Boqorradii Labaad 11:14 SOM Phone Background Pictures

Best Christian iPhone Wallpaper with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Labaad 11:14 SOM mobile wallpapers with Bible verse quotes and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Boqorradii Labaad 11:14 SOM Mobile Phone Wallpaper - Oo bal eeg, boqorku wuxuu taagnaa tiirka agtiisa - Mobile Bible Verse Wallpaper

Boqorradii Labaad 11:14 SOM

Oo bal eeg, boqorku wuxuu taagnaa tiirka agtiisa siday caadadu ahayd, oo saraakiishii iyo kuwii turumbada watayna boqorkay ag taagnaayeen; oo dadkii waddanka oo dhammuna way reyreeyeen oo turumbooyin afuufeen. Markaasaa Catalyaah dharkeedii iska jeexjeexday oo waxay ku qaylisay, Waa fallaagow, waa fallaagow!

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Boqorradii Labaad 11:14 SOM Bible images with quotes are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Boqorradii Labaad 11:14 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Labaad 11:14 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Boqorradii Labaad 23:3 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 23:3 (SOM) »
Markaasaa boqorkii istaagay tiirka agtiisii, oo wuxuu Rabbiga hortiisa axdi ugu maray inuu Rabbiga raaco oo uu qalbigiisa oo dhan iyo naftiisa oo dhan ku dhawro amarradiisa, iyo markhaatiyadiisa, iyo qaynuunnadiisa, iyo inuu sii adkeeyo erayadii axdigan oo kitaabkan ku qornaa, oo dadkii oo dhammuna axdigii bay aqbaleen oo u istaageen.

Taariikhdii Labaad 34:31 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 34:31 (SOM) »
Markaasaa boqorkii istaagay meeshiisii, oo wuxuu Rabbiga hortiisa axdi ugu maray inuu Rabbiga raaco oo uu qalbigiisa oo dhan iyo naftiisa oo dhan ku dhawro amarradiisa, iyo markhaatiyadiisa, iyo qaynuunnadiisa, iyo inuu sii adkeeyo erayadii axdiga oo kitaabkan ku qornaa.

Boqorradii Labaad 9:23 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 9:23 (SOM) »
Markaasaa Yooraam intuu faraskii dib u ceshaday ayuu cararay oo wuxuu Axasyaah ku yidhi, War Axasyaah, tanu waa khiyaano.

Luukos 19:37 SOM Bible Verse Image
Luukos 19:37 (SOM) »
Goortuu ku soo dhowaanayay xataa meeshii Buur Saytuun laga dego, dadkii oo dhan oo xertii ahaa ayaa bilaabay inay farxaan, oo cod weyn Ilaah ku ammaanaan waxa xoogga leh oo dhan oo ay arkeen aawadood,

Muujintii 19:1 SOM Bible Verse Image
Muujintii 19:1 (SOM) »
Oo waxyaalahaas ka dib waxaan maqlay wax u eg cod weyn oo maqluuq badan oo samada ku jira, oo waxay lahaayeen, Halleeluuya; badbaado iyo ammaan iyo xoog waxaa leh Ilaahayaga;

Boqorradii Kowaad 1:39 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 1:39 (SOM) »
Markaasaa wadaadkii Saadooq ahaa wuxuu Teendhada kala soo baxay geeskii saliidda ahaa, oo wuxuu ugu subkay Sulaymaan. Kolkaasay buunkii afuufeen, oo dadkii oo dhammuna waxay yidhaahdeen, Boqor Sulaymaan ha noolaado.

Boqorradii Labaad 11:10 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 11:10 (SOM) »
Markaasaa wadaadkii wuxuu boqol u taliyayaashii siiyey warmihii iyo gaashaammadii Boqor Daa'uud lahaa oo guriga Rabbiga yiil.

Boqorradii Kowaad 18:17 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Kowaad 18:17 (SOM) »
Oo markuu Axaab arkay Eliiyaah ayuu ku yidhi, War ma adigii baa kii dadkii Israa'iil dhibayayow?

Boqorradii Labaad 11:1 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 11:1 (SOM) »
Catalyaah oo ahayd Axasyaah hooyadiis markay aragtay in wiilkeedii dhintay ayay kacday oo wada baabbi'isay farcankii reer boqor oo dhan.

Taariikhdii Kowaad 12:40 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 12:40 (SOM) »
Oo weliba dadkii iyaga u dhowaa ee ahaa ilaa reer Isaakaar iyo reer Sebulun iyo reer Naftaali waxay cunto ku soo rareen dameerro, iyo awr, iyo baqlo, iyo dibi, oo waxay keeneen bur, iyo fudad berde ah, iyo rucubo sabiib ah, iyo khamri, iyo saliid, iyo dibi, iyo ido, dhammaanna aad iyo aad bay u badnaayeen, maxaa yeelay, reer binu Israa'iil dhexdooda farxad baa jirtay.

Tirintii 10:1 SOM Bible Verse Image
Tirintii 10:1 (SOM) »
Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi,

Maahmaahyadii 29:2 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 29:2 (SOM) »
Markii kuwa xaqa ahu amarka haystaan, dadku wuu reyreeyaa, Laakiinse markii kuwa sharka lahu xukunka wataan, dadku wuu taahaa.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Kings 11:14 (ASV) »
King James Version
2 Kings 11:14 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Kings 11:14 (GW) »
World English Bible
2 Kings 11:14 (WEB) »
Louis Segond 1910
2 Rois 11:14 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 राजाओं 11:14 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਰਾਜਿਆਂ 11:14 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 ৰাজাৱলি 11:14 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 இராஜாக்கள் 11:14 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 राजे 11:14 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 రాజులు 11:14 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 રાજાઓ 11:14 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಅರಸುಗಳು 11:14 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمُلُوكِ ٱلثَّانِي 11:14 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מלכים ב 11:14 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Reis 11:14 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Các Vua 11:14 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Reyes 11:14 (RVA) »
La Sacra Bibbia
2 Re 11:14 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
列 王 记 下 11:14 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
列 王 紀 下 11:14 (CUVT) »
Библия на русском
4 Царств 11:14 (RUSV) »
Українська Біблія
2 царів 11:14 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Királyok 11:14 (KAR) »
Българска Библия
4 Царе 11:14 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Koningen 11:14 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »