Boqorradii Labaad 9:11 SOM Phone Background Pictures

Best Christian iPhone Wallpaper with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Boqorradii Labaad 9:11 SOM mobile wallpapers with Bible verse quotes and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Boqorradii Labaad 9:11 SOM Mobile Phone Wallpaper - Markaasaa Yeehuu u soo baxay addoommadii - Mobile Bible Verse Wallpaper

Boqorradii Labaad 9:11 SOM

Markaasaa Yeehuu u soo baxay addoommadii sayidkiisii; oo midkood baa wuxuu isagii ku yidhi, War wax waluba ma hagaagsan yihiin? Ninkan waalanu muxuu kuugu yimid? Oo isna wuxuu ku yidhi, Idinku waad garanaysaan ninka iyo hadalkiisu wuxuu ahaaba.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Boqorradii Labaad 9:11 SOM Bible images with quotes are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Boqorradii Labaad 9:11 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Boqorradii Labaad 9:11 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Yeremyaah 29:26 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 29:26 (SOM) »
oo waxaad tidhi, Rabbigu wadaad buu kaaga dhigay meeshii wadaadkii Yehooyaadaac inaad saraakiil u noqotaan guriga Rabbiga iyo inaad xabsi ku riddid oo aad silsilado ku xidhid nin kasta oo waalan oo nebi iska dhigaba.

Hoosheeca 9:7 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 9:7 (SOM) »
Maalmihii ciqaabiddu waa yimaadeen, oo maalmihii abaalmarintu waa yimaadeen. Dadka Israa'iilna way ogaan doonaan. Nebigu waa nacas, ninkii ruuxa lahuna waa waalan yahay, waana xumaantaada badatay aawadeed, iyo cadownimada badatay aawadeed.

Yooxanaa 10:20 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 10:20 (SOM) »
Badidood waxay yidhaahdeen, Jinni buu qabaa, wuuna waalan yahay, ee maxaad u maqlaysaan?

Falimaha Rasuullada 26:24 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 26:24 (SOM) »
Oo intuu saas isu daafacayay, ayaa Feestos cod weyn ku dhawaaqay oo yidhi, Bawlosow, waad waalan tahay. Barashadaadii badnayd ayaa waalli kuu beddeshay.

Boqorradii Labaad 9:19 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 9:19 (SOM) »
Markaasuu haddana diray mid labaad oo faras ku jooga, oo isna intuu u tegey ayuu ku yidhi, Boqorkii wuxuu ku leeyahay, Ma nabad baa? Oo Yeehuu baa ugu jawaabay, War maxaa nabad kaa galay? I soo daba gal.

Boqorradii Labaad 9:17 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 9:17 (SOM) »
Haddaba waardiyihii wuxuu kor taagnaa noobiyaddii Yesreceel, oo wuxuu arkay kooxdii Yeehuu oo soo socota; markaasuu yidhi, Waxaan u jeedaa koox. Yooraamna wuxuu yidhi, Nin faras wata u dir, oo ha ka hor tago, oo ha ku yidhaahdo, War ma nabad baa?

Boqorradii Labaad 5:21 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 5:21 (SOM) »
Sidaas daraaddeed Geexasii wuxuu daba galay Nacamaan. Oo Nacamaanna markuu arkay mid soo daba ordaya ayuu gaadhifaraskiisii ka soo degtay inuu ka hor tago, oo wuxuu ku yidhi, War ma nabad baa?

Markos 3:21 SOM Bible Verse Image
Markos 3:21 (SOM) »
Xigtadiisii goortay maqleen, ayay u soo baxeen inay qabtaan, waayo, waxay yidhaahdeen, Isagu waa waalan yahay.

Boqorradii Labaad 9:22 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 9:22 (SOM) »
Oo markii Yooraam Yeehuu arkay ayuu ku yidhi, War Yeehuu, ma nabad baa? Oo isna wuxuu ugu jawaabay, War xaggee nabadu joogtaa inta hooyadaa Yesebeel dhillanimadeedii iyo sixirnimadeediiba ay aad u badan yihiin?

Falimaha Rasuullada 17:18 SOM Bible Verse Image
Falimaha Rasuullada 17:18 (SOM) »
Waxaana la kulmay isagii kuwo ka mid ah faylosuufiinta Ebikuriyiin iyo Istoo'ikiin ah. Qaar baa waxay yidhaahdeen, Ninkan dawdarka ihi muxuu odhan doonaa? Qaar kalena waxay yidhaahdeen, Wuxuu u eg yahay nin ilaahyo qalaad wax ka sheega; maxaa yeelay, wuxuu dadkii ku wacdiyey Ciise iyo sarakicidda.

1 Korintos 4:10 SOM Bible Verse Image
1 Korintos 4:10 (SOM) »
Annagu waxaannu nahay Masiixa aawadiis doqonno, idinkuse caqli baad ku leedihiin xagga Masiixa. Annagu waa xoog darannahay, idinkuse waad xoog badan tihiin, idinku ammaan baad leedihiin, annaguse waa maamuus la' nahay.

Boqorradii Labaad 4:26 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 4:26 (SOM) »
Haddaba waan ku baryayaaye ku orod oo ka hor tag, oo waxaad ku tidhaahdaa, Ma nabad qabtaa? Ninkaagiina ma nabad qabaa? Wiilkaagiina ma nabad qabaa? Oo iyana waxay ugu jawaabtay, Waa nabad.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Kings 9:11 (ASV) »
King James Version
2 Kings 9:11 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Kings 9:11 (GW) »
World English Bible
2 Kings 9:11 (WEB) »
Louis Segond 1910
2 Rois 9:11 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 राजाओं 9:11 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਰਾਜਿਆਂ 9:11 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 ৰাজাৱলি 9:11 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 இராஜாக்கள் 9:11 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 राजे 9:11 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 రాజులు 9:11 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 રાજાઓ 9:11 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಅರಸುಗಳು 9:11 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمُلُوكِ ٱلثَّانِي 9:11 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
מלכים ב 9:11 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Reis 9:11 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Các Vua 9:11 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Reyes 9:11 (RVA) »
La Sacra Bibbia
2 Re 9:11 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
列 王 记 下 9:11 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
列 王 紀 下 9:11 (CUVT) »
Библия на русском
4 Царств 9:11 (RUSV) »
Українська Біблія
2 царів 9:11 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Királyok 9:11 (KAR) »
Българска Библия
4 Царе 9:11 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Koningen 9:11 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »