Taariikhdii Kowaad Chapter 15 Verse 16 SOM
Taariikhdii Kowaad 15:16 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Kowaad 15:16 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Taariikhdii Kowaad 15:16 SOM
Markaasaa Daa'uud madaxdii reer Laawi ku yidhi, Walaalihiin rag ka dhex doorta inay ahaadaan niman gabayaa ah oo sita alaabtii muusikada, oo ah shareerado, iyo kataarado, iyo suxuun laysku garaaco, oo aad ha uga dhawaajiyeen oo farxad aawadeed codka kor ha u qaadeen.
View New TabSocial Share Icons
Taariikhdii Kowaad 15:16 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Taariikhdii Kowaad 15:16 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Kowaad 15:16 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Taariikhdii Kowaad 13:8 (SOM) »
Oo Daa'uud iyo reer binu Israa'iil oo dhammu waxay Ilaah hortiis ku cayaareen xooggooda oo dhan, oo gabayo, iyo kataarado, iyo shareerado, iyo dafaf, iyo suxuun laysku garaaco, iyo turumbooyin ayay ku cayaareen.

Taariikhdii Kowaad 16:42 (SOM) »
Oo waxaa iyaga la jiray Heemaan iyo Yeduutuun oo haystay turumbooyin iyo suxuun laysku garaaco oo ay leeyihiin kuwa aad wax uga dhawaajiya, iyo alaabtii lagu qaadi jiray gabayadii Ilaah, oo ilma Yeduutuunna wuxuu kaga tegey inay iridda joogaan.

Nexemyaah 12:36 (SOM) »
iyo walaalihiis oo ahaa Shemacyaah, iyo Casareel, iyo Milalay, iyo Gilalay, iyo Maacay, iyo Netoneel, iyo Yahuudah, iyo Xanaanii, iyagoo wata alaabtii muusikada oo Daa'uud oo ahaa ninka Ilaah, oo iyaga waxaa u horreeyey karraanigii Cesraa.

Taariikhdii Kowaad 23:5 (SOM) »
oo afar kunna waxay ahaayeen iridjoogayaal, oo afar kunna waxay Rabbiga ku ammaani jireen alaabtii aan u sameeyey in isaga lagu ammaano ayuu Daa'uud yidhi.

Taariikhdii Labaad 5:13 (SOM) »
oo haddana markii kuwii turumbada afuufayay iyo kuwii gabayaaga ahaaba ay luuqdii isla heleen sidii iyagoo ah isku nin, si ay u sameeyaan cod keliya oo laga maqlo Rabbiga ammaaniddiisa iyo ku-mahadnaqiddiisa, oo markay codkoodii kor u qaadeen oo ay ka dhawaajiyeen turumbooyinkii iyo suxuuntii laysku garaacayay iyo alaabtii muusikada, oo ay Rabbiga ammaaneen iyagoo leh, Wuu wanaagsan yahay, waayo, naxariistiisu way raagtaa weligeedba, ayaa daruuri ka buuxsantay gurigii Rabbiga,

Cesraa 3:10 (SOM) »
Oo kuwii gurigii dhisayay markay aasaaskii macbudka Rabbiga dhigeen waxaa istaagay wadaaddadii iyagoo dharkoodii xidhan oo turumbooyin wata, iyo kuwii reer Laawi oo ahaa ilma Aasaaf oo haysta suxuun laysku garaaco, inay Rabbiga ammaanaan sidii uu ahaa amarkii Daa'uud oo ahaa boqorkii reer binu Israa'iil.

Cesraa 7:24 (SOM) »
Oo weliba waxaannu ku ogeysiinaynaa inaanay xalaal ahaan doonin in gabbaro, canshuur, amase baad toona la saaro wadaaddada, iyo kuwa reer Laawi, iyo nimanka gabayaaga ah, iyo irid-dhawryada, iyo reer Netiiniim, iyo addoommada gurigan Ilaah midkoodna.

Taariikhdii Labaad 30:12 (SOM) »
Oo weliba dadka Yahuudahna waxaa la jirtay Rabbiga gacantiisii inay isku qalbi ahaadaan oo ay sameeyaan amarkii boqorka iyo kii amiirradiisa oo ahaa Eraygii Rabbiga.

Tiitos 1:5 (SOM) »
Sababtaas daraaddeed ayaan Kereetee kaaga dhex tegey inaad hagaajisid waxyaalaha hadhay iyo inaad waayeello magaalo walba ka dooratid sidaan kuugu amray,

Taariikhdii Kowaad 15:27 (SOM) »
Oo Daa'uudna wuxuu xidhnaa dhar aad u wanaagsan, isaga iyo kuwii reer Laawi oo sanduuqa qaaday oo dhan, iyo nimankii gabayaaga ahaa, iyo Kenanyaah oo ahaa madaxdii gabayga oo la jiray nimankii gabayaaga ahaa, oo Daa'uudna wuxuu qabay eefod maro wanaagsan ah.

Taariikhdii Kowaad 15:12 (SOM) »
oo wuxuu ku yidhi, Idinku waxaad tihiin madaxdii qolooyinka reer Laawi, haddaba idinka iyo walaalihiinba isdaahiriya si aad sanduuqii Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil ugu soo qaaddaan meeshii aan u hagaajiyey.

Taariikhdii Kowaad 6:31 (SOM) »
Kuwanuna waa kuwii Daa'uud u sarraysiiyey hawshii gabayga oo gurigii Rabbiga ku dhex jirtay markii sanduuqii axdiga meeshaas la dhigay dabadeed.
Available Bible Translations
1 Chronicles 15:16 (ASV) »
1 Chronicles 15:16 (KJV) »
1 Chronicles 15:16 (GW) »
1 Chronicles 15:16 (BSB) »
1 Chronicles 15:16 (WEB) »
1 Chroniques 15:16 (LSG) »
1 Chronik 15:16 (LUTH1912) »
1 इतिहास 15:16 (HINIRV) »
1 ਇਤਿਹਾਸ 15:16 (PANIRV) »
1 বংশাৱলি 15:16 (BENIRV) »
1 நாளாகமம் 15:16 (TAMIRV) »
1 इतिहास 15:16 (MARIRV) »
1 దినవృత్తాంతాలు 15:16 (TELIRV) »
1 કાળવૃતાંત 15:16 (GUJIRV) »
1 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 15:16 (KANIRV) »
١ أخبار 15:16 (AVD) »
דברי הימים א 15:16 (HEB) »
1 Sử Ký 15:16 (VIE) »
1 Crónicas 15:16 (RVA) »
1 Cronache 15:16 (RIV) »
历 代 志 上 15:16 (CUVS) »
歷 代 志 上 15:16 (CUVT) »
1 Kronikave 15:16 (ALB) »
1 Krönikeboken 15:16 (SV1917) »
1 Паралипоменон 15:16 (RUSV) »
1 хроніки 15:16 (UKR) »
1 Krónika 15:16 (KAR) »
1 Летописи 15:16 (BULG) »
歴代志上 15:16 (JPN) »
1 Krønikebok 15:16 (NORSK) »
1 Nyakati 15:16 (SWHULB) »
1 Kronik 15:16 (POLUBG) »
1 Kronieken 15:16 (NLD) »
1 Krønikebog 15:16 (DA1871) »
Taariikhdii Kowaad 15 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






