Sharciga Kunoqoshadiisa 11:1 SOM 4K Bible Verse Pictures

Christian 4K Wallpapers with inspirational Bible verse quotes on beautiful images and backgrounds. Download Sharciga Kunoqoshadiisa 11:1 SOM ultra hd wallpapers with Bible verses and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:1 SOM 4K Wallpaper - Haddaba sidaas daraaddeed waa inaad jeclaataan - 4K Wallpaper Bible Verse

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:1 SOM

Haddaba sidaas daraaddeed waa inaad jeclaataan Rabbiga Ilaahiinna ah, oo waa inaad had iyo goor dhawrtaan waxa loo dhawri lahaa, iyo qaynuunnadiisa, iyo xukummadiisa iyo amarradiisaba.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Deuteronomy 11:1 SOM Ultra HD Christian Wallpapers are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:1 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sharciga Kunoqoshadiisa 11:1 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sharciga Kunoqoshadiisa 6:5 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 6:5 (SOM) »
Waa inaad Rabbiga Ilaahaaga ah ka jeclaataa qalbigaaga oo dhan iyo naftaada oo dhan iyo xooggaaga oo dhan.

Luukos 1:74 SOM Bible Verse Image
Luukos 1:74 (SOM) »
Inuu ina siiyo innagoo cadaawayaasheenna gacmahooda laynaga bixiyey Inaynu baqdinla'aan isaga ugu hawshoonno

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:12 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 10:12 (SOM) »
Hadda reer binu Israa'iilow, bal maxaa Rabbiga Ilaahiinna ahu idinka doonayaa, inaad Rabbiga Ilaahiinna ah ka cabsataan, oo aad jidadkiisa oo dhan ku socotaan, oo aad isaga jeclaataan, oo aad Rabbiga Ilaahiinna ah ugu adeegtaan qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan,

Sekaryaah 3:7 SOM Bible Verse Image
Sekaryaah 3:7 (SOM) »
Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Haddaad jidadkayga ku socotid, oo aad amarkayga xajisid, markaas waxaad xukumi doontaa gurigayga, oo weliba waxaad dhawri doontaa barxadahayga, oo anna kuwa halkan taagan dhexdooda ayaan kaa siin doonaa meel aad soo gashid.

Laawiyiintii 8:35 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 8:35 (SOM) »
Oo intii toddoba maalmood ah habeen iyo maalinba waa inaad ag joogtaan iridda teendhada shirka, oo Rabbiga amarkiisa xajiya yeydnan dhimanine, waayo, sidaasaa laygu amray.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:5 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 4:5 (SOM) »
Bal eega, qaynuunno iyo xukummo ayaan idiin baray sidii Rabbiga Ilaahayga ahu igu amray, inaad saas ku dhex samaysaan dalka aad u gelaysaan inaad hantidaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:16 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 30:16 (SOM) »
oo waxaan maanta idinku amrayaa inaad Rabbiga Ilaahiinna ah jeclaataan, oo aad jidadkiisa ku socotaan, oo aad wada xajisaan amarradiisa iyo qaynuunnadiisa iyo xukummadiisa inaad noolaataan oo badataan iyo in Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku barakeeyo dalka aad ugu socotaan inaad hantidaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:40 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 4:40 (SOM) »
Oo waa inaad dhawrtaan qaynuunnadiisa iyo amarradiisa aan maanta idinku amrayo, inaad idinka iyo carruurtiinna idinka dambaysaaba nabdoonaataan, oo uu cimrigiinnu ku dheeraado dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu idin siinayo inaad weligiin lahaataan.

Sabuurradii 116:1 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 116:1 (SOM) »
Rabbiga waan jeclahay, maxaa yeelay, wuxuu maqlay Codkaygii iyo baryootankaygii.

Sabuurradii 105:45 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 105:45 (SOM) »
Inay amarradiisa dhawraan, Oo ay qaynuunnadiisa xajiyaan. Rabbiga ammaana.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:1 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 4:1 (SOM) »
Haddaba reer binu Israa'iilow, maqla qaynuunnada iyo xukummada aan idin barayo oo yeela si aad u noolaataan, oo aad u gashaan oo aad u hantidaan dalkii Rabbiga ah Ilaaha awowayaashiin uu idin siinayo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 6:1 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 6:1 (SOM) »
Haddaba waxanu waa amarkii, iyo qaynuunnadii, iyo xukummadii uu Rabbiga Ilaahiinna ahu amray inaan idin baro, inaad ku dhex samaysaan dalka aad ugu gudbaysaan inaad hantidaan,

Available Bible Translations

American Standard Version
Deuteronomy 11:1 (ASV) »
King James Version
Deuteronomy 11:1 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Deuteronomy 11:1 (GW) »
World English Bible
Deuteronomy 11:1 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
व्यवस्थाविवरण 11:1 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਅਸਤਸਨਾ 11:1 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
দ্বিতীয় বিৱৰণ 11:1 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
உபாகமம் 11:1 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
अनुवाद 11:1 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ద్వితీయోపదేశ కాండము 11:1 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પુનર્નિયમ 11:1 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಧರ್ಮೋಪದೇಶಕಾಂಡ 11:1 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلتَّثْنِيَة 11:1 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברים 11:1 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Deuteronômio 11:1 (BSL) »
Reina Valera Antigua
Deuteronomio 11:1 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
申 命 记 11:1 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
申 命 記 11:1 (CUVT) »
Svenska Bibeln 1917
5 Mosebok 11:1 (SV1917) »
Библия на русском
Второзаконие 11:1 (RUSV) »
Українська Біблія
Повторення Закону 11:1 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
5 Mózes 11:1 (KAR) »
Българска Библия
Второзаконие 11:1 (BULG) »
聖書 日本語
申命記 11:1 (JPN) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »