Taariikhdii Labaad 32:5 SOM Phone Background Pictures

Best Christian iPhone Wallpaper with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Labaad 32:5 SOM mobile wallpapers with Bible verse quotes and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Taariikhdii Labaad 32:5 SOM Mobile Phone Wallpaper - Markaasuu isdhiirrigeliyey, oo dhisay derbigii - Mobile Bible Verse Wallpaper

Taariikhdii Labaad 32:5 SOM

Markaasuu isdhiirrigeliyey, oo dhisay derbigii dunsanaa oo dhan, oo kor u gaadhsiiyey tan iyo munaaradihii, wuxuuna dhisay derbi kaloo dibadda ah, oo xoogeeyey Millo oo ku dhex tiil magaaladii Daa'uud, oo sameeyey hub dagaal iyo gaashaammo faro badan.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Taariikhdii Labaad 32:5 SOM Bible images with quotes are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Taariikhdii Labaad 32:5 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Labaad 32:5 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Taariikhdii Labaad 25:23 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 25:23 (SOM) »
Oo Yoo'aash oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil ayaa Amasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah, kaasoo ahaa ina Yoo'aash ina Yehoo'aaxaas, ku qabtay Beytshemesh, oo intuu Yeruusaalem u soo kaxeeyey ayuu dumiyey derbigii Yeruusaalem tan iyo iriddii Efrayim iyo ilaa iriddii geeska ahayd, intaasoo ahayd afar boqol oo dhudhun.

Boqorradii Kowaad 9:24 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 9:24 (SOM) »
Laakiinse gabadhii Fircoon waxay ka soo baxday magaaladii Daa'uud, oo gashay gurigeedii uu Sulaymaan iyada u dhisay; markaasuu haddana wuxuu dhisay Millo.

Samuu'eel Labaad 5:9 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 5:9 (SOM) »
Oo Daa'uudna qalcaddii ayuu degay, wuxuuna u bixiyey magaaladii Daa'uud. Oo Daa'uudna wuxuu dhisay hareeraheedii iyo tan iyo Millo ilaa gudaha.

Ishacyaah 22:9 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 22:9 (SOM) »
Oo weliba waxaad aragteen in daldaloolka magaalada Daa'uud ay badan yihiin, oo waxaad isku soo wada ururiseen biyihii balliga hoose.

Boqorradii Labaad 25:4 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 25:4 (SOM) »
Markaasaa meel magaalada ahayd la jebiyey, oo raggii dagaalka oo dhammu intay habeennimo carareen ayay mareen jidkii iriddii u dhexaysay labada derbi oo ku ag tiil beertii boqorka; oo boqorkiina wuxuu maray jidkii Caraabaah. (Haddaba reer Kaldayiin waxay ku wareegsanaayeen magaalada.)

Xaakinnada 9:6 SOM Bible Verse Image
Xaakinnada 9:6 (SOM) »
Markaasaa waxaa soo shiray oo isku soo ururay dadkii Shekem oo dhan iyo reer Millo oo dhan, oo intay tageen ayay Abiimeleg boqor ka dhigteen, oo waxay ku ag boqreen geedkii tiirkii ku yiil Shekem.

Taariikhdii Labaad 23:1 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 23:1 (SOM) »
Haddaba sannaddii toddobaad ayaa Yehooyaadaac xoog isgeliyey oo wuxuu soo kaxaystay oo axdi la dhigtay boqol-u-taliyayaashii ahaa Casaryaah ina Yeroxaam, iyo Ismaaciil ina Yehooxaanaan, iyo Casaryaah ina Coobeed, iyo Macaseeyaah ina Cadaayaah, iyo Eliishaafaad ina Sikrii.

Taariikhdii Labaad 26:14 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 26:14 (SOM) »
Oo Cusiyaah wuxuu ciidankii oo dhan u diyaariyey gaashaammo iyo warmo, iyo koofiyado bir ah, iyo jubbado bir ah, iyo qaansooyin, iyo dhagaxyada la wadhfiyo.

Taariikhdii Labaad 14:5 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 14:5 (SOM) »
Oo haddana magaalooyinkii dalka Yahuudah oo dhan wuxuu ka baabbi'iyey meelihii sarsare iyo sanamyadii qorraxda, oo boqortooyaduna isaga hortiisa way ku xasilloonayd.

Taariikhdii Labaad 17:1 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 17:1 (SOM) »
Oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday wiilkiisii Yehooshaafaad, oo wuxuu u xoogaystay si uu dadka Israa'iil isaga daafaco.

Taariikhdii Labaad 12:1 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 12:1 (SOM) »
Markii boqortooyadii Rexabcaam ay dhisantay oo uu xoogaystay ayuu ka tegey sharcigii Rabbiga, iyadoo ay reer binu Israa'iil oo dhammuba la jiraan.

Taariikhdii Labaad 26:8 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 26:8 (SOM) »
Oo reer Cammoonna waxay Cusiyaah siin jireen gabbaro, oo magiciisiina wuxuu ku faafay oo gaadhay xataa meesha Masar laga galo, maxaa yeelay, aad iyo aad buu u xoogaystay.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Chronicles 32:5 (ASV) »
King James Version
2 Chronicles 32:5 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Chronicles 32:5 (GW) »
World English Bible
2 Chronicles 32:5 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 इतिहास 32:5 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਇਤਿਹਾਸ 32:5 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 বংশাৱলি 32:5 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 நாளாகமம் 32:5 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 इतिहास 32:5 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 దినవృత్తాంతాలు 32:5 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 કાળવૃતાંત 32:5 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 32:5 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
٢ أخبار 32:5 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים ב 32:5 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Crônicas 32:5 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Sử Ký 32:5 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Crónicas 32:5 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 下 32:5 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 下 32:5 (CUVT) »
Библия на русском
2 Паралипоменон 32:5 (RUSV) »
Українська Біблія
2 хроніки 32:5 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Krónika 32:5 (KAR) »
Българска Библия
2 Летописи 32:5 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Kronieken 32:5 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »