedana waxaa la odhan jiray Taamaar; oo Amnoon oo ahaa ina Daa'uud ayaa caashaqay.

Samuu'eel Labaad 13:20 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 13:20 (SOM) »
Markaasaa walaalkeed Absaaloom wuxuu ku yidhi, Ma waxaa kula jiray walaalkaa Amnoon? Haddaba walaalay, bal iska aamus, oo waxan qalbiga ha ku qabsan, waayo, isagu waa walaalkaa. Sidaas daraaddeed Taamaar waxay ku hadhay oo ku cidlowday gurigii walaalkeed Absaaloom.

Yashuuca 13:13 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 13:13 (SOM) »
Habase yeeshee reer binu Israa'iil ma ay eryin reer Geshuur iyo reer Macakaad toona; laakiinse reer Geshuur iyo reer Macakaad waxay dhex deggan yihiin reer binu Israa'iil ilaa maantadan la joogo.

Samuu'eel Labaad 3:4 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 3:4 (SOM) »
Kan afraadna wuxuu ahaa Adoniiyaah oo waxaa dhashay Xaggiid. Kan shanaadna wuxuu ahaa Shefatyaah oo waxaa dhashay Abiital.

Samuu'eel Labaad 14:32 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 14:32 (SOM) »
Absaaloomna wuxuu Yoo'aab ugu jawaabay, Bal eeg waan kuu soo cid dirtay inaad ii timaadid, waayo, waxaan doonayay inaan boqorka kuu dirto oo aan ku idhaahdo, Bal maxaan Geshuur uga imid? Waayo, waxaa ii roonayd inaan halkaas sii joogo, haddaba sidaas daraaddeed i daa aan boqorka wejigiisa soo arkee; oo haddaan dembi leeyahayna, isagu ha i dilo.

Samuu'eel Labaad 15:8 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 15:8 (SOM) »
Waayo, anoo addoonkaaga ah nidar baan galay intii aan joogay Geshuur oo ku taal Suuriya, oo waxaan idhi, Haddii Rabbigu Yeruusaalem mar kale igu celiyo, markaasaan Rabbiga allabari u bixin doonaa.

Samuu'eel Labaad 13:38 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 13:38 (SOM) »
Sidaasuu Absaaloom u cararay, oo Geshuur u tegey, oo saddex sannadood buu halkaas joogay.

Available Bible Translations

American Standard Version
1 Chronicles 3:2 (ASV) »
King James Version
1 Chronicles 3:2 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
1 Chronicles 3:2 (GW) »
World English Bible
1 Chronicles 3:2 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
1 इतिहास 3:2 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
1 ਇਤਿਹਾਸ 3:2 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
1 বংশাৱলি 3:2 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
1 நாளாகமம் 3:2 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
1 इतिहास 3:2 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
1 దినవృత్తాంతాలు 3:2 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
1 કાળવૃતાંત 3:2 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
1 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 3:2 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
١ أخبار 3:2 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים א 3:2 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
1 Crônicas 3:2 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
1 Sử Ký 3:2 (VIE) »
Reina Valera Antigua
1 Crónicas 3:2 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 上 3:2 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 上 3:2 (CUVT) »
Библия на русском
1 Паралипоменон 3:2 (RUSV) »
Українська Біблія
1 хроніки 3:2 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
1 Krónika 3:2 (KAR) »
Българска Библия
1 Летописи 3:2 (BULG) »
De Heilige Schrift
1 Kronieken 3:2 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »