Sharciga Kunoqoshadiisa 20:1 SOM 4K Bible Verse Pictures

Christian 4K Wallpapers with inspirational Bible verse quotes on beautiful images and backgrounds. Download Sharciga Kunoqoshadiisa 20:1 SOM ultra hd wallpapers with Bible verses and share with your friends and family on any social media platform. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Sharciga Kunoqoshadiisa 20:1 SOM 4K Wallpaper - Markaad dagaal ugu baxdaan cadaawayaashiinna, oo - 4K Wallpaper Bible Verse

Sharciga Kunoqoshadiisa 20:1 SOM

Markaad dagaal ugu baxdaan cadaawayaashiinna, oo aad aragtaan fardo iyo gaadhifardood iyo dad idinka sii badan, waa inaydaan ka cabsan, waayo, waxaa idinla jira Rabbiga Ilaahiinna ah oo idinka soo bixiyey dalkii Masar.

View New Tab


Social Share Icons

Share on Tumblr
Share on Pinterest
Share on LinkedIn
Share on WhatsApp

Deuteronomy 20:1 SOM Ultra HD Christian Wallpapers are generated using nature scenery backgrounds and scenic photos.

Sharciga Kunoqoshadiisa 20:1 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sharciga Kunoqoshadiisa 20:1 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Taariikhdii Labaad 32:7 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 32:7 (SOM) »
Xoog yeesha oo aad u dhiirranaada, ha ka cabsanina, hana ka qalbi jabina boqorka Ashuur ama ciidanka faraha badan oo isaga la socda, maxaa yeelay, waxaa inala jira kuwa ka badan kuwa isaga la jira.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:8 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 31:8 (SOM) »
Waxaa ku hor socda Rabbiga, wuuna kula jiri doonaa, kuma gabi doono, kumana dhayrin doono, haddaba ha baqin, hana qalbi jabin.

Sabuurradii 20:7 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 20:7 (SOM) »
Qaar waxay isku halleeyaan gaadhifardoodyo, qaarna waxay isku halleeyaan fardo, Laakiinse innagu waxaynu xusuusanaynaa magaca Rabbiga Ilaaheenna ah.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:6 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 31:6 (SOM) »
Haddaba xoog yeesha oo aad u dhiirranaada, ha baqina, hana ka cabsanina, waayo, waxaa idinla socda Rabbigii Ilaahiinna ahaa. Idinma gabi doono, idinmana dayrin doono.

Rooma 8:31 SOM Bible Verse Image
Rooma 8:31 (SOM) »
Haddaba maxaan waxyaalahan ka nidhaahnaa? Haddii Ilaah inala gees yahay, yaa inaga gees ah?

Ishacyaah 31:1 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 31:1 (SOM) »
Waxaa iska hoogay kuwa Masar caawimaad ugu dhaadhaca, oo fardo ku kalsoonaada, oo gaadhifardoodyo isugu halleeya badidooda aawadeed, oo fardooleyna isugu halleeya xooggooda badan aawadiis, laakiinse aan Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil fiirin, oo aan Rabbigana innaba doondoonin.

Ishacyaah 43:2 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 43:2 (SOM) »
Markaad biyaha dhex maraysaan waan idinla jiri doonaa, oo markaad webiyaasha dhex qaadaysaanna idinma qarqin doonaan, markaad dabka ku dhex socotaanna, ma guban doontaan, ololkuna idinma qabsan doono.

Yashuuca 1:5 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 1:5 (SOM) »
Cimrigaaga oo dhan ninna isma kaa hor taagi kari doono. Sidaan Muuse ula jiray ayaan adigana kuula jiri doonaa. Kuma aan gabi doono, kumana aan dayrin doono.

Ishacyaah 8:9 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 8:9 (SOM) »
Dadyowgow, qayliya, waadna jajabi doontaan, kuwiinna dalalka fogow, dhegaysta, guntiga isku dhuujiya, waadna jajabi doontaan, guntiga isku dhuujiya, waadna jajabi doontaan.

Ishacyaah 7:14 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 7:14 (SOM) »
Haddaba Rabbiga qudhiisa ayaa calaamad idin siin doona. Bal ogaada, gabadh bikrad ah baa uuraysan doonta, oo waxay dhali doontaa wiil, oo magiciisana waxay u bixin doontaa Cimmaanuu'eel.

Taariikhdii Labaad 14:11 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 14:11 (SOM) »
Markaasaa Aasaa u qayshaday Rabbiga Ilaahiisa ah oo yidhi, Rabbiyow, adiga mooyaane ma jiro mid u kala hiilin kara kan itaalka badan iyo kan aan xoogga lahayn. Rabbiyow Ilaahayagow, na caawi, waayo, waannu isku kaa hallaynaynaa, oo magacaaga ayaannu dadkan badan ugu soo baxnay. Rabbiyow, waxaad tahay Ilaahayaga, haddaba ninna yuusan kaa adkaan.

Sabuurradii 46:11 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 46:11 (SOM) »
Rabbiga ciidammadu waa inala jiraa, Oo Ilaaha Yacquub baa magangalkeenna ah. (Selaah)

Available Bible Translations

American Standard Version
Deuteronomy 20:1 (ASV) »
King James Version
Deuteronomy 20:1 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Deuteronomy 20:1 (GW) »
World English Bible
Deuteronomy 20:1 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
व्यवस्थाविवरण 20:1 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਅਸਤਸਨਾ 20:1 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
দ্বিতীয় বিৱৰণ 20:1 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
உபாகமம் 20:1 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
अनुवाद 20:1 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ద్వితీయోపదేశ కాండము 20:1 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પુનર્નિયમ 20:1 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಧರ್ಮೋಪದೇಶಕಾಂಡ 20:1 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلتَّثْنِيَة 20:1 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברים 20:1 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Deuteronômio 20:1 (BSL) »
Reina Valera Antigua
Deuteronomio 20:1 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
申 命 记 20:1 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
申 命 記 20:1 (CUVT) »
Svenska Bibeln 1917
5 Mosebok 20:1 (SV1917) »
Библия на русском
Второзаконие 20:1 (RUSV) »
Українська Біблія
Повторення Закону 20:1 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
5 Mózes 20:1 (KAR) »
Българска Библия
Второзаконие 20:1 (BULG) »
聖書 日本語
申命記 20:1 (JPN) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »