Sharciga Kunoqoshadiisa 28:68 SOM Phone Background Pictures

Best Christian iPhone Wallpaper with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Sharciga Kunoqoshadiisa 28:68 SOM mobile wallpapers with Bible verse quotes and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:68 SOM Mobile Phone Wallpaper - Oo Rabbigu mar dambe wuxuu Masar idinku celin - Mobile Bible Verse Wallpaper

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:68 SOM

Oo Rabbigu mar dambe wuxuu Masar idinku celin doonaa idinkoo doonniyo ku jira, oo waxaad mari doontaan jidkii aan idinku idhi, Mar dambe ma aad arki doontaan, oo halkaasaad cadaawayaashiinna isugu iibin doontaan, inaad rag iyo dumarba addoommo u ahaataan, oo weliba ninna idinma iibsan doono.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:68 SOM Bible images with quotes are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:68 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sharciga Kunoqoshadiisa 28:68 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Yeremyaah 44:12 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 44:12 (SOM) »
Oo waxaan qaadan doonaa kuwa dadka Yahuudah ka hadhay ee wejigooda ku qummaatiyey inay dalka Masar galaan oo ay halkaas degaan, oo kulligoodna way wada baabbi'i doonaan, oo waxay ku le'an doonaan dalka Masar. Waxaa baabba' ka dhigi doona seef iyo abaar, wayna wada dhiman doonaan, oo kan ugu yar ilaa kan ugu weyn waxay ku baabbi'i doonaan seef iyo abaar, oo waxay wada noqon doonaan wax aad loo karho, iyo wax laga yaabo, iyo inkaar iyo cay.

Yeremyaah 43:7 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 43:7 (SOM) »
Oo waxay yimaadeen dalkii Masar, waayo, ma ay addeecin codkii Rabbiga, oo waxay yimaadeen ilaa Taxfanxees.

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:16 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 17:16 (SOM) »
Laakiinse isagu waa inuusan fardo badsan, oo dadkana uusan Masar dib ugu celin si uu fardo u badsado, maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu idinku yidhi, Hadda ka dib jidkaas waa inaydaan dib ugu noqon.

Hoosheeca 9:3 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 9:3 (SOM) »
Iyagu ma ay degganaan doonaan Rabbiga dalkiisa, laakiinse reer Efrayim Masar bay ku noqon doonaan, oo cunto wasakh ah ayay ku dhex cuni doonaan dalka Ashuur.

Yoo'eel 3:3 SOM Bible Verse Image
Yoo'eel 3:3 (SOM) »
Oo iyagu dadkaygii way u saami riteen, oo wiil bay dhillo kiro u siiyeen, oo gabadhna waxay ku iibiyeen khamri ay cabbaan.

Hoosheeca 8:13 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 8:13 (SOM) »
Oo weliba allabaryadii qurbaannadayda ahaana waxay ku allabaryaan hilib, wayna iska cunaan, laakiinse Rabbigu iyaga ma aqbalo. Haatan wuu soo xusuusan doonaa xumaantoodii, oo dembiyadoodiina wuu ciqaabi doonaa, oo Masar bay ku noqon doonaan.

Luukos 21:24 SOM Bible Verse Image
Luukos 21:24 (SOM) »
Waxayna ku dhici doonaan seef afkeeda, oo waa la qabsan doonaa, oo quruumaha oo dhan la geeyn doonaa; quruumuhuna Yeruusaalem ayay ku tuman doonaan ilaa wakhtiga quruumuhu ka dhammaado.

Esteer 7:4 SOM Bible Verse Image
Esteer 7:4 (SOM) »
waayo, aniga iyo dadkaygiiba waxaa loo iibiyey in nala baabbi'iyo, oo nala laayo oo aan halaaganno. Laakiinse haddii naloo iibiyey inaan ahaanno rag iyo dumar addoommo ah, waan iska aamusi lahaa, in kastoo cadowgu aanu boqorka khasaaradiisa ka xaq marin karin.

Nexemyaah 5:8 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 5:8 (SOM) »
Oo waxaan ku idhi, Innagu walaalaheennii Yuhuudda ahaa oo quruumaha laga iibiyey, waan soo furannay intii aan awoodnay oo dhan, haddaba idinku ma waxaad doonaysaan inaad walaalihiin iibisaan? Oo ma annagaa nalaga iibinayaa? Markaasay shib iska yidhaahdeen oo eray ay ku hadlaan way garan waayeen.

Baxniintii 20:2 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 20:2 (SOM) »
Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahaaga ah, oo kaa soo bixiyey dalkii Masar iyo gurigii addoonsiga.

Available Bible Translations

American Standard Version
Deuteronomy 28:68 (ASV) »
King James Version
Deuteronomy 28:68 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Deuteronomy 28:68 (GW) »
World English Bible
Deuteronomy 28:68 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
व्यवस्थाविवरण 28:68 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਅਸਤਸਨਾ 28:68 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
দ্বিতীয় বিৱৰণ 28:68 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
உபாகமம் 28:68 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
अनुवाद 28:68 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ద్వితీయోపదేశ కాండము 28:68 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પુનર્નિયમ 28:68 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಧರ್ಮೋಪದೇಶಕಾಂಡ 28:68 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلتَّثْنِيَة 28:68 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברים 28:68 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Deuteronômio 28:68 (BSL) »
Reina Valera Antigua
Deuteronomio 28:68 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
申 命 记 28:68 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
申 命 記 28:68 (CUVT) »
Svenska Bibeln 1917
5 Mosebok 28:68 (SV1917) »
Библия на русском
Второзаконие 28:68 (RUSV) »
Українська Біблія
Повторення Закону 28:68 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
5 Mózes 28:68 (KAR) »
Българска Библия
Второзаконие 28:68 (BULG) »

Sharciga Kunoqoshadiisa 28 (SOM) Verse Selection

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:1 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:2 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:3 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:4 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:5 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:6 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:7 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:8 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:9 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:10 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:11 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:12 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:13 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:14 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:15 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:16 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:17 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:18 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:19 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:20 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:21 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:22 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:23 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:24 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:25 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:26 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:27 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:28 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:29 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:30 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:31 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:32 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:33 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:34 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:35 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:36 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:37 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:38 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:39 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:40 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:41 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:42 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:43 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:44 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:45 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:46 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:47 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:48 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:49 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:50 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:51 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:52 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:53 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:54 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:55 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:56 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:57 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:58 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:59 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:60 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:61 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:62 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:63 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:64 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:65 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:66 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:67 Sharciga Kunoqoshadiisa 28:68

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »