Ishacyaah 5:6 Phone Wallpapers
Ishacyaah 5:6 SOM Phone Background Pictures
Best Christian iPhone Wallpaper with inspirational Bible quotes on beautiful images and backgrounds. Download Ishacyaah 5:6 SOM mobile wallpapers with Bible verse quotes and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Ishacyaah 5:6 SOM
oo iyada waxaan ka dhigi doonaa baabba' oo lama gooyn doono, lamana xagaafi doono, laakiinse waxaa ka soo bixi doona yamaarug iyo qodxan, oo weliba daruurahana waan ku amri doonaa inayan roob ku soo dayn.
View New TabSocial Share Icons
Ishacyaah 5:6 SOM Bible images with quotes are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.
Ishacyaah 5:6 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Ishacyaah 5:6 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Ishacyaah 7:23 (SOM) »
Oo waxay maalintaas noqon doontaa in meel kasta oo ay ku yiilleen kun geed oo canab ah oo kun xabbadood oo lacag ah lagu qiimeeyo, ay noqoto meel ay ka soo baxaan yamaarug iyo qodxan.

Yeremyaah 25:11 (SOM) »
Oo dalkan oo dhammuna wuxuu noqon doonaa cidla iyo wax laga yaabo, oo quruumahanuna toddobaatan sannadood ayay boqorka Baabuloon u adeegi doonaan.

Taariikhdii Labaad 36:19 (SOM) »
Oo gurigii Ilaah waa la gubay, oo derbiyadii Yeruusaalem waa la dumiyey, oo guryaheedii waaweynaa oo dhanna waa la gubay, oo weelasheedii wanaagsanaa oo dhanna waa la wada baabbi'iyey.

Ishacyaah 24:1 (SOM) »
Bal eega, Rabbigu dalkuu madhinayaa, oo baabba' buu ka dhigayaa, wuuna afgembiyayaa, oo kuwa degganna wuu kala firdhinayaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:23 (SOM) »
Oo samada idinka korraysaa waxay noqon doontaa naxaas, oo dhulka idinka hooseeyaana wuxuu noqon doonaa bir.

Ishacyaah 32:13 (SOM) »
Oo dalka dadkayga iyo xataa guryaha farxadda oo magaalooyinka faraxsan ku yaal oo dhan waxaa ka soo bixi doona qodxan iyo yamaarug,

Ishacyaah 24:12 (SOM) »
Magaaladii waxaa lagaga dhex tegey baabba', oo albaabkiina intii la jebiyey, ayaa la baabbi'iyey.

Ishacyaah 30:23 (SOM) »
Oo markaasuu roob idiin siin doonaa abuurkiinna si aad dhulka ugu abuurtaan, oo wuxuu cunto idinka siin doonaa waxa dhulka idiinka baxa, oo waxayna ahaan doontaa barwaaqo badan, oo wakhtigaas lo'diinnu waxay daaqi doontaa berrimmo balballaadhan.

Ishacyaah 5:9 (SOM) »
Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, oo aan anigu dhegahayga ku maqlay, Sida runta ah guryo badan baa cidloobi doona, oo xataa kuwa waaweyn oo quruxda badanina waxay ahaan doonaan cidla aan qofna degganayn.

Muujintii 11:6 (SOM) »
Kuwanu waxay leeyihiin amar ay samada ku xidhaan, si aan roob u di'in inta ay wax sii sheegayaan, oo waxay kaloo leeyihiin amar ay biyaha dhiig kaga dhigaan oo ay dhulkana ugu soo dejiyaan belaayo kasta mar alla markii ay doonayaan.

Ishacyaah 6:11 (SOM) »
Markaasaan idhi, Sayidow, waa ilaa goorma? Oo isna wuxuu iigu jawaabay, Waa ilaa magaalooyinku baabba'aan oo wax deggan laga waayo, oo guryuhuna ay noqdaan cidla, oo dalkuna uu dhammaantiis wada baabba'o,

Boqorradii Kowaad 17:1 (SOM) »
Oo Eliiyaah oo ahaa reer Tishbii, oo ka mid ahaa kuwii Gilecaad degganaa ayaa Axaab ku yidhi, Waxaan Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil ee aan hortiisa taaganahay noloshiisa ugu dhaartay inaan dharab iyo roob midna sannadahan la arki doonin, sidaan leeyahay mooyaane.
Available Bible Translations
Isaiah 5:6 (ASV) »
Isaiah 5:6 (KJV) »
Isaiah 5:6 (GW) »
Isaiah 5:6 (BSB) »
Isaiah 5:6 (WEB) »
Ésaïe 5:6 (LSG) »
Jesaja 5:6 (LUTH1912) »
यशायाह 5:6 (HINIRV) »
ਯਸਾਯਾਹ 5:6 (PANIRV) »
যিচয়া 5:6 (BENIRV) »
ஏசாயா 5:6 (TAMIRV) »
यशया 5:6 (MARIRV) »
యెషయా 5:6 (TELIRV) »
યશાયા 5:6 (GUJIRV) »
ಯೆಶಾಯನು 5:6 (KANIRV) »
إِشَعْيَاءَ 5:6 (AVD) »
ישעיה 5:6 (HEB) »
I-sai-a 5:6 (VIE) »
Isaías 5:6 (RVA) »
Isaia 5:6 (RIV) »
以 赛 亚 书 5:6 (CUVS) »
以 賽 亞 書 5:6 (CUVT) »
Isaia 5:6 (ALB) »
Jesaja 5:6 (SV1917) »
Исаия 5:6 (RUSV) »
Ісая 5:6 (UKR) »
Ézsaiás 5:6 (KAR) »
Исая 5:6 (BULG) »
イザヤ書 5:6 (JPN) »
Jesaja 5:6 (NORSK) »
Isaya 5:6 (SWHULB) »
Izajasza 5:6 (POLUBG) »
Jesaja 5:6 (NLD) »
Esajas 5:6 (DA1871) »
Ishacyaah 5 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »
