Samuu'eel Labaad 17:8 SOM Phone Background Pictures

Best Christian iPhone Wallpaper with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Samuu'eel Labaad 17:8 SOM mobile wallpapers with Bible verse quotes and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Samuu'eel Labaad 17:8 SOM Mobile Phone Wallpaper - Oo weliba Xuushay wuxuu yidhi oo kale, Waad - Mobile Bible Verse Wallpaper

Samuu'eel Labaad 17:8 SOM

Oo weliba Xuushay wuxuu yidhi oo kale, Waad taqaannaa aabbahaa iyo raggiisaba inay rag xoog leh yihiin, iyo in maankoodu u kulul yahay sidii orso ilmaheedii duurka laga xaday, oo aabbahaana waa nin dagaalyahan ah, oo dadkana meel la baryi maayo.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Samuu'eel Labaad 17:8 SOM Bible images with quotes are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Samuu'eel Labaad 17:8 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Samuu'eel Labaad 17:8 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Hoosheeca 13:8 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 13:8 (SOM) »
Oo waxaan iyaga uga hor iman doonaa sida orso gabneheedii laga gablamiyey, oo waxaan jeexjeexi doonaa xuubkii wadnahooda, oo halkaasaan iyaga ku baabbi'in doonaa sidii gool libaax oo kale, oo waxaa iyaga dildillaacsan doona dugaagga.

Samuu'eel Kowaad 16:18 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Kowaad 16:18 (SOM) »
Dabadeedna raggii dhallinyarada ahaa midkood ayaa ku jawaabay oo yidhi, Waxaan arkay Yesayga reer Beytlaxam wiil uu dhalay oo aad u yaqaan sida kataaradda lagu dhufto oo ah nin xoog leh oo dagaalyahan ah, codkarna ah, oo suurad qurxoon, oo weliba Rabbiguna wuu la jiraa.

Cibraaniyada 11:32 SOM Bible Verse Image
Cibraaniyada 11:32 (SOM) »
Oo maxaan kale oo idhaahdaa? Waayo, wakhtigu waa igu gaabnaan doonaa haddaan wax ka sheegi lahaa Gidcoon, iyo Baaraaq, iyo Samsoon, iyo Yeftaah, iyo Daa'uud, iyo Samuu'eel iyo nebiyadii.

Daanyeel 7:5 SOM Bible Verse Image
Daanyeel 7:5 (SOM) »
Oo bal eeg, bahal kale oo labaad oo orso u ekaa, oo dhinac keliya ayuu ku taagnaa, oo saddex feedhood baa afka ugu jiray ilkihiisa dhexdood: oo waxaa lagu yidhi, War kac, oo dad badan cun.

Maahmaahyadii 17:12 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 17:12 (SOM) »
Nin ha la kulmo orso dhasheeda laga xaday, Intuu nacas nacasnimo samaynaya la kulmi lahaa.

Maahmaahyadii 28:15 SOM Bible Verse Image
Maahmaahyadii 28:15 (SOM) »
Taliyihii shar lahu wuxuu dadka masaakiintaa ku yahay Sida libaax ciyaya iyo sida orso weerar ah oo kale.

Taariikhdii Kowaad 11:25 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Kowaad 11:25 (SOM) »
Oo bal eeg, isagu wuu ka ciso badnaa soddonka, laakiinse ma uu gaadhin saddexdii hore, oo Daa'uudna wuxuu isaga madax uga dhigay lataliyayaashiisii.

Boqorradii Labaad 2:24 SOM Bible Verse Image
Boqorradii Labaad 2:24 (SOM) »
Oo isna markaasuu gadaashiisa dhugtay oo arkay iyagii, oo magicii Rabbiga ayuu ku habaaray. Markaasaa dhirtii waxaa ka soo baxay laba orso oo dhaddig oo waxay dildillaacsadeen laba iyo afartan carruurtii ka mid ahaa.

Samuu'eel Labaad 23:18 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 23:18 (SOM) »
Oo saddexdoodana waxaa madax u ahaa Abiishay oo ahaa Yoo'aab walaalkiis, oo ay Seruuyaah dhashay. Oo kaasu wuxuu waran u qaatay saddex boqol oo nin, wuuna wada laayay, saddexdiina magac buu ku lahaa.

Samuu'eel Labaad 23:16 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 23:16 (SOM) »
Markaasaa saddexdii nin ee xoogga badnaa ayaa dhex maray ciidankii reer Falastiin, oo waxay biyo ka soo dhaamiyeen ceelkii Beytlaxam ee iridda ku ag yiil, oo intay soo qaadeen ayay Daa'uud u keeneen, laakiinse wuu diiday inuu ka cabbo biyahaas, Rabbiguuse u daadshay.

Samuu'eel Labaad 23:8 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 23:8 (SOM) »
Kuwanu waa magacyadii nimankii xoogga badnaa oo Daa'uud haystay: Yoshebbashebed oo ahaa reer Taxkemon, oo saraakiisha madax u ahaa, kaasoo ahaa Cadiinoo kii reer Cesen, oo warankiisa u qaaday siddeedda boqol oo isku mar qudha dilay.

Samuu'eel Labaad 15:18 SOM Bible Verse Image
Samuu'eel Labaad 15:18 (SOM) »
Oo addoommadiisii oo dhammuna way dhinac mareen, iyaga iyo reer Kereetiim oo dhan, iyo reer Feleetii oo dhan, iyo reer Gad oo dhan, kuwaasoo ahaa lix boqol oo nin oo Gad ka soo raacday, dhammaantood boqorkii way hor mareen.

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Samuel 17:8 (ASV) »
King James Version
2 Samuel 17:8 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Samuel 17:8 (GW) »
World English Bible
2 Samuel 17:8 (WEB) »
Louis Segond 1910
2 Samuel 17:8 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 शमूएल 17:8 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਸਮੂਏਲ 17:8 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 চমূৱেল 17:8 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 சாமுவேல் 17:8 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 शमुवेल 17:8 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 సమూయేలు 17:8 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 શમુએલ 17:8 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಸಮುವೇಲನು 17:8 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
صَمُوئِيلَ ٱلثَّانِي 17:8 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
שמואל ב 17:8 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
2 Samuel 17:8 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Sa-mu-ên 17:8 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Samuel 17:8 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
撒 母 耳 记 下 17:8 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
撒 母 耳 記 下 17:8 (CUVT) »
Библия на русском
2 Царств 17:8 (RUSV) »
Українська Біблія
2 Самуїлова 17:8 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Sámuel 17:8 (KAR) »
Българска Библия
2 Царе 17:8 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Samuël 17:8 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »