Boqorradii Kowaad 9:15 SOM Phone Background Pictures

Best Christian iPhone Wallpaper with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Kowaad 9:15 SOM mobile wallpapers with Bible verse quotes and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Boqorradii Kowaad 9:15 SOM Mobile Phone Wallpaper - Oo sababtii uu Sulaymaan shaqaalayaashii u - Mobile Bible Verse Wallpaper

Boqorradii Kowaad 9:15 SOM

Oo sababtii uu Sulaymaan shaqaalayaashii u doortay waxay ahayd inuu dhiso gurigii Rabbiga, iyo gurigii uu isagu lahaa, iyo Millo, iyo derbigii Yeruusaalem, iyo Xaasoor, iyo Megiddoo, iyo Geser.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Boqorradii Kowaad 9:15 SOM Bible images with quotes are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Boqorradii Kowaad 9:15 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Kowaad 9:15 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Samuu'eel Labaad 5:9 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 5:9 (SOM) »
Oo Daa'uudna qalcaddii ayuu degay, wuxuuna u bixiyey magaaladii Daa'uud. Oo Daa'uudna wuxuu dhisay hareeraheedii iyo tan iyo Millo ilaa gudaha.

Yashuuca 17:11 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 17:11 (SOM) »
Oo reer Manaseh waxay reer Isaakaar iyo reer Aasheer ku dhex lahaayeen Beytshe'aan, iyo magaalooyinkeedii oo dhan, iyo Yiblecaam iyo magaalooyinkeedii, iyo dadkii degganaa Door iyo magaalooyinkeedii, iyo dadkii degganaa Ceyn Door iyo magaalooyinkeedii, iyo dadkii degganaa Tacanaag, iyo magaalooyinkeedii, iyo dadkii degganaa Megiddoo iyo magaalooyinkeedii, iyo xataa saddexdii meelood ee dhaadheerayd.

Boqorradii Kowaad 9:24 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 9:24 (SOM) »
Laakiinse gabadhii Fircoon waxay ka soo baxday magaaladii Daa'uud, oo gashay gurigeedii uu Sulaymaan iyada u dhisay; markaasuu haddana wuxuu dhisay Millo.

Boqorradii Kowaad 5:13 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 5:13 (SOM) »
Oo Boqor Sulaymaanna wuxuu dadkii Israa'iil oo dhan ka dhex doortay niman shaqaalayaal ah, oo shaqaalayaashuna waxay ahaayeen soddon kun oo nin.

Yashuuca 11:1 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 11:1 (SOM) »
Oo markuu boqorkii Xaasoor oo ahaa Yaabiin waxaas maqlay ayuu u cid diray boqorkii Maadoon oo ahaa Yoobaab, iyo boqorkii Akshaaf,

Yashuuca 19:36 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 19:36 (SOM) »
iyo Adaamaah, iyo Raamaah, iyo Xaasoor,

Xaakinnada 1:29 SOM Bible Verse Image
Xaakinnada 1:29 (SOM) »
Oo reer Efrayimna ma ay eryin dadkii reer Kancaan oo degganaa Geser; laakiinse reer Kancaan iyagay la degganaayeen Geser.

Yashuuca 16:10 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 16:10 (SOM) »
Oo ma ay eryin reer Kancaankii degganaa Geser; laakiinse reer Kancaan waxay dhex degganaayeen reer Efrayim ilaa maantadan la joogo, oo waxay u noqdeen addoommo u hawshooda.

Boqorradii Labaad 15:29 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 15:29 (SOM) »
Oo wakhtigii Feqax boqorka ka ahaa dalka Israa'iil waxaa yimid Tiglad Fileser oo ahaa boqorka Ashuur, oo wuxuu qabsaday Ciyoon, iyo Aabeel Beytmacakaah, iyo Yaanoo'ax, iyo Qedesh, iyo Xaasoor, iyo Gilecaad, iyo Galili, iyo dalkii reer Naftaali oo dhan, oo dadkiina maxaabiis ahaan ayuu Ashuur ugu kaxaystay.

Boqorradii Labaad 23:29 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 23:29 (SOM) »
Oo isaga wakhtigiisii ayaa Fircoon Nekoo oo boqorka Masar ahaa ku kacay boqorkii Ashuur ilaa Webi Yufraad, oo waxaa isagii ku soo baxay Boqor Yoosiyaah, markaasaa Fircoon Nekoo isagii ku dilay Megiddoo agteeda markuu arkay.

Boqorradii Labaad 12:20 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 12:20 (SOM) »
Oo addoommadiisii intay ku kaceen ayay sirqooleen, oo waxay Yoo'aash ku dileen guriga Millo agtiisa oo ku ag yiil jidka u kaca xagga Sillaa.

Boqorradii Labaad 9:27 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 9:27 (SOM) »
Laakiinse Axasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah markuu taas arkay ayuu u cararay xagga gurigii beerta. Oo Yeehuuna wuu eryaday oo wuxuu yidhi, War isagana gaadhifaraskiisa ku dhex dila. Markaasay isagii ku dileen jiirtii Guur oo Yiblecaam ku ag taal. Wuuna u cararay xagga Megiddoo oo halkaasuu ku dhintay.

Available Bible Translations

American Standard Version
1 Kings 9:15 (ASV) »
King James Version
1 Kings 9:15 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
1 Kings 9:15 (GW) »
World English Bible
1 Kings 9:15 (WEB) »
Louis Segond 1910
1 Rois 9:15 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
1 राजाओं 9:15 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
1 ਰਾਜਿਆਂ 9:15 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
1 ৰাজাৱলী 9:15 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
1 இராஜாக்கள் 9:15 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
1 राजे 9:15 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
1 రాజులు 9:15 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
1 રાજાઓ 9:15 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
1 ಅರಸುಗಳು 9:15 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمُلُوكِ ٱلْأَوَّلُ 9:15 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מלכים א 9:15 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
1 Reis 9:15 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
1 Các Vua 9:15 (VIE) »
Reina Valera Antigua
1 Reyes 9:15 (RVA) »
La Sacra Bibbia
1 Re 9:15 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
列 王 记 上 9:15 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
列 王 紀 上 9:15 (CUVT) »
Библия на русском
3 Царств 9:15 (RUSV) »
Українська Біблія
1 царів 9:15 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
1 Királyok 9:15 (KAR) »
Българска Библия
3 Царе 9:15 (BULG) »
De Heilige Schrift
1 Koningen 9:15 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »