Ishacyaah 49:18 Phone Wallpapers
Ishacyaah 49:18 SOM Phone Background Pictures
Best Christian iPhone Wallpaper with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Ishacyaah 49:18 SOM mobile wallpapers with Bible verse quotes and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Ishacyaah 49:18 SOM
Bal indhahaaga kor u qaad oo hareerahaaga fiiri. Kuwaas oo dhammu way isa soo wada urursanayaan oo adigay kuu imanayaan. Rabbigu wuxuu leeyahay, Noloshaydaan ku dhaartay, hubaal kuwaas oo dhan waxaad u xidhan doontaa sida sharraxaad oo kale, oo waxaad u huwan doontaa sida aroosaddu wax u huwato oo kale.
View New TabSocial Share Icons
Ishacyaah 49:18 SOM Bible images with quotes are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.
Ishacyaah 49:18 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Ishacyaah 49:18 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Ishacyaah 54:1 (SOM) »
Rabbigu wuxuu leeyahay, Faraxsanow, madhalaysta aan dhalinay, hees ku dhufo oo mashxarad, taada aan carruur ku foolanay, waayo, tan cidlowday carruurteedu waa ka badan yihiin tan ninka leh carruurteeda.

Ishacyaah 54:9 (SOM) »
Maxaa yeelay, tanu waxay iila mid tahay sidii biyihii wakhtigii Nuux oo kale, waayo, sidaan ugu dhaartay inaanay biyihii Nuux mar dambe dhulka kor mari doonin ayaan ugu dhaartay inaanan mar dambe kuu cadhoon doonin, iyo inaanan innaba ku canaanan doonin.

Ishacyaah 61:10 (SOM) »
Si weyn baan Rabbiga ugu rayrayn doonaa, oo naftayduna Ilaahayga bay ku farxi doontaa, waayo, wuxuu ii xidhay dharkii badbaadada, oo wuxuu i huwiyey khamiiskii xaqnimada, sida aroos dharkiisa quruxdasan isku sharraxa iyo sida aroosad jowharadaheeda isku soo sharraxda.

Ishacyaah 43:5 (SOM) »
Ha cabsanina, waayo, waan idinla jiraa, oo farcankiinnana xagga bari baan ka keeni doonaa, oo xagga galbeed baan idinka soo ururin doonaa,

Ishacyaah 49:12 (SOM) »
Bal eega, kuwanu waxay ka iman doonaan meel fog, oo bal ogaada, kuwanu waxay ka iman doonaan xagga woqooyi iyo xagga galbeed, oo kuwanuna waxay ka iman doonaan dalka reer Siiniim.

Ishacyaah 66:12 (SOM) »
Waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, nabad sida webi oo kale ayaan ugu soo fidin doonaa, oo sharafta quruumahana sida durdur soo buuxdhaafay oo kale ayaan ugu soo dayn doonaa, oo markaasaad nuugi doontaan, oo sintaa laydinku xambaari doonaa, dhabtaana laydinku dul cayaarsiin doonaa.

Ishacyaah 54:7 (SOM) »
Muddo yar baan kaa tegey, laakiinse waxaan kugu soo ururin doonaa naxariis badan.

Ishacyaah 45:23 (SOM) »
Waxaan ku dhaartay nafsaddayda, oo eray baa afkayga xaqnimo uga baxay, soona noqon maayo, waxaana weeye, Jilib waluba anuu ii sujuudi doonaa, carrab walubana waa igu dhaaran doonaa.

Ishacyaah 49:22 (SOM) »
Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal eeg, quruumahaan u gacan haadin doonaa, oo calankayga dadyowgaan u taagi doonaa, oo wiilashaada laabtooday ku keeni doonaan, oo gabdhahaagana garbahooday ku soo qaadi doonaan.

Muujintii 22:15 (SOM) »
Haddaba dibadda waxaa jooga eeyihii, iyo saaxiriintii, iyo kuwa sinaysta, iyo gacankudhiiglayaashii, iyo kuwa sanamyada caabuda, iyo ku kasta oo been jecel ama sheega.

Ishacyaah 60:4 (SOM) »
Bal indhahaaga kor u qaad oo hareerahaaga fiiri. Intay isa soo wada urursadaan ayay kuu yimaadaan. Wiilashaadii meel fog bay ka iman doonaan, oo gabdhahaagana gacmahaa lagu soo qaadi doonaa.

Ishacyaah 66:20 (SOM) »
Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxay Rabbiga qurbaan ahaan ugu keeni doonaan walaalihiin oo dhan, oo waxay ka soo kaxayn doonaan quruumaha oo dhan, iyagoo fuushan fardo, iyo gaadhifardoodyo, iyo sariiro gacmeed, iyo baqlo, iyo rakuubbo dheereeya, oo waxay keeni doonaan buurtayda quduuska ah ee Yeruusaalem, sida reer binu Israa'iil ay weel nadiifsan qurbaankooda ugu keenaan oo ay guriga Rabbiga u soo geliyaan.
Available Bible Translations
Isaiah 49:18 (ASV) »
Isaiah 49:18 (KJV) »
Isaiah 49:18 (GW) »
Isaiah 49:18 (BSB) »
Isaiah 49:18 (WEB) »
Ésaïe 49:18 (LSG) »
Jesaja 49:18 (LUTH1912) »
यशायाह 49:18 (HINIRV) »
ਯਸਾਯਾਹ 49:18 (PANIRV) »
যিচয়া 49:18 (BENIRV) »
ஏசாயா 49:18 (TAMIRV) »
यशया 49:18 (MARIRV) »
యెషయా 49:18 (TELIRV) »
યશાયા 49:18 (GUJIRV) »
ಯೆಶಾಯನು 49:18 (KANIRV) »
إِشَعْيَاءَ 49:18 (AVD) »
ישעיה 49:18 (HEB) »
I-sai-a 49:18 (VIE) »
Isaías 49:18 (RVA) »
Isaia 49:18 (RIV) »
以 赛 亚 书 49:18 (CUVS) »
以 賽 亞 書 49:18 (CUVT) »
Isaia 49:18 (ALB) »
Jesaja 49:18 (SV1917) »
Исаия 49:18 (RUSV) »
Ісая 49:18 (UKR) »
Ézsaiás 49:18 (KAR) »
Исая 49:18 (BULG) »
イザヤ書 49:18 (JPN) »
Jesaja 49:18 (NORSK) »
Isaya 49:18 (SWHULB) »
Izajasza 49:18 (POLUBG) »
Jesaja 49:18 (NLD) »
Esajas 49:18 (DA1871) »
Ishacyaah 49 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »
